23/07/2026
GUDDOOMIYAHA MAXKAMADDA RACFAANKA GOBOLKA SHABEELLAHA DHEXE OO KA QEYBGALAY KULAN MUHIIM AH OO KU SAABSANAA HABRAACYADA IYO HOWLAHA LAGU NIDAAMIYO DACWADAHA.
๐๐จ๐ฐ๐ก๐๐ซ: 23 , ๐ulay , 2026" Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Dowladda Hirshabelle Mudane ๐ผ๐๐๐ช๐ก๐ก๐๐๐ ๐๐๐ญ๐ข๐ช๐ช๐ ๐๐๐๐๐ก, ayaa gudaha Maxkamadda Gobolka Shabelaha Dhexe Ka daahfuray Tobabar ku saabsan habraacyada hawlaha kala duwan ee maxkamadaha iyo xeerarka lagu nidaamiyo
Kulankan Waxaa Goob joog ka ahaa Gudoomiyasha Maxkamada racfaanka ๐ฝ๐๐ก๐๐๐ก ๐ผ๐๐ช๐ฆ๐๐๐๐๐ง ๐๐๐จ๐จ๐๐ฃ , Gudoomiyasha Maxkamada Gobolka Sh.dhexe Bashiir Cabdullhi Cisman' kan Degmada Jowhar, ku xigeenada Xafiiska Xeerilaaliyaal, Kaaliyaasha maxkamdaha Iyo qeybaha kala duwan ee Garsoorka Hirshabelle.
Ugu horeyn Waxaa faahfaahin guud ka baxiyay ujeedad Tababarkan Gudoomiyaha Maxkamada racfaanka gobolka sh.dhaxe Bilaal Abdikadir Hassan, asagoo Sheegay in
Iskaashi cilmiyeedkan uu diirada saarayo,kor u qaadista qibrada bahda garsoorka dawlada hirshabeele, isxog wareesi ku aadan socodsiinta Dacwadaha iyo hirgalinta halkudhiga sanadkaan 2026-ka.
Maanta waxaa tobabarka bixinaayay Garsoore Cali Xuseen Sabriye
mawduuca waxaa uu ahaa waajibaadka maxkamada racfaanka iyo Qodobada sharci ee lagu nidaamiyo.
Gabagabdii Gudoomiyaha Maxkamada Sare Ee Hirshabelle Mudane Cabdullhi Maxmuud Gacal, ayaa adkeeyay muhiimada tabarkaani uleeyahy Hey'adaha Garoorka Islamarkana kor loogu qaadaayo aqoonta iyo Qibrada garsoorka dawlada hirshabeele.
Waxa uuna kula dardarmaay Garsoorka in gutaan waajibaadooda sidoo kalena ay kordhiyaan aqoontooda.
DHAMMAAD