Mubaarak cabdi awdaahir

Mubaarak cabdi awdaahir mubaarak cabdi awdaahir

17/03/2022

madaxweynihii iyo warkiisii
halkuu ku danbeeyey
yu la kulmayaa barina

dunidan isbedeshayee dadkeedii waashee daluun dheerka tuuray murtidii....dantoodii halawdee..durbaan hebel tumay...daba ...
24/08/2021

dunidan isbedeshayee
dadkeedii waashee
daluun dheerka tuuray murtidii....

dantoodii halawdee..
durbaan hebel tumay...
daba dhaqaaqeee....

doorkay lahaayeen
dareemi waayeen maxaa
doorshay duulkan ....
....

duulaan qof aan ahayn bay
daba dhaqaaqeenooy
dibin daabyo geliyeenoo....

darajadii ka qaadeenoo
daal aanu mudan iyo
dul saareen duruuf adag...

danbigaad fasheen
daa,inbaa arkoo
dadka idin ka qaban.......................

ninba ceesaantii ceel gaysay shinbirina codkeed ciday nin calaacalayna ceeb muday ninka curiyey sheekada ku canaad muu l...
24/07/2021

ninba ceesaantii
ceel gaysay shinbirina
codkeed ciday nin
calaacalayna

ceeb muday ninka
curiyey sheekada ku
canaad muu lahayne
caan noqo buu lahaa hadii se la is
caydhsaday

canaan maaha sheekaduye
cadaadis ka iyo
cadhada soo dhamee
caraabi guushana.................

06/07/2021

dadnimo ninkii lehoow haka
danaysan dalkaagee
dadaal u muuji......

dadnimo ninkii lehoow
dulsaar ha u noqon ninaan kuu
damqanayne ha
dayicin dalkaagee
dib u soo noqo

danbi maad galin hadii lagu
duufsadee
ducaa kugu waajibtee
hada yicin dalkaaaga

04/07/2021

hadaf ninkii loow
Hamigaagu yuu noqon
hagardaamiyo ceeb
horumarka nin dhaafsada........

wax hagaaji mooyee
hawshaadu yay noqon
hal.bacaad lagu lisay
u hibee aqoontaada.
hadal fiicanoo wacan....

xasuuqa yaala xamar aniga xiiso uma hayoo xorbaan ka ahay xaasid kii gumaystee maatida xukun la.aan tiirka ugu xidhay in...
30/06/2021

xasuuqa yaala
xamar aniga
xiiso uma hayoo
xorbaan ka ahay

xaasid kii gumaystee maatida
xukun la.aan tiirka ugu
xidhay inuu qoorta u
xiiro daa.inbaa

xaqsooroo inaan
xoog isbidoo nabad soo
xoraysto u dhigo laabta
xabadii dhacaysiyo

xugugufta kaaraha ka
xafido dadkaygaan
xanuubadan u maroo
xiiso uma qaboo xorbaan kahay

xumaankii u qaatiyo banaan kii ka
xiiqayoow somaliland
xasishoo maantaba .waa
xor dawladuhu xusheeyaan........

somaliya waa dal ku yaal geeska africa......somaliya waxay jaaryihiin dalalka kala ah .......jamhuuriyada somaliland::::...
21/04/2021

somaliya waa dal ku yaal geeska africa......

somaliya waxay jaaryihiin dalalka kala ah .......
jamhuuriyada somaliland::::::::
kiiniya::::::::::
itobiya::::::::::::::::

hadana dalalkaa la jaarka ah way ka nasiib xuntahay.......

somaliya waa dal caydh ah::::::
somaliya waa dal musuq maasuqu hadheeyey....

somaliya dadka ku nool waa dad nolosha ka dhacsan oo masaakiin ah

waxa kale oo ku nool dadkale oo jaahiliin ah oo hadana madax ka ah

waxay ku maamulaan awood la aan
mana badali karaaan

waayo bulshada ku nool ayaaba aan fikirin

somaliya waxaa daashaday qaraxyo qaxooti

waxaa ka danaysta dawlaha reer galbeedka

ma haystan nabad galyo habayaraatee.......

ma haystaan daryeel caafimaad.
ma haystaan daryeelka waxbarashada....

ma haystaan daryeel nadaafadeed
ma haystaan daryeel cunto iyo biyaba

waxaa jaar la ah gaajada diifta leh
jahli

waxay daryeel caafimad ka helaan dalka jaarkeeda ee Somaliland

Hablahayow, halkii qoomanayd baad i qabateeneQalbigaan bugsiinaayey baad qac iga siisaaneBal qiyaasa waa taan qandhaday ...
18/04/2021

Hablahayow, halkii qoomanayd baad i qabateene

Qalbigaan bugsiinaayey baad qac iga siisaane

Bal qiyaasa waa taan qandhaday qamarey awgiine

Qarqarada jidhkaygiyo gacmuhu wayqadh-qarayane

Qalbiguu wax iga yeelayaa naaska qaawaniye

Qosolka yaryari waa waxaad nagu qaldaysaane

Inaan Eebbahay idin qatalin qariya laabtiina!

09/04/2021

madaxnimadu waa shay allah bixiyo

maaha wax xoog lagu helo

maaha wax nin orad lagu helo
lakin
ogow waa u dhalasho

Address

Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mubaarak cabdi awdaahir posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Mubaarak cabdi awdaahir:

Share