Kaalo Aid and Development

Kaalo Aid and Development Kaalo Aid and Development Organization (KAD) is a non profit local NGO operates across Somalia

Agaasimaha hayโ€™adda KAALO, Mohamud Hamid Hamid, ayaa ka qeyb galay Bandhigga 1-aad ee Wax-soo-saarka Timirta Puntland, o...
02/09/2026

Agaasimaha hayโ€™adda KAALO, Mohamud Hamid Hamid, ayaa ka qeyb galay Bandhigga 1-aad ee Wax-soo-saarka Timirta Puntland, oo lagu soo bandhigay wax-soo-saarka iyo fursadaha horumarineed ee ka jira waaxda timirta ee Puntland.

Guddoomiyaha ayaa bogaadiyey dadaallada lagu horumarinayo wax-soo-saarka gudaha, isagoo xusay muhiimadda ay leedahay taageeridda beeraleyda iyo kobcinta wax-soo-saarka timirta, taas oo door muhiim ah ka qaadan karta sugnaanta cuntada, shaqo-abuurka iyo koboca dhaqaalaha Puntland.

02/09/2026

Hayโ€™adda KAALO, oo kaashanaysa Diakonia sweden iyo Puntland Ministry of agriculture, ayaa taageero weyn ka gaysatay xoojinta Waxsoosaarka Beeraha, iyo hormarinta hab-nololeedka iyo adkaysiga bulshada ku nool deegaanada Dharoor iyo Dharjaale ee Degmada Iskushuban.

๐ŸŒพ๐Ÿ’ง Mashruucu wuxuu diiradda saarayaa waxsoosaarka beeraha ๐ŸŒฑ xoojinta adkaysiga bulshada, horumarinta hab-nololeed waara iyo dhiirrigelinta wada-noolaanshaha nabadeed ee bulshooyinka ay saameeyeen dhibaatooyinka cimiladu.

๐ŸŽฅ Daawo muuqaalka si aad u aragto saameynta mashruuca iyo natiijooyinka laga gaaray bulshada.

 : Hayโ€™adda Kaalo Aid and Development ayaa magaalada Baargaal ku soo gabagabeysay tababar muddo afar maalmood ah socday,...
01/09/2026

: Hayโ€™adda Kaalo Aid and Development ayaa magaalada Baargaal ku soo gabagabeysay tababar muddo afar maalmood ah socday, kaas oo ku saabsanaa Isla-Xisaabtanka Bulsho ee Loo Dhan Yahay (Inclusive Social Accountability โ€“ ISA Process).

๐Ÿ‘ฅ Tababarka waxaa loo qabtay xaqlayaasha (Right Holders) oo ka kala socday ururka dhalinyarada, ururka haweenka, ganacsatada, odayaasha dhaqanka, culimada, guddiga horumarinta iyo dadka qaba baahiyaha gaarka ah ee degmada Baargaal.

๐ŸŽฏ Tababarku wuxuu diiradda saarayay kor u qaadidda fahamka iyo awoodda bulshada ee isla-xisaabtanka, daahfurnaanta, ka-qaybgalka bulshada iyo bixinta adeegyo dadweyne oo loo dhan yahay.

๐Ÿ˜๏ธ Ugu dambayn, waxaa la dhisay Guddiga Isla-Xisaabtanka Heer Degmo, kaas oo metelaya bulshada, kana qaybqaadan doona qiimeynta iyo mudnaansiinta baahiyaha bulshada.

๐ŸŒ Tababarkani wuxuu qayb ka yahay Mashruuca Dowlad-Wanaag, waxaana looga golleeyahay xoojinta wada-shaqaynta Dowladda Hoose iyo bulshada, si loo helo maamul hufan, isla-xisaabtan leh, kana jawaaba baahiyaha bulshada.

๐ƒ๐š๐ฐ๐ฅ๐š๐-๐ฐ๐š๐ง๐š๐š๐  ๐๐ซ๐จ๐ฃ๐ž๐œ๐ญ.
UK in Somalia Somalia Stability Fund Kaalo Aid and Development Ministry of Interior - Puntland Dawlada Hoose ee Degmada Baargaal

๐Ÿค๐—๐จ๐จ๐ฃ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ฐ๐š๐๐š๐ก๐š๐๐š๐ฅ๐ค๐š ๐›๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐ž๐ž ๐ค๐ฎ ๐š๐š๐๐š๐ง ๐ฃ๐จ๐จ๐ฃ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐†๐ฎ๐๐ง๐ข๐ข๐ง๐ค๐š ๐†๐š๐›๐๐ก๐š๐ก๐š ๐…๐†๐Œ/๐‚๐„๐…๐ŒMahruuca hay'adda KAALO ee FGM-CEFM, Waji...
31/08/2026

