Change the Life In Your Home

Change the Life In Your Home this page is about changing the way of life in our homes, so as to be good society to get leadershi

waxaan ugu talo galay pate kan in laga daaladacdo laguna wadaago wax kasta oo dadka bini aadamka ugu faaiidaynaya noloshoodu inay wanaagsanato gaar ahaan kuwa muslimka. ula jeed kayaga waxa uu yahay sidaas aad ogaateen oo wax aan wanag ahayn ma jeclid inaad dadka ka aragto markay kula dhaqmayan anaga sidoo kale waxan jecelnahay inad adiguna kula dhaqanto dadka sida aad rabto in lagugula dhaqmo, waa sunihii RASUULKEENNA SUUBAN MUXAMED SCW

03/04/2026

Ninka umadda xil ugu fadhiyaa haba hooseeye ha ogaado inaanu ganacsigiisi ka shaqaynayn ee uu kuwaa dulman ee xataa laxaadka la' ama buka ushaqaynayo haddaanay iyagu dareen sanayn Ay jiraan Badan dareensan ay arkayso.

ninkaan sidii Cumar Binu Khadaab kuugu adeegin een kuugu iman hadaad uyeedho haba yeelin hana ixtiraamin sababtoo ah ILAAHAYBA k**a ogola taas.

31/03/2026

Tasbiih is the most life change Degree ever and ever.

and ask ALLAH the only GOD of the universe, the only creator of all living things.

ASTAQFIRULAH WA ATUUBU ILAHAYHI.

Dadkan Xaaladdooda horta yaa ka masuul ah markay halkaa gaadho meesha ay joogaan dadka xaalkanoo kale haysto cidda ILAAH...
15/03/2026

Dadkan Xaaladdooda horta yaa ka masuul ah markay halkaa gaadho meesha ay joogaan dadka xaalkanoo kale haysto cidda ILAAHAY waydiinayo waa hadba Cidda masuul dawladeed ka ah Magaalada,gobolka ama Dalka ayjoogto!.
ugu dambayn ILAHAY dhamaan culaysyada haka soo furto.
Ma garanayno maalin la caawiyo qof tanoo kale haysato ama dhib gacan ubaahan in wax lala baxo sadaqo maantoo kale mar ay ka miisaan wayntay lama sheegin.

Hambalyo dalkaygi iyo dadkaygi.Guushaan sugaynaa la soo gaadhay maanto.Guushiyo barwaaqadaGageena ku simayooK**a geeriyo...
26/12/2025

Hambalyo dalkaygi iyo dadkaygi.
Guushaan sugaynaa la soo gaadhay maanto.
Guushiyo barwaaqada
Gageena ku simayoo
K**a geeriyoone
ALXAMDULILAH. ILAHAYOOW KHYRKIISANA INA SII SHARKIISANA INAGA XIJAAB ALLAHU AKBAR.

25/12/2025

THE HOLY PROPHET OF ISLAM
The Prophet was born in Mecca in August 570 A.D. .
He was
given the name Muhammad, which means, the praised one.

When the Prophet was over thirty years of age, love of God
began to possess him more and more.

Revolting against the
polytheism and the many vices of the people of Mecca, he
chose regularly to meditate at a cave two or three miles away.

When he was forty years of age he received his first revelation
out.
In these, the first verses of the Qur’an (96:2-6) he was
commanded to proclaim the name of the One God, Who has
made man and sowed the seed of His own love and that of
fellow man in his nature and it was foretold that the world
would be taught all kind of knowledge through the pen.
These verses constitute an epitome of the Qur’an.
0 Prophet, truly We have sent
thee as Witness, and Bearer of
glad tidings, and a Warner,
And as a Summoner toAllah by
His command, and as a radiant
Lamp.

And announce to the believers
the glad tidings that they will
have great bounty fromAllah.
(Chapter 33:46-48)
Say, '0 mankind! truly I am a
Messenger to you all fromAllah
to Whom belongs the Kingdom
(22)

Address

Hargeisa
Hargeisa
00252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Change the Life In Your Home posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share