13/07/2026
Maamulka Degmada Baydhabo, Wasaarada Gergaarka iyo Maareenta Masiibooyinka
Iyo Hey'ada SODMA oo Manta Magalada Baydhabo Deeq Raashiin uga qeybiyey in ka badan Kun iyo Shan boqol oo Qof oo Danyar ah
Gudoomiye Kuxigeenka Arimaha Bulshada Degmada Baydhabo Aadan Cali Carab Ayaa ka hadlay