Guutadda 31’aad Qeybta 21’aad ee Ciidanka Dhulka XDS

Guutadda 31’aad Qeybta 21’aad ee Ciidanka Dhulka XDS "Daljir taaganoo, Dalka daafacaan nahay!."

24/07/2026

Guutada 31-aad waa guuto ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, iyadoo door muuqda ka qaadata difaaca qaranka, sugidda amniga, iyo fulinta hawlgallada lagu ciribtirayo kooxaha nabad-diidka ah.Saraakiisha, saraakiil-xigeennada, alifleyda iyo dhammaan ciidamada Guutada 31-aad waxay muujiyeen geesinimo, adkaysi iyo waddaniyad, iyagoo u taagan ilaalinta shacabka, difaaca madaxbannaanida dalka, iyo xaqiijinta nabad waarta.Guutada 31-aad waxay ku shaqeysaa nidaam, kala dambayn iyo u hoggaansanaan awaamiirta taliska, iyadoo mar walba mudnaanta siinaysa gudashada waajibaadka qaran ee loo igmaday.Waxaan u rajaynaynaa Guutada 31-aad guulo joogto ah, badbaado iyo horumar, si ay u sii wadaan adeegga sharafta leh ee ay u hayaan Qaranka Soomaaliyeed.Daljir Iidaadi go balka gal gaduud degmada xaradhere🫡

24/07/2026

Taliye Diyaar, hoggaankaaga geesinimada leh iyo dadaalkaaga joogtada ah waxay dhiirrigelin u yihiin ciidamada aad hoggaamiso. Waxaad u taagan tahay difaaca dalka, ilaalinta shacabka iyo gudashada waajibaadka qaran.Ilaahay ha ku xafido adiga iyo dhammaan ciidamada kula shaqeeya, hana idin siiyo guul, caafimaad iyo nabad. Geesinimadiinna iyo naf-hurnimadiinnu waxay mudan yihiin qadarin iyo duco.Guul Soomaaliya. Alle ha dhowro Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed. 🇸🇴🤲Diyaar Cabdisalasn guleyso🫡

23/07/2026

G/le Cali Faarax Maxamed, Taliyaha Ururka 311’aad GT31’aad Ee Qb.21’aad Ciidanka Dhulka XDS.
Sarkaal Howlkar ah.🫡

19/07/2026

KornelDiyaar Cabdisalasn🇸🇴🫡

15/07/2026

Taliyaha ururka 242 aad gt 24 aad khalid binu waliid g/le bashir Qorane maxamed guleyso🇸🇴🫡

12/07/2026

Sarakiisha gegmada xaradhere iyo Bulshada xaradhere isku xiran guleysta 🇸🇴🫡

12/07/2026

Taliyaha guutada 24aad oo maalin waliba utaagan dhiiri galinta ciidanka iyo dabarjarka cadowga una heegana difaaca dalkiisa iyo sharafka umada somalyed guuleyso taliye Diyaar Cabdisalasn 🫡

09/07/2026

Gt 24 aad khalid binu waliid ku diyarsan degmada xaradhere una diyarsan Ciribtirka khawarijta halkas ayuu na taliyaha ururka 241 g/le cali farax maxamed bilaal kuso dhaweye taliye gt kornel Diyaar Cabdisalasn halka kula dar darmay in laga dha Beeyo Hadafka aan leynhy hada nahay CXDS🇸🇴🫡

08/07/2026

Taliye cali farax maxamed bilaal Taliyaha ururka 241 aad gt 24 aad qeypta 21 aad CXDS🇸🇴🫡

01/07/2026

Dhame ahmet cali abdi kariin Taliyaha gaadiidka gt 24 aad khalid binu walid🇸🇴🫡

Address

DHIRTA & DAAQA
Hobyo
00000

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Guutadda 31’aad Qeybta 21’aad ee Ciidanka Dhulka XDS posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category