Wasaarada Horumarinta Beeraha Jsl Xafiiska Degmada Sallaxlay

Wasaarada Horumarinta Beeraha Jsl Xafiiska Degmada Sallaxlay Ministry Of Agricultural Development Sallahlay district office Supporting Farmers engagement in ag

xafiiska Wasaarada horumarinta beeraha ee degmadasalaxlay waxa uu ku hawlanyahay sidii kor loogu qaadi lahaa wax soo saarka degmada salaxlay

๐–๐š๐Ÿ๐ญ๐ข๐ ๐ข๐ข ๐ฎ๐ฎ ๐ก๐จ๐ ๐ ๐š๐š๐ฆ๐ข๐ง๐š๐ฒ๐š๐ฒ ๐€๐ ๐š๐š๐ฌ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐†๐ฎ๐ฎ๐ ๐ž๐ž ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐๐๐š ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐๐ž๐ž๐ซ๐š๐ก๐š ๐‰๐’๐‹, ๐Œ๐ฎ๐๐š๐ง๐ž ๐‚๐š๐›๐๐ข๐ซ๐ข๐ฌ๐š๐š๐ช ๐€๐ฑ๐ฆ๐ž๐ ๐†๐š๐š๐ฌ, ayaa kor...
21/08/2026

๐–๐š๐Ÿ๐ญ๐ข๐ ๐ข๐ข ๐ฎ๐ฎ ๐ก๐จ๐ ๐ ๐š๐š๐ฆ๐ข๐ง๐š๐ฒ๐š๐ฒ ๐€๐ ๐š๐š๐ฌ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐†๐ฎ๐ฎ๐ ๐ž๐ž ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐๐๐š ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐๐ž๐ž๐ซ๐š๐ก๐š ๐‰๐’๐‹, ๐Œ๐ฎ๐๐š๐ง๐ž ๐‚๐š๐›๐๐ข๐ซ๐ข๐ฌ๐š๐š๐ช ๐€๐ฑ๐ฆ๐ž๐ ๐†๐š๐š๐ฌ, ayaa kormeer shaqo ku tegay qaar ka mid ah iskaashatooyinka beeralayda ee Gobolka Sanaag, kuwaas oo hirgeliyey hababka casriga ah ee wax-beerista.

Kormeerkan ayaa qayb ka ah safarka shaqo ee waftiga Wasaaradda ee Gobolka Sanaag, kaas oo ujeeddadiisu tahay ๐ฎ ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ ๐š๐ฅ๐ข๐๐๐š ๐ฑ๐š๐š๐ฅ๐š๐๐๐š ๐›๐ž๐ž๐ซ๐š๐ฅ๐š๐ฒ๐๐š, ๐ช๐ข๐ข๐ฆ๐š๐ฒ๐ง๐ญ๐š ๐ฐ๐š๐ฑ-๐ฌ๐จ๐จ-๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ค๐š ๐›๐ž๐ž๐ซ๐š๐ก๐š, ๐ฅ๐š ๐ฌ๐จ๐œ๐จ๐๐ค๐š ๐š๐๐ž๐ž๐ ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐Ÿ๐š๐ซ๐ฌ๐š๐ฆ๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š ๐œ๐š๐ฌ๐ซ๐ข๐ ๐š ๐š๐ก ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ก๐š๐ ๐ž๐ฒ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐›๐š๐š๐ก๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐œ๐š๐ช๐š๐›๐š๐๐š๐ก๐š ๐š๐ฒ ๐›๐ž๐ž๐ซ๐š๐ฅ๐š๐ฒ๐๐ฎ ๐ฅ๐š ๐ค๐ฎ๐ฅ๐ฆ๐š๐š๐ง.

Wasaaradda Horumarinta Beeraha Somaliland

Sheeg magaca looga yaqaan deegaanka aad joogtid?  propose
22/07/2026

Sheeg magaca looga yaqaan deegaanka aad joogtid?

propose

21/07/2026

Dhalinyaro baraha bulshada caan ka ah oo Soo booqday beeraha degmada sallaxlay qaar ka mid ah.