๐Ÿค๐—๐จ๐จ๐ฃ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ฐ๐š๐๐š๐ก๐š๐๐š๐ฅ๐ค๐š ๐›๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐ž๐ž ๐ค๐ฎ ๐š๐š๐๐š๐ง ๐ฃ๐จ๐จ๐ฃ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐†๐ฎ๐๐ง๐ข๐ข๐ง๐ค๐š ๐†๐š๐›๐๐ก๐š๐ก๐š ๐…๐†๐Œ/๐‚๐„๐…๐Œ

Mahruuca hay'adda KAALO ee FGM-CEFM, Wajiga 4aad, ay taageerto NCA ayaa magaalada Garoowe ku qabatay kulan dib-u-eegis ah oo socday laba maalmood, kaas oo ku saabsanaa Wadahadallada Bulshada (Community Conversation โ€“ CC). ๐Ÿ“…๐Ÿ“

๐Ÿ‘ฅ Kulanka waxaa ka qaybgalay xubno ka tirsan fududeeyayaasha Wadahadallada Bulshada ee ka kala yimid deeganada Sin-u-Jiif, Qarxis, Eyl, Dhiganle iyo Garoowe, kuwaas oo dib u milicsaday khibradahooda ku aaddan hirgelinta Wadahadallada Bulshada, isla markaana wadaagay casharradii laga bartay, hab-dhaqannadii wanaagsanaa, caqabadihii lala kulmay iyo xalal wax-ku-ool ah.

๐Ÿ”„ Kulanku wuxuu sidoo kale fursad muhiim ah u ahaa in lagu qiimeeyo horumarka la sameeyay, iyadoo wareegga hadda socda ee Wadahadallada Bulshadu uu ku dhow yahay dhammaadkiisa, laguna bandhigo talooyinka muhiimka ah iyo casharrada laga bartay waayo-aragnimada hirgelinta wadahadalada Bulshada.

๐Ÿ’ฌ Iyadoo la xoojinayo wada-hadalka bulshada, KAALO iyo bahwadaagteedu waxay sii wadi doonaan dadaallada lagu taageerayo bulshooyinka si looga hortago, loogana shaqeeyo joojinta Gudniinka Fircooniga ah (FGM) iyo Guurka Carruurta, iyo Guurka Qasabka ah (CEFM). โœŠ๐ŸŒ

NCA Somalia Ministry of Women Development & Family Affairs Kaalo Aid and Development

๐ŸŒฑ ๐Œ๐š๐ฌ๐ก๐ซ๐ฎ๐ฎ๐œ๐š ๐—๐จ๐จ๐ฃ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š ๐Œ๐ข๐ฒ๐ข๐ ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ฎ ๐€๐๐ค๐š๐ฒ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐ˆ๐ฌ๐›๐ž๐๐๐ž๐ฅ๐ค๐š ๐‚๐ข๐ฆ๐ข๐ฅ๐š๐๐š (๐‚๐‘๐‘๐‚)๐Ÿ“… ๐Ÿ๐Ÿ” ๐€๐ ๐จ๐จ๐ฌ๐ญ๐จ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”, Hay'adda KAALO, oo...
19/08/2026

๐ŸŒฑ ๐Œ๐š๐ฌ๐ก๐ซ๐ฎ๐ฎ๐œ๐š ๐—๐จ๐จ๐ฃ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š ๐Œ๐ข๐ฒ๐ข๐ ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ฎ ๐€๐๐ค๐š๐ฒ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐ˆ๐ฌ๐›๐ž๐๐๐ž๐ฅ๐ค๐š ๐‚๐ข๐ฆ๐ข๐ฅ๐š๐๐š (๐‚๐‘๐‘๐‚)

๐Ÿ“… ๐Ÿ๐Ÿ” ๐€๐ ๐จ๐จ๐ฌ๐ญ๐จ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”, Hay'adda KAALO, oo kaashanaysa Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee Puntland, ayaa qabatay Kulanka daahfur-ka iyo wada tashiga mashruuca "CRRC".

๐Ÿค Kulanka waxaa kasoo qeyb-galay daneeyayaasha mashruuca, waxaana la gorfeeyay ujeeddooyinka iyo natiijooyinka laga filayo mashruuca, lana sahmiyey fursadaha iskaashi iyo waxqabad ee wadajirka ah ee lagu hormarinayo awoodda bulshooyinka reer Miyyiga ee dhanka adkaysiga saameynta isbeddelka cimilada.

