26/05/2026
๐๐๐ฆ๐๐๐ฅ๐ฒ๐๐๐ ๐๐ฎ๐ง๐๐๐ฌ๐ข๐๐๐๐๐ ๐๐ข๐ข๐๐ฎ๐ฅ-๐๐๐ฑ๐,
๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐ ๐
Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Dowladda Puntland Mudane Cumar Cabdisamad Yusuf Dhuux ayaa Hambalyo diirran u diray ๐๐ฎ๐ง๐๐๐ฌ๐ข๐๐๐๐๐ ๐๐ข๐ข๐๐ฎ๐ฅ-๐๐๐ฑ๐, Ee Sanadka ๐๐๐๐ ee Hijriga Shaqaalaha Wasaaradda Beeraha iyo Guud ahaan Shacabka reer Puntland.
Wasiirku wuxuu Alle ka baryay inuu naga aqbalo cibaadadii iyo acmaashii wanaagsanaa ee aynu soo gudanay Maalmihii khayr iyo ajarka badnaa, sidoo kale wuxuu Shacabka u rajeeyey inay ku ciidaan Farxad, Caafimaad iyo nabadgelyo.
โ DHAMMAAD โ
XAFIISKA WARFAAFINTA IYO XIRIIRKA DADWEYNAHA EE WASAARADDA BEERAHA IYO WARAABKA DPL