Wadaag Media

Call Directions Contact the organization

Wadaag Media WAA PAGE KA XAMSE ALI IBARAHIM KU XIDHNOW 24 hours

28/08/2026

Wararka Sheegay In Madaxweynii Muuse Bixii Cabdi uu u anbabaxay Nabadaynta labada beelood ee Ciise iyo Samaroon waa Arin aad iyo aad u fiican oo u baahan in gacan weyn lagu siiyo

Mar hadii kii dalka loo dhaariyay madaxtooyadii
Dhex seexday waa in si weyn looga shaqeeyaa Nabadaynta Galbeedka Somaliland

Magaalada Berbera waa Magaalada dhaqaalaha ugu badan uu ka Soo xaroodo  Maalintii Malaayin Dollar ah ah yaa ka Soo baxay...
09/08/2026

Magaalada Berbera waa Magaalada dhaqaalaha ugu badan uu ka Soo xaroodo Maalintii Malaayin Dollar ah ah yaa ka Soo baxay Port ka

Berbera waa Magaalada ugu Kulul dhinaca cimilada waana magaalada ugu laydhka xun Somaliland .

Mar hadii la badalay ina Cidin waxaa la islahaa malaha mayerka cusub wax weyn bu ka qabanaya
Laakiin waxaa muuqata in uu uga sii daray .

Dhibaatadaasi waxay tahay Marka cid gaar ah
Laydhii Loo xidhay Oo Lala Xisaabtimi Waayo Dadka si walba way ka yeelayaan .

Imika laydhku wuxuu G o ay Shalay ilaa imika oo ku dhawaad 24 Saacadood ayuu maqanyahay
Kulaylka berberana waa 46 ilaa 41 degree .

Waxaan u sheegaya Maamulka Magaalada Mar Hadii Arintani Hagaagi wayday Magaalada Shirkadaha kale Sida iyo Telesom Magaalada ha yimaadan oo Dadki kii adeeg fiican ha la macaamilaan .

Go aan adag oo Qadhaadh Markaad Qaadato ayuu Isbadal Iminaya maalin ba hadii machine meel so barido Magaalada Ma Wadayso waa Ku Ceeb

Mar Hadii Somaliland la Aqoonsaday Hargeisa iyo Burco midna laguna Aqoonsana Meesha Somaliland lagu Aqoonsaday waa Berbera Markaa Magaaladii dhamayd hadii la yidhaahdo Maalin laydhiiba iska Maqan Maalin Biyihiiba Isaga Maqanaya Jamuuriyadii Ceeb Bay ku Tahay Runtii

Arinta Laydhku 10 kii Sanno ee U danbeeyay Xaaladeedu Way Taagnayd Wax bana Lagama qaban karto

Berberi Way baahantaya Port keediina Ragba Cunaya

10/07/2026

Halkani Waa Burco Qof kasta Wuxuu Wataa Waa Baangad weyn.

Imika Halka waxaa isku dagaalaya waa oday weyn oo uu Soo weeraray nin dhalinyaraha ah oo Wata Baangad

Waxaana u sabab ah Busaarada iyo Lacag la aanta magaalada ka jirta

02/03/2026

Halkani Waa Baxrain oo imika lagu bilaabay
Iran ilaa imika awoodeeda isma dhimayso

02/03/2026

Askarigii Marekanka ahaa ee maanta diyaaradiisa gantaalka lagu dhuftay oo meel cidla ah ku soo dhacay iyo nin Kuwait ah. “oo Meel Cidla ugu Tagay

02/03/2026

Halkan kala soco wararkii ugu danbeeyay ee Xaalada bariga dhexe

Address

Hargeisa

Telephone

0025634069301

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Wadaag Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Wadaag Media:

Shortcuts

Share

Category