๐ŸŒพ Mashruuca CRRC wuxuu diiradda saarayaa taageeridda bulshooyinka miyyiga ah islamarkaana awood u siinaya sidii ay uga hortagi lahaayeen ulana qabsan lahaayeen saameynta isbeddelka cimilada, iyadoo la xoojinayo:

๐Ÿ”น Nolol-maalmeedkooda iyo ilaha dhaqaale ay ku tiirsanyihiin
๐Ÿ”น Sugnaanta cuntada
๐Ÿ”น Beeraha waara iyo kuwa u adkaysta cimilada
๐Ÿ”น Adkaysiga bulshooyinka
๐Ÿ”น La-qabsiga caqabadaha ka dhasha isbeddelka cimilada

๐ŸŒ ๐ˆ๐ฌ๐ค๐ฎ๐๐ฎ๐ฎ๐›๐ง๐š๐š๐ง ๐ข๐ฒ๐จ ๐ข๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข ๐ฑ๐จ๐จ๐ ๐ ๐š๐ง, ayaan ku gaari karna dhisidda adkaysiga bulshada reer miyyiga islamarkaana loo hormarin karaa noloshooda.

๐ŸคMashruucan waxaa maalgelinaya "NORAD", waxaana fulinaya Development Fund Norway iyo hay'adda Kaalo Aid and Development

Puntland Ministry of agriculture and irrigation -MOAI

๐ŸŒ ๐—๐ฎ๐ฌ๐ค๐š ๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐‚๐š๐š๐ฅ๐š๐ฆ๐ข๐ ๐š ๐š๐ก ๐ž๐ž ๐๐š๐ง๐ขโ€™๐š๐š๐๐š๐ง๐ญ๐ข๐ง๐ข๐ฆ๐š๐๐š | ๐Ÿ—“๏ธ ๐Ÿ๐Ÿ— ๐€๐ ๐จ๐จ๐ฌ๐ญ๐จMaanta, waxaan maamuusaynaa geesinimada, dadaalka iyo...
19/08/2026

๐ŸŒ ๐—๐ฎ๐ฌ๐ค๐š ๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐‚๐š๐š๐ฅ๐š๐ฆ๐ข๐ ๐š ๐š๐ก ๐ž๐ž ๐๐š๐ง๐ขโ€™๐š๐š๐๐š๐ง๐ญ๐ข๐ง๐ข๐ฆ๐š๐๐š | ๐Ÿ—“๏ธ ๐Ÿ๐Ÿ— ๐€๐ ๐จ๐จ๐ฌ๐ญ๐จ

Maanta, waxaan maamuusaynaa geesinimada, dadaalka iyo kartida uheelanayaasha arrimaha baniโ€™aadantinimada iyo bulshooyinka iska kaashanaya taageeridda dadka ay saameeyeen dhibaatooyinka iyo xaaladaha qalalaasaha ah ee ka jira dunida.

Kaalo Aid, waxaa ka goโ€™an inay bixiso gargaar baniโ€™aadantinimo, loo siman yahay, isla markaana la xoojiyo adkaysiga, sharafka iyo awoodda bulshooyinka nugul ee gudaha Soomaaliya. ๐Ÿคโค๏ธ

"๐‘บ๐’Š ๐’˜๐’‚๐’…๐’‚๐’‹๐’Š๐’“ ๐’‚๐’‰, ๐’˜๐’‚๐’™๐’‚๐’‚๐’ ๐’…๐’‰๐’Š๐’”๐’Š ๐’Œ๐’‚๐’“๐’๐’‚๐’‚ ๐’‚๐’…๐’Œ๐’‚๐’š๐’”๐’Š, ๐’˜๐’‚๐’™๐’‚๐’‚๐’๐’๐’‚ ๐’‚๐’ƒ๐’–๐’–๐’“๐’Š ๐’Œ๐’‚๐’“๐’๐’‚๐’‚ ๐’“๐’‚๐’‹๐’ ๐’Š๐’š๐’ ๐’™๐’‚๐’ ๐’˜๐’‚๐’‚๐’“๐’‚"

๐Ÿ“ข ๐Š๐ฎ๐ฅ๐š๐ง ๐–๐š๐๐š๐ญ๐š๐ฌ๐ก๐ข ๐Š๐ก๐ฎ๐›๐š๐ซ๐จ ๐š๐ก ๐จ๐จ ๐ค๐ฎ ๐’๐š๐š๐›๐ฌ๐š๐ง ๐‚๐ข๐ซ๐ข๐›๐ญ๐ข๐ซ๐ค๐š ๐†๐ฎ๐๐ง๐ข๐ข๐ง๐ค๐š ๐†๐š๐›๐๐ก๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐“๐š๐œ๐š๐๐ข๐ ๐š ๐ก๐š๐ฐ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š.KAALO, oo taageero ka hel...
13/08/2026

