Silanyo National Library

Silanyo National Library page of Somaliland's National Library in Hargeisa, serving 1.2 million people. Silanyo National Library is an investment in peace.

A step toward entrenching peace by providing kids, students and adults with an ambient place where they can go and read or borrow a book and improve their life chances through education. It is an architectural demonstration of dividend of peace, an escape from the numbing talk on conflict. This will be the first public library since 1980s to operate in Hargeisa. The only small library built by the

Egyptians still lies in ruin and partly occupied by internally displaced refugees. The new library will serve a population of almost a million people, majority of whom are below the age of 25. It will serve the whole of Somaliland through active programme of regional and institutional libraries and mobile library units. This will also including a camel caravan library for the nomadic pastoralists
around the country.

03/07/2026

Madasha waxa xalay lagu falanqeeyay Buugga "Somaliland State Building" ee uu qoray Amb Dr Maxamed A. Maxamed (Barawaani). Waxa soo bandhigay qoraaga buugga.

Buuggu wuxu si mug leh uga hadlayaa waayo-aragnimada gaarka ah ee Somaliland ee dhismaha dawladnimada. Wuxu diirradda saarayaa saddex awoodood oo ku hirdamay Somaliland kuwaas oo qaabeeyey dawladnimada Somaliland, waxayna kala yihiin: dimuqraadiyadda, qabiilka iyo diinta. Waxa kale oo uu buuggu soo bandhigayaa talooyin wax-ku-ool ah oo lagu horumarin karo dhismaha dawladnimada Somaliland.

Madasha   waxa xalay lagu falanqeeyay Buugga "Somaliland State Building" ee uu qoray Amb Dr Maxamed A. Maxamed (Barawaan...
03/07/2026

Madasha waxa xalay lagu falanqeeyay Buugga "Somaliland State Building" ee uu qoray Amb Dr Maxamed A. Maxamed (Barawaani). Waxa soo bandhigay qoraaga buugga.

Buuggu wuxu si mug leh uga hadlayaa waayo-aragnimada gaarka ah ee Somaliland ee dhismaha dawladnimada. Wuxu diirradda saarayaa saddex awoodood oo ku hirdamay Somaliland kuwaas oo qaabeeyey dawladnimada Somaliland, waxayna kala yihiin: dimuqraadiyadda, qabiilka iyo diinta. Waxa kale oo uu buuggu soo bandhigayaa talooyin wax-ku-ool ah oo lagu horumarin karo dhismaha dawladnimada Somaliland.

Madasha   caawa waxa lagu gorfayn doona Buugga “SOMALILAND STATE BUILDING” oo uu qoray  Amb Dr Maxamed Barwaani. Waxa in...
02/07/2026

Madasha caawa waxa lagu gorfayn doona Buugga “SOMALILAND STATE BUILDING” oo uu qoray Amb Dr Maxamed Barwaani. Waxa inoo soo bandhigi doona qoraaga.

Goobta: Silanyo National Library
Taariikhda: 02 July 2026
Goorta: Khamiis (Habeenka Jimcuhu soo galayo) 7:00 PM

17/05/2026

Caawa magaalada Hargaysa waxa ka jira barnaamij wakhti xaadirkan aad u muhiima ah kaas oo lagu gorfaynayo mustaqbalka, horumarka, iyo doorka istiraatiijiyadeed ee Somaliland ku leedahay Gobolka Geeska Afrika.

Barnaamijkan waxaa marti ku ah aqoonyahanno iyo suxufiyiin caalami ah oo si qoto dheer u falanqeyn doona mawduucan muhiimka ah.

Martida Caawa:

* Andrew Fox: Cilmi baadhe ku takhasusay xalinta arrimaha khilaafaadka, h**ena usoo ahaa sarkaal ka ciidamada Ingiriiska.

* Raageh Omaar: Tifaftiraha Arrimaha Caalamiga ah ee ITV News, ahna soo saaraha barnaamijka caanka ah ee On Assignment. Sidoo kalena ah muwaadin Somalilander ah.

* Jake Wallis Simons: Saxafi ka tirsan warbaahinta Telegraph, falanqeeye, qoraa, iyo soo saaraha barnaamijka The Brink Podcast.

Barnaamijku wuxuu ka dhacayaa Serene Sarovar Premiere, caawa marka ay saacaddu tahay 7:00 ayuu bulaabmayaa idamka Ilaahay. Barnaamijkan waxa iska kaashanaya maktabadda Siilaanyo library iyo warbaahinta MM Somali Tv.

Daawashada Barnaamijkan Waxaad Kala socon doonta MMTV

Barnaamijkan waxa lagu gorfayn doona mustaqbalka, horumarka, iyo doorka istiraatiijiyadeed ee Somaliland ku leedahay Gob...
17/05/2026

Barnaamijkan waxa lagu gorfayn doona mustaqbalka, horumarka, iyo doorka istiraatiijiyadeed ee Somaliland ku leedahay Gobolka Geeska Afrika.

Cinwaanka Kulanku waa:
"SOMALILAND: EAST AFRICA'S BRIGHTEST HOPE?"

