Gabiley National Library and Community Center

Gabiley National Library and Community Center Gabiley National Library waa maktabad casriya oo ka qayb qaadan doonta kobcinta garaadka.

22/08/2026

Abwaan Saar Iyo Ismaaciil Ubax oo dadweynaha Gabiley

Sawiradda qaybti 2aad.Abwaan Saar Iyo Ismaaciil Ubax oo dadweynaha Gabiley
22/08/2026

Sawiradda qaybti 2aad.

Abwaan Saar Iyo Ismaaciil Ubax oo dadweynaha Gabiley

Sawiradda qaybti 1aad.Abwaan Saar Iyo Ismaaciil Ubax oo dadweynaha Gabiley
22/08/2026

Sawiradda qaybti 1aad.
Abwaan Saar Iyo Ismaaciil Ubax oo dadweynaha Gabiley

Habeenka Abwaan Saar iyo Gabiley
19/08/2026

Habeenka Abwaan Saar iyo Gabiley

Maktabadda Qaranka Gabiley waxay si sharaf leh idiinku martiqaadaysaa caawa Bandhigga Buugga “Guusha Gabadha”.  Bandhiga...
17/08/2026

Maktabadda Qaranka Gabiley waxay si sharaf leh idiinku martiqaadaysaa caawa Bandhigga Buugga “Guusha Gabadha”. Bandhiga buugga waxa wehelinaysa Sawda Qaalib.

Ka soo qayb gal wanaagsan caawa iyo reer Gabiley

Taariikh:17 Agoosto 2026
⏰ Waqtiga:6:00 PM
📍 Goobta:Gabiley Library

Xafflada Sanad Guurada Ururka Hoobaan Youth development organization
14/08/2026

Xafflada Sanad Guurada Ururka Hoobaan Youth development organization

Xaflada Sanad Guurada Ururka Hoobaan
13/08/2026

Xaflada Sanad Guurada Ururka Hoobaan

Maayarka degmada Gabiley oo uu wehelinyo Xoghayaha Fulintu oo kulan la qaatay maamulka iyo shaqaalaha Maktabadda Qaranka...
09/08/2026

Maayarka degmada Gabiley oo uu wehelinyo Xoghayaha Fulintu oo kulan la qaatay maamulka iyo shaqaalaha Maktabadda Qaranka Gabiley.

📢 OGAYSIIS – TABABARKA MAAREYNTA IYO LA TACAALIDDA DHAAWACYADA SHILALKAUrurka Dhakhaatiirta Somaliland (SLMA) waxa uu ma...
09/08/2026

📢 OGAYSIIS – TABABARKA MAAREYNTA IYO LA TACAALIDDA DHAAWACYADA SHILALKA

Ururka Dhakhaatiirta Somaliland (SLMA) waxa uu magaalada Gabiley ku qabanayaa tababar ku saabsan habka loo maareeyo dhaawacyada ka dhasha shilalka.

Ka faa’iidayso fursaddan muhiimka ah oo kor u qaad aqoontaada iyo xirfadaada maaraynta bukaannada dhaawacyada qaba.

Date: 14 August 2026
Time: 8:00AM-5PM
Goobta: Gabiley National Library

📝 Isdiiwaangelinta ka samee halkan:

https://forms.gle/uVkoLXuvWYWRdquYA

Address

Gabiley Street NO. 1
Gebiley

Opening Hours

Monday 08:00 - 21:40
Tuesday 08:00 - 21:40
Wednesday 08:00 - 21:40
Thursday 08:00 - 21:40
Saturday 08:00 - 21:40
Sunday 08:00 - 21:40

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gabiley National Library and Community Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Gabiley National Library and Community Center:

Shortcuts

Share

Category