Maslah Mohamed

Maslah Mohamed Personal Photographer to the President of Hirshabelle State, Somalia/Photographer to the State House.

15/08/2026

Ayadoon dadka lacaynin, la habarin, loo gafin aragti furan lama imaan kartaan miyaa dadkii leyga beerow. kuriga alla bixiyo wuxuuna mar kale alle u qoray madaxweyne cali guudlaawe, ee waxaa sameysaan dharka bac halagu soo qaato oo xafladda haloo soo diyaar garrobo.

13/08/2026

Soo gaarista Madaxweynaha ee Balcad iyo dabaaldega guusha.

13/08/2026

Dhalinyaraddii uu warka ka tagay waxaan leyahay doorashadda aan ka wada shaqeyno oo aan la shaqeyno madaxweynaha dhaarta u dhimantay ee Hirshabelle madaxweyne ali gudlawe, Si uu idinka tirmo qaladadki idinka dhacay.

Ciyaarta wey soo dhamaatee caadi iska dhiga.Walaalaha banaanka lataagan baroorta iyo oo yinta waxaan leeyahay ilinta yee...
08/08/2026

Ciyaarta wey soo dhamaatee caadi iska dhiga.
Walaalaha banaanka lataagan baroorta iyo oo yinta waxaan leeyahay ilinta yeeysan idinka dhaamaanin ee wax reebta si aad ugu oysaan uguna nafistaan maalinta dabaal dagan ee kaarka lasiiyo Madaxweynaha maantay iyo kan biritaba Ali Gudlawe Hussein.

Yaa sacabku qarin kara sidii qoraxdda weyaane.

Wiil iyo madaxweynihiisa oo idin leh jimco wanagsan.Madaxweynaha dooran ee dowladda Hirshabelle.
07/08/2026

Wiil iyo madaxweynihiisa oo idin leh jimco wanagsan.

Madaxweynaha dooran ee dowladda Hirshabelle.

06/08/2026

Kulan xaqiiqada idiin sii dhaweynayo.

26/07/2026

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Ali Gudlawe Hussein, Hogaamiyaha maanta iyo kan berri 2026-2031✅

Inta na jecel iyo inta si isku xumeyneysaba
Soo dhowaaada.

✅
26/07/2026

Waxaan sugnaaba waa dhaarintaadda, Hambalyo mudane madaxweyne ✅
26/07/2026

Waxaan sugnaaba waa dhaarintaadda, Hambalyo mudane madaxweyne ✅

Hambalyo mudane madaxweyne ✅
25/07/2026

Hambalyo mudane madaxweyne ✅

Address

Jowhar
252

Telephone

+25261839401

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Maslah Mohamed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Maslah Mohamed:

Shortcuts

Share