26 June Secondary School

26 June Secondary School PUBLIC SECONDARY SCHOOL

18/05/2023

Dabaal-degii 18 May.

14/03/2023

Dabbaal degga xafladda dhiiri galinta ardayda.

13/03/2023

Dhiiri gali ardaydaada

13/03/2023

Dhiiri gali ardayda

Xafladda dhiiri galinta ardayda dugsiga sare ee  26 June ee kaalmaha h**e ka galay imtixaankii kalka 1aad
11/03/2023

Xafladda dhiiri galinta ardayda dugsiga sare ee 26 June ee kaalmaha h**e ka galay imtixaankii kalka 1aad

14/01/2023

Dhamaan ardayda dugsiga sare ee 26ka June waxa la ogaysiinayaa in ay waxbarashadu furmi doonto maalinta isniinta ee Bishu tahay 16/January/2023.

Maamulka, macalimiinta, ardayda iyo shaqaalaha Dugsiga Sare ee 26 June waxay tacsi tiiraanyp leh u dirayaan Wasiirka Was...
24/12/2022

Maamulka, macalimiinta, ardayda iyo shaqaalaha Dugsiga Sare ee 26 June waxay tacsi tiiraanyp leh u dirayaan Wasiirka Wasaarada Waxbarashada iyo Sayniska Mudane Axmed Maxamed Diiriye (Toorno) oo aabihii maanta ku geeriyooday Hargaysa. Waxaaan Eebo uga baryaynaa in uu naxariistii Jano ka waraabo Ehelkiisa iyo Qaraabadiisana samir iyo iimaqn ka siiyo...

06/12/2022

Centripetal acceleration

31/03/2022

Barkhad Muxumed Maxamed waa arday dhigta 26 June Secondary School. Wuxuu hindasay gadhigan oo uu ku hawlana muddo 9 bilood ah. Waa halabuur leh karti iyo garaad aad u sareeya.

Address

GOLJANO
Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when 26 June Secondary School posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to 26 June Secondary School:

Share

Category