Nasir Dharcad

Nasir Dharcad teacher

28/08/2024

Arabsiya

Midig:Suldaan cabdilahi suldaan diiriye suldaan xasan(ciida-gale)Bidix:Suldaan cabdiraxmaan suldaan diiriye garaad boon(...
21/01/2024

Midig:Suldaan cabdilahi suldaan diiriye suldaan xasan(ciida-gale)

Bidix:Suldaan cabdiraxmaan suldaan diiriye garaad boon(habar-awal).

Taariikhdu waa 1954 london. Waxay cabasho ugu tageen ingiriiska iyagoo ka cabanaya dhulkii receave aria ee ethobia lagu wareejay.

08/01/2024

Taliyaha ciidanka somaliland g.nuux ismaciil taani ayaa lagu soo dhaweeeyey taliska ciidanka ethopia.

24/12/2023

Kuwaasina reer biniin bay ahaayeen.

Toloow ciidanka h.jeclo yaa utaliye ah oo hogaamiya?.

21/12/2023

Fanaan raaambo iyo heestii kee kee haweenka badankii.
Ciyaalkii h**e uunba garan hibada ku jirta ninkaa waa cajiib isagoon mixer la saari codkiisu top.

19/12/2023

Abwaan aadan afqalooc iyo boqoradii carabta maxaa kala qabsaday.

Sh.almis sh.yaxya.

15/12/2023

Abwaankii mar la araga ahaa ahun abwaan xasan sh.muumin ayaa buug laga qorey dhawaan lasoo bandhigi doona.

16/11/2023
15/11/2023

Somaliland wali awoodeeda may isticmaalin.

Rasuulkii ilaahay wuxu yidhi scw, qofka igu saliya mar kaliya ilaahaybaa uducaynaaya  10 jeer.Saluu calal xabiib scw scw...
09/11/2023

Rasuulkii ilaahay wuxu yidhi scw, qofka igu saliya mar kaliya ilaahaybaa uducaynaaya 10 jeer.
Saluu calal xabiib scw scw scw scw scw scw.

Address

Hargeisa

Telephone

+252634671408

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Nasir Dharcad posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Nasir Dharcad:

Share

Category