20/07/2026

20-Jul-2026
iskaashatooyinka beeralayda ee Ciid Aamin (Qool Buulale) Iyo Gaaroodi (Higlada) oo 4 cisho oo tababar kooban ah lagu barayay Qaabka ay ugu shaqaynayaa xeerar hoosaadka ay dajisteen sidoo kalena u casriyayn lahayeen Xogta iskaashatooyinka, ayaa maanta loo Soo gaba gabeeyay.

Mashruuca FSRP ee World Bank ayaa kala shaqaynaya kobcinta aqoontooda iyo kor u qaadista wax Soo saarka iyo sugidda cuntada.

Gaba gabadii waxaa la gudoonsiiyay shahaadada aqoonsiga ee Wasaaradda Horumarinta Beeraha Somaliland iyo Bugaag ay ku kaydin doonaan Xogta iskaashatada.

Adan Abdirahman Dirie

18/07/2026

17-July-2026

Iyada oo uu na taageerayo mashruuca FSRP ee uu maalgeliyo World Bank, ayaanu tabar kooban u qabanay Iskaashatada Beeralayda Gaaroodi ee Tuulada Higlada.

Tababarku wuxuu diiradda saaray xoojinta awoodda iskaashatada, Xeerarka ay iskaashatadu ku shaqayso, Nidaamka maaliyadeed ee iskaashatada iyo Casriyeynta iyo maaraynta xogta iskaashatada.

Iskaashatada Gaaroodi waa mid ka mid ah iskaashatooyinka uu Mashruuca FSRP ka taageerayo horumarinta wax-soo-saarka iyo tayeynta maamulka.

Maayirka Degmada Sallaxlay, Cabdilaahi Cabdilahi Hayl oo furay Tababarka wuxuu ku dhiirigaliyay iskaashatada in ay mashruuca sida uga haboon uga faa, iidaystaan.

Bulshooy Soo bixi cashuurta
13/07/2026

Bulshooy Soo bixi cashuurta

12/07/2026

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Horumarinta Beeraha Somaliland Md AbdiMaliki Abdi Hassan ayaa magaalada borama ee Gobolka Awdal uga furay Tababarka Tababarayaasha (TOT) ee Goobaha uu ka shaqaynayo mashruuca FSRP ee Wasaaraddaha Horumarinta beeraha iyo Xanaanada Xoolaha.

Waa laba hindise oo Marka ay fulaan Insha Allah wax wayn ka tari doona kor u qaadista  wax Soo saarka Jsl
12/07/2026

Waa laba hindise oo Marka ay fulaan Insha Allah wax wayn ka tari doona kor u qaadista wax Soo saarka Jsl

08/07/2026

Xafiiska Wasaarada Horumarinta Beeraha Jsl Xafiiska Degmada Sallaxlay waxa uu bogaadinayaa, dedaalka iyo ikhtiraaca cusub ee uu la yimi xildhibaan h**e Wali Axmad Xaawa.
Waa dedaal naf hurnimo leh, oo muujinaya sida bulshada reer sallaxlay ay uga go,antahay in ay wax soo saar sameeyaan.

14/06/2026

Mashruuc wax soosaar oo isku dhafan (Mixed Farming) ayay qurbo joog ka soo jeeda degaanka qool caday ka hir galiyeen duleedka degaanka qool caday,
Mashruuca waxa uu ka koobanyahay:-
Beer wax soo saar oo lagu dhaqayo xoolo nool si caano fresh ah looga helo, Dhaqashada Digaaga, Iyo qaybo kale.

Alle haw barakeeyo.

Adan Abdirahman Dirie

Address

Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Wasaarada Horumarinta Beeraha Jsl Xafiiska Degmada Sallaxlay posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Wasaarada Horumarinta Beeraha Jsl Xafiiska Degmada Sallaxlay:

Shortcuts

Share