๐Ÿ“ข ๐Š๐ฎ๐ฅ๐š๐ง ๐–๐š๐๐š๐ญ๐š๐ฌ๐ก๐ข ๐Š๐ก๐ฎ๐›๐š๐ซ๐จ ๐š๐ก ๐จ๐จ ๐ค๐ฎ ๐’๐š๐š๐›๐ฌ๐š๐ง ๐‚๐ข๐ซ๐ข๐›๐ญ๐ข๐ซ๐ค๐š ๐†๐ฎ๐๐ง๐ข๐ข๐ง๐ค๐š ๐†๐š๐›๐๐ก๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐“๐š๐œ๐š๐๐ข๐ ๐š ๐ก๐š๐ฐ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š.

KAALO, oo taageero ka helaysa NCA iyo GIZ, ayaa qabatay kulan wadatashi khubaro ah oo lagu dardargelinayo dadaallada lagu soo afjarayo Gudniinka Gabdhaha (FGM) iyo Tacaddiyada ku Salaysan Jinsiga (GBV).

๐Ÿ‘ฅ Kulanka waxaa ka qaybgalay Culimaaโ€™u-diinka, xirfadlayaal caafimaadka, dhakhaatiir cilmi-nafsiga ah, khubaro sharci iyo daneeyayaal kale, kuwaas oo la wadaagay aragtiyo cad cad oo ku salaysan saamaynta FGM iyo GBV iyo caadooyinka bulshada ee guracan.

๐ŸŽฏ Ujeeddadu waxay ahayd in la xoojiyo wacyiga bulshada, aragtiyada wanaagsan iyo ka goโ€™naanshaha ka tanaasulidda FGM iyo GBV, iyadoo la adeegsanayo xog iyo aragtiyo khubaro oo dhaqan ahaan ku habboon.

๐Ÿ›๏ธ Kulanka waxaa furay Wasaaradda Haweenka, iyadoo ay sidoo kale ka qaybgaleen xubno ka socday GIZ.

๐Ÿค Dooduhu waxay muujinayeen muhiimadda iskaashi joogto ah oo dhex mara dowladda, bulshada rayidka ah, culimaaโ€™u-diinka, xirfadlayaasha, bulshada, NCA, GIZ iyo KAALO si loo gaaro isbeddel bulsho oo waara.

Ministry of Women Development & Family Affairs NCA Somalia Kaalo Aid and Development

06/08/2026

๐Ÿ“š ๐–๐š๐ฑ๐›๐š๐ซ๐š๐ฌ๐ก๐š๐๐ฎ ๐ฐ๐š๐š ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐š๐ก๐š ๐ฆ๐ฎ๐ฌ๐ญ๐š๐ช๐›๐š๐ฅ ๐ข๐Ÿ๐š๐ฒ๐š.

Hay'adda KAALO ayaa xoojisay tayada iyo awoodda waxbarasho ee carruurta dhigata 4 dugsi oo ku kala yaal Garowe, Budunbuto, iyo Qabaal, iyadoo la bixiyay taageero sare loogu qaadayo๐ŸŽ Nafaqada ardayda iyo ๐Ÿ“– awoodda akhriska ๐Ÿ‘“iyo fahamka.

๐Ÿ‘ง๐Ÿ‘ฆ Mashruucan waxaa si toos ah uga faaโ€™iideystay in ka badan 750 arday, isagoo gacan ka geystay horumarinta waxbarashadooda iyo kobcinta fursadahooda mustaqbalka. ๐ŸŒŸ

Hindisahaan waxaa taageeray Dansk Folkehjรฆlp, waxaana fulisay hay'adda Kaalo Aid and Development

.