Barnaamijkan waxaa marti ku ah aqoonyahanno iyo suxufiyiin caalami ah oo si qoto dheer u falanqeyn doona mawduucan muhiimka ah, waxaa ka hadli doona seddexdan khubaro ee caalamiga ah.

• Andrew Fox: Cilmi baadhe ku takhasusay xalinta arrimaha khilaafaadka, h**ena usoo ahaa sarkaal ka ciidamada Ingiriiska.

• Raageh Omaar: Tifaftiraha Arrimaha Caalamiga ah ee ITV News, ahna soo saaraha barnaamijka caanka ah ee On Assignment. Sidoo kalena ah muwaadin Somalilander ah.

• Jake Wallis Simons: Saxafi ka tirsan warbaahinta Telegraph, falanqeeye, qoraa, iyo soo saaraha barnaamijka The Brink Podcast.

Barnaamijkan waxa iska kaashanaya Maktabadda Qaranka JSL ee Silanyo National Library iyo warbaahinta MM Somali Tv

Taariikhda: 17-May-2026
Waqtiga: 7:00pm (Habeenka Axada ee isniintu soo galayso)
Goobta: Serene Sarovar Premiere

Fadlan nagala soo gaybgal barnaamijka WAA SIDEE HEERKA CAAFIMAAD EE DALKU. Goobta: Silanyo National Library Tariikhda: 1...
15/05/2026

Fadlan nagala soo gaybgal barnaamijka WAA SIDEE HEERKA CAAFIMAAD EE DALKU.

Goobta: Silanyo National Library
Tariikhda: 15-May-2025
Goorta: 7:00pm Jimce, Caawa.

Maanta waxa nagu soo booqday Maktabadda Qaranka JSL ee Silaanyo National Library arday ka socota dugsiga sare ee Dayib-G...
04/05/2026

Maanta waxa nagu soo booqday Maktabadda Qaranka JSL ee Silaanyo National Library arday ka socota dugsiga sare ee Dayib-Guray, Hargeysa. Waxa aannu uga xogwarranay shaqada maktabadda, hagitaan waxbarasho iyo talooyin guud (mentorship) ayaanu isweydaarsannay, markii danbena waxa ay qaateen, cashar ku saabsan Hab Adeegsiga Qaamuuska Soomaaliga ah.

Gorfayntii dhiganaha. المبشرات بانتصار الإسلام. ee uu qoray"  يوسف القرضاوي
03/05/2026

Gorfayntii dhiganaha. المبشرات بانتصار الإسلام. ee uu qoray" يوسف القرضاوي

Maktabadda Qaranka iyo Madasha Tawaasul– Akhris & Aragti waxay idinku marti qaadayaan madal aqooneed lagu gorfaynayo dhi...
23/04/2026

Maktabadda Qaranka iyo Madasha Tawaasul– Akhris & Aragti waxay idinku marti qaadayaan madal aqooneed lagu gorfaynayo dhiganaha.المبشرات بانتصار الإسلام. ee uu qoray" يوسف القرضاوي

Goobta: Silanyo National Library
Goorta: 23-04-2026.
Wakhtiga: 7:45 PM (Caawa)

Maktabadda Qaranka JSL waxay u qabanaysaa aqoon-is-waydaarsi macallimiinta dhigta maaddada af Soomaaliga, waxa aannu oga...
03/02/2026

Maktabadda Qaranka JSL waxay u qabanaysaa aqoon-is-waydaarsi macallimiinta dhigta maaddada af Soomaaliga, waxa aannu ogahay in aanay helin tababarro iyo fursado lagu horumarinayo aqoontooda la xidhiidha maaddada ay dhigayaan ee af Soomaaliga.

Taas iyada oo ka duulaysa, waxa ay Maktabaddu qabanaysaa aqoon-is-weydaarsi loogu talagalay in kor loogu qaado aqoonta iyo waaya-aragnimada barayaasha ka hawlgala dugsiyada hoose ee magaalada Hargeysa, ee dhiga maadada af Soomaaliga.

Aqoon-isweydaarsigani waxa uu ku saabsan yahay: hababka ugu waxtarsan ee uu macallinku ku bari karo ardayda dugsiga hoose akhris-qoraalka af Soomaaliga.

FG: Tirada dadka loogu talagalay way kooban yihiin, fadlan h**e isu diwaangeli, si aad uga faa’iidaysato aqoon-isweydaarsiga.
Soo dhawaada.

Fadlan ku biir whats App group-kan:
https://chat.whatsapp.com/I3kZjBAbtcELcAD9UAyxkd

Goobta: Silanyo National Library
Tariikhda: 5-February-2026
Goorta: Maalinta Khamiista, Gelinka Danbe (4:15pm-615pm).

Address

Road No. 1, Taardheer, Behind The Ministry Of Telecommunications
Hargeysa
00252

Opening Hours

Monday 08:00 - 20:00
Tuesday 08:00 - 20:00
Wednesday 08:00 - 20:00
Thursday 08:00 - 20:00
Saturday 08:00 - 20:00
Sunday 08:00 - 20:00

Telephone

+252634248066

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Silanyo National Library posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Silanyo National Library:

Shortcuts

Share

Category