Center for Democracy & Governance-CDG

Center for Democracy & Governance-CDG The Center for Democracy and Governance (CDG) is an
independent center that promotes the advancement of democracy and good governance.

By deepening of democracy and works to contribute to Democracy, peace and security in the Horn of Africa.

📢 NOTICE | POLICY DISCUSSIONCDG is pleased to host a policy discussion on:“Somaliland in the Red Sea Geopolitical Arena:...
13/08/2026

📢 NOTICE | POLICY DISCUSSION

CDG is pleased to host a policy discussion on:
“Somaliland in the Red Sea Geopolitical Arena: Object, Subject, and Strategic Agency in Great Power Competition.”

🎙️ Presenter: Dr. Nasir M. Ali

Peace & Governance Expert, Laasgeel Academy

📅 Date: 15 August 2026
🕟 Time: 4:30 PM – 6:30 PM
📍 Venue: CDG Hall

CDG team

Xarunta Dimuqraadiyadda iyo Maamul-wanaagga (CDG) ayaa maanta qaabishay wafdi sare oo ka socday dalka Denmark, kaas oo u...
12/08/2026

Xarunta Dimuqraadiyadda iyo Maamul-wanaagga (CDG) ayaa maanta qaabishay wafdi sare oo ka socday dalka Denmark, kaas oo uu hoggaaminayay Danjire Steen Sonne Andersen, si ay uga yeeshaan kulan wax-ku-ool ah xaaladda guud ee Somaliland.

Kulanka ayaa si gaar ah diiradda loogu saaray xaaladda siyaasadda, nabadda iyo xasilloonida, doorashooyinka, geeddi-socodka dimuqraadiyadda, iyo doorka ururrada bulshada rayidka ah (CSOs) ee xoojinta maamul-wanaagga, isla-xisaabtanka iyo ka-qaybgalka muwaadiniinta.

Agaasimaha CDG, Mudane Abdirahman Warsame, ayaa wafdiga si faahfaahsan uga warbixiyay xaaladda siyaasadeed iyo geeddi-socodka dimuqraadiyadeed ee Somaliland, isaga oo sidoo kale dul istaagay fursadaha jira, caqabadaha horyaalla, iyo doorka muhiimka ah ee bulshada rayidka ah ee horumarinta wada-hadalka, nabadda, ka-qaybgalka bulshada, isla-xisaabtanka iyo dimuqraadiyadda loo dhan yahay.

02/08/2026

Sharaxaad Kooban: Gargaarka Deeqaha Dibadda, lahaanshaha Maxalliga ah iyo sidii loo gaadhi lahaa Isku-filnaanshaha Gudaha ee Somaliland.

Agaasimaha Xarunta CDG
Abdirahman Warsame

Agaasimaha Xarunta CDG Abdirahman Warsame ayaa xalay ka qayb galey dood Cilmiyeed ku saabsan dib u qiimeynta deeqaha caa...
01/08/2026

Agaasimaha Xarunta CDG Abdirahman Warsame ayaa xalay ka qayb galey dood Cilmiyeed ku saabsan dib u qiimeynta deeqaha caalamiga iyo doorka Somaliland ay kaga jiraan. Dooda oo ka dhacday Maktabada Gabiley waxaana soo agaasimay Madasha Haldoor oo ay ku midaysan yihiin aqoonyahano.

Doodaas ayaa aad loogu falanqeeyay doorkii ay Somaliland kaga jirtay deeqaha dibadu xiliyaddii Nabad dhiska, Dawlad dhiska iyo horumarka oo ah ka aan imika ku jirno.

Ugu dambeyntii suaalo ayaa halkaas lagu weydiiyay masuuliyiintii dooda ka qayb galay.

30/07/2026

"Cadhuurtani waxay saameyn ku yeelanaysaa qofkii wax iibsanayay iyo Suuqiiba"

Bashiir Maxamed

29/07/2026

" Adeeg bixinta Dowladda waa inay iyadana barbar socotaa cida hantida Dowladda lunsata in lala xisaabtamo"

Khadar Diiriye

29/07/2026

" Mishiinka shaqadda wasaaradaha dhaqaajiyaa waa awoodda shaqaalaha"

Maxamed Yousuf

28/07/2026

" Waxay ka deg degtay Wasaarada maaliyadu inay Bulshada la tashato intaanay Cashuurta soo rogin"

Abdilahi Mohamed ( Xaquuq)

28/07/2026

"Dadka fahamkooda iyo garaadkoodu wuu is badalay oo wuu korayaa, xukuumadu waa inay la socoto falcelin intee leeg ayuu soo celinayaa waxanay soo kordhinayaan"

Salma Sh. Abdirahman

27/07/2026

" Wakhtiyada dalalku xaaladahan oo kale ku jiro, cashuurtii h**e ayaa la dhimaa waliba waxyaabaha asaasiga nolosha u ah cashuurta waa laga dhaafa iyadoo cashuurta la saaro waxyaabaha aan daruuriga ahayn"

Abdirahman Osman

Address

Badacas
Hargeisa

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 17:00
Wednesday 08:00 - 17:00
Thursday 08:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 17:00

Telephone

+252634425849

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Center for Democracy & Governance-CDG posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Center for Democracy & Governance-CDG:

Shortcuts

Share