06/08/2025
Markaska waxa kabanaan fursad macalinimo oo labada gelin kala ah.
Shuruuda:
Shuruudan ayaa Laga rabaa macalinka marka Laga yimaado shuruuda guud Ee macruufka ah:
1. Waa Inuu yahay macalin ku fiican higaada
2. Waa Inuu leeyahay ugu yaraan laba sano oo khibrad ah.
Waqtiga udanbeeya Ee qabashada CV ga: 7/8/2025
Kala Soo