13/08/2026
๐ซ๐ฒ๐ฒ๐ฟ_๐ถ๐น๐ฎ๐ฎ๐น๐ถ๐๐ฎ๐ต๐ฎ ๐๐๐๐ฑ ๐๐ฒ ๐๐ถ๐ฟ๐๐ต๐ฎ๐ฏ๐ฒ๐น๐น๐ฒ ๐ผ๐ผ ๐๐๐ฟ๐ฎ๐ ๐ง๐ฎ๐ฏ๐ฎ๐ฏ๐ฎ๐ฟ ๐ธ๐ ๐๐ฎ๐ฎ๐ฏ๐๐ฎ๐ป ๐๐ฎ๐ป๐ฎ๐ป๐ธ๐ฎ' ๐ถ๐๐ผ ๐ฎ๐๐ผ๐ผ๐ฑ ๐๐ถ๐ถ๐ป๐๐ฎ ๐น๐ฎ๐ฎ๐บ๐ฎ๐ต๐ฎ ๐๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ฎ๐น๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ.
Jowhar:13- 08- 2026_Xeer-ilaaliyaha Guud Ee Dowladda Hirshabelle ๐๐๐ซ๐ฒ๐๐ช๐๐ง ๐๐๐ซ๐๐๐ ๐๐ฑ๐ฆ๐๐ ๐๐๐๐๐จ๐ฐ, ayaa maanta Furay Kulanka Qamiislaha Ah bahda Garoosorka Hirshabelle kaa oo maanta ka qabsoomay Xarunta Maxkamadda Gobolka Shabelaha Dhexe ee Magaalada Jowhar.
Kulankan oo Todobadkiiba mar la qabto islamarkana lagu xoojinayo awooda Heydaha garsoorka Waxaa Looga hadlyay hanaanka dacwadaha ciqaabta iyo sidii loo ilalin lahaa xuquuqda eedeysanaha ayada oo aan lagu xadgudbeen xaqa dhibanaha.
Kulankan uu daahfuray Xeer-ilaaliyhu Waxaa ku wehlinayay Gudoomiyaha Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Sh dhexe: ๐๐ข๐ฅ๐๐๐ฅ ๐๐๐๐๐ฎ๐ช๐๐๐ข๐ซ ๐๐๐ฌ๐๐ง, oo ahaa Daadihiyaha Barnamijka ee Todobaadkan' Gudoomiyaha Maxkamadda Gobolka Sh.dhexe' ๐๐๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ซ ๐๐๐๐๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐๐ก๐ข ๐๐ข๐ฌ๐ฆ๐๐ง' iyada oo sidoo kale goob joog ka ahaayeen kulankaan xubno kasocday Xeer-ilaalinta Hirshabelle 'garsooryasha Maxkamadaha, booliiska' iyo qeybaha kala duwan ee garsoorka Hirshabelle.
Waxaan aad looga dooday sida dacwadaha ciqaabta ah ay kubilaawdaan iyo kaalinta booliska ee horgeynta kahor, xariga iyo noocyadiisa.
Ayada oo sidoo kale la darsay caqabadaha booliska ee ka haysta xariga iyo fulintiisa iyo culeesyad jira guud ahaan dacwadaha ciqaabta.
Xeer-ilaaliyaha Guud Ee Dowladda Hirshabelle Garyaqaan Garaad Ahmed Cadow ayaa umahadceliyay Garsoore Bilal Abdulqaadir Sida uu isku xilqamay islamarkana usoo diyaariyay mowduuca muhiimka ah.
DHAMMAAD.