22/08/2026
๐ง๐ฎ๐ฏ๐ฎ๐ฏ๐ฎ๐ฟ ๐๐ ๐๐ฎ๐ฎ๐ฏ๐๐ฎ๐ป ๐ก๐ถ๐ฑ๐ฎ๐ฎ๐บ๐ธ๐ฎ ๐๐ฎ๐๐ต๐๐๐ฟ๐ฎ๐ต๐ฎ ๐ฎ๐๐ฎ๐ฎ ๐ ๐ฎ๐ฐ-๐ต๐ฎ๐ฑ๐ธ๐ฎ ๐๐ฆ๐ ๐ ๐๐๐ฟ๐ฒ๐ ๐๐ฎ๐๐น-๐๐ฎ๐ฑ๐ฒ๐ฒ๐ป๐ผ ๐๐ฎ-๐ธ๐ฎ๐น๐ฎ ๐ฆ๐ผ๐ฐ๐ฑ๐ฎ ๐ช๐ฎ๐๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ต๐ฎ ๐ถ๐๐ผ ๐๐ฎ๐โ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ต๐ฎ ๐๐ฎ๐๐น๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ
๐ฏ๐๐๐๐๐๐๐:22-08-2026, (๐ช๐บ๐ฐ)- Agaasime fulinta ee Mac-hadka Shaqaalaha Dawladda ๐ ๐ฎ๐
๐ฎ๐บ๐๐๐ฑ ๐ฆ๐ถ๐ฐ๐ถ๐ถ๐ฑ ๐๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ฎ๐ฑ, ayaa maanta si rasmi ah Tababar ku saabsan Taxation (Nidaamka Barashada Aqoonta Cashuuraha) uga furmay Mac-hadka Shaqaalaha Dawladda CSI.
Tababarkan ayaa socon doona muddo shan (5) ๐๐๐๐๐ ah, waxaana ka qayb-qaadanaya 22 ๐๐๐๐๐๐๐-๐๐๐๐๐ oo ka kala socda 5 ๐พ๐๐๐๐๐๐๐
๐๐๐
๐๐๐ ๐ฏ๐๐โ๐๐
๐ ๐ซ๐๐๐๐๐
๐๐๐
(๐ด๐ซ๐จ๐).
Tababarka waxaa bixinaya ๐๐๐๐๐๐ ๐ด๐๐๐๐๐๐
๐ฐ๐๐๐๐๐๐๐๐ โ๐๐๐๐๐๐ ๐บ๐๐๐๐๐๐โ, oo tababar-qaateyaasha la wadaagi doona aqoon iyo xirfado la xidhiidha ๐ต๐๐
๐๐๐๐๐ ๐ช๐๐๐๐๐๐๐๐๐ (๐ป๐๐๐๐๐๐๐).
Tababarkan ayaa ujeeddadiisu tahay in kor loo qaado ๐๐๐๐๐๐๐ iyo ๐๐๐๐๐๐๐ ka qayb-galayaasha ee dhinacyada kala duwan ee cashuuraha, si ay u xoojiyaan ๐๐๐๐๐๐
๐๐๐
๐ iyo ๐๐๐-๐๐-๐๐๐๐๐๐๐๐
๐๐๐
๐ ๐๐๐๐๐.
๐ฎ๐๐๐๐๐๐๐๐
๐๐ , Tababar-qaateyaasha ayaa lagu boorriyey inay si buuxda uga faaโiidaystaan muddada *shanta cisho ah* ee uu tababarku socdo, isla markaana ay ku dabaqaan aqoonta iyo xirfadaha ay ka korodhsadaan goobahooda shaqo.
๐๐๐๐๐๐๐๐
๐๐๐๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐ ๐๐๐ซ๐๐๐๐ก๐ข๐ง๐ญ๐ ๐๐ ๐๐๐-๐ก๐๐๐ค๐ ๐๐ก๐๐ช๐๐๐ฅ๐๐ก๐ ๐๐๐ฐ๐ฅ๐๐๐๐ (๐๐๐).