Wasaaradda Madaxtooyada JSL

Wasaaradda Madaxtooyada JSL The Official Page of the Ministry of the Presidency, Republic of Somaliland


Bogga rasmiga ah ee Wasaarada Madaxtooyadda Jamhuuriyadda Somaliland.

28/06/2026

" Turkey anaga islaam nimo nooma sheegan karo, Isreal iyo Falastiin diin iskuma hayaaan ..." Wasiirka Madaxtooyada JSL

26/06/2026

" Xidhiidhka Dhaqaale ee ugu weyn waxuu ka dhaxeeya Isreal iyo Turkiga , hada-na Turkig aad ayuu uga soo hor jeeda xidhiidhka ay Somaliland la yeelatay Isreal ..." Wasiirka Madaxtooyada JSL

23/06/2026

“ Shacabka Somaliland waxaan u sheegayaa wax kasta oo ay ku kacayso madaxweynaha waxaa ka go,an in laydhka iyo biyaha qiimahoodu jabaan …” Wasiirka Madaxtooyada JSL

27/05/2026

" Madaxweyne Hotel-kan waxuu ku asteysan maalmo Somaliland xasuus ku leh.." Agaasime Muniir

13/05/2026

“ Bilowga Dhimaha Wadada Lowyacado – Borama Somaliland oo dhan ayay farxad u tahay …” Wasiirka Madaxtooyada JSL

Wasiirka Madaxtooyada JSL Khadar Xussen Cabdi, agaasimaha Guud ee Wasaarada Madaxtooyada Muniir Axmed Cigaal iyo masuuly...
10/05/2026

Wasiirka Madaxtooyada JSL Khadar Xussen Cabdi, agaasimaha Guud ee Wasaarada Madaxtooyada Muniir Axmed Cigaal iyo masuulyiin ka tirsan xukuumada Somaliland ayaa shacabka magaalada Hargeysa kala qeyb galay isku soo baxa xuska 18 MAY ee fagaaraha Khayr-yada .

09/05/2026

Wasiirka Madaxtooyada JSL oo Magaalada Borama kaga qeyb galay Tartan ciyaareed lagu maamusayo xuska 18-ka May oo si rasmi ah looga daah-furay Garoonka kubadda ee Cagta Xaaji Daahir

Wasiirka Madaxtooyada JSL Md Khadar Xussen Cabdi ayaa Magaalada Borama kaga qeyb galay Tartan ciyaareed lagu maamusayo x...
09/05/2026

Wasiirka Madaxtooyada JSL Md Khadar Xussen Cabdi ayaa Magaalada Borama kaga qeyb galay Tartan ciyaareed lagu maamusayo xuska 18-ka May oo si rasmi ah looga daah-furay Garoonka kubadda ee Cagta Xaaji Daahir

06/05/2026

" Imaanshaha Suldaan Wabar waxa ay ka dhalatay siyaasadda madaxweyhaha ee ah in aanay Somaliland qofna ka maarmin...."

Wasiirka Madaxtooyada JSL Khadar Xussen Cabdi

Address

Hargeysa
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Wasaaradda Madaxtooyada JSL posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Wasaaradda Madaxtooyada JSL:

Shortcuts

Share