๐ŸŽ“๐Ÿ”Œ ๐—๐š๐Ÿ๐ฅ๐š๐๐๐š ๐๐š๐ฅ๐ข๐ง-๐ฃ๐š๐›๐ข๐ง๐ญ๐š ๐Œ๐š๐ฑ๐š๐›๐ข๐ข๐ฌ๐ญ๐š ๐›๐š๐ซ๐ญ๐š๐ฒ ๐—๐ข๐ซ๐Ÿ๐š๐๐š๐ก๐š ๐…๐š๐ซ๐ฌ๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐†๐š๐œ๐š๐ง๐ญ๐š ๐ž๐ž ๐Œ๐จ๐ ๐š๐๐ข๐ฌ๐ก๐จ.Hay'adda KAALO ayaa si guul leh u s...
04/08/2026

๐ŸŽ“๐Ÿ”Œ ๐—๐š๐Ÿ๐ฅ๐š๐๐๐š ๐๐š๐ฅ๐ข๐ง-๐ฃ๐š๐›๐ข๐ง๐ญ๐š ๐Œ๐š๐ฑ๐š๐›๐ข๐ข๐ฌ๐ญ๐š ๐›๐š๐ซ๐ญ๐š๐ฒ ๐—๐ข๐ซ๐Ÿ๐š๐๐š๐ก๐š ๐…๐š๐ซ๐ฌ๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐†๐š๐œ๐š๐ง๐ญ๐š ๐ž๐ž ๐Œ๐จ๐ ๐š๐๐ข๐ฌ๐ก๐จ.

Hay'adda KAALO ayaa si guul leh u soo agaasintay munaasabadda xafladda qalin-jabisay 60 maxbuus oo dhammaystay tababarka xirfadaha farsamada korontada iyo kharkhaanka, kaas oo socday 3 bilood kana dhacay xabsiga wayn ee MPCC, Mogadishu.

๐Ÿค Barnaamijkan waxaa fulisay KAALO oo kaashanaysa Wasaaradda Caddaaladda iyo Arimaha Dastuurka, Taliska Asluubta, iyadoo qayb ka ah dadaallada lagu horumarinayo dib-u-habaynta, dib-u-dhexgalka bulshada, iyo fursadaha nololeed ee maxaabiista.

๐Ÿ‘ฅ Xafladda waxaa ka soo qeyb galay wasiiru dowlaha Wasaarada cadaalada iyo Arrimaha Dastuurka, Taliyaha guud ee Asluubta, xeer ilaalinta, agaasimayaal, iyo wakiillo ka socda UN, ururrada bulshada rayidka ah, qurba joogta.

Sidoo kale waxaa la daahfurey wajiga 2aad ee tababarka farsamada gacanta. Tababarkani wuxuu maxaabiista ku qalabeeyaa xirfado wax-ku-ool ah si ay u helaan nolol waarta uguna soo laabtaan bulshada si guul leh marka ay xoriyadooda dib u helaan.

๐Ÿ… Qalin-jabiyeyaashu waxay heleen shahaadooyin, abaalmarino, qalab koronto iyo Kharlhaarno si ay uga faaโ€™iidaystaan xirfadahooda cusub.

Intii ay socotay munaasabaddu, masuuliyiintu waxay ku ammaaneen KAALO dadaalkeeda ku aaddan horumarinta nolosha maxaabiista iyo xoojinta dib-u-habaynta nidaamka asluubta Soomaaliya.

๐Ÿ“Œ Hindisahan waxaa lagu fuliyey taageerada Midowga Yurub "European Union in Somalia" โš–๏ธโœจ

Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS Kaalo Aid and Development

๐ŸŒฑ๐Ÿšœ ๐ƒ๐ก๐š๐ซ๐จ๐จ๐ซ, ๐Ÿ๐Ÿ‘ ๐‰๐ฎ๐ฅ๐ฒ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”Hayโ€™adda KAALO, iyadoo kaashanaysa Diakonia iyo Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Puntland, ayaa s...
24/07/2026

๐ŸŒฑ๐Ÿšœ ๐ƒ๐ก๐š๐ซ๐จ๐จ๐ซ, ๐Ÿ๐Ÿ‘ ๐‰๐ฎ๐ฅ๐ฒ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”

Hayโ€™adda KAALO, iyadoo kaashanaysa Diakonia iyo Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Puntland, ayaa si rasmi ah ugu wareejisay cagaf beereed beeraleyda deegaanka Dharoor.

Tallaabadan ayaa qayb ka ah dadaallada lagu xoojinayo wax-soo-saarka beeraha, korna loogu qaadayo isku-filnaanshaha cuntada, iyo taageeridda hab-nololeedka bulshada ku tiirsan beeraha. ๐ŸŒพ๐Ÿ’š

KAALO iyo bah-wadaaggeeda waxay sii wadi doonaan hirgelinta mashaariic horumarineed oo kor u qaadaya wax-soo-saarka beeraha, adkaysiga bulshada, iyo horumarka nololeed ee beeraleyda.

Puntland Ministry of agriculture and irrigation -MOAI

Address

Garowe
252

Telephone

0907794076

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kaalo Aid and Development posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Kaalo Aid and Development:

Shortcuts

Share