BG DAILY MEDIA

BG DAILY MEDIA With out mum life is nothing

20/04/2023

BREAKING NEWS: The Crescent for the month of Shawwal 1444 was SEEN today in Tumair and Sudair subsequently tomorrow i.e Friday, 21st April 2023 is the day of Eid Al Fitr.

WAR DEG DEG AH: Bisha Shawaal 1444 ayaa maanta laga arkay Tumair iyo Sudair ka dibna berri oo Jimce ah, 21-ka April 2023 waa maalinta Ciidul Fitriga.

19/04/2023

Ixtiraam bay mudanyihiin dumarka

18/04/2023

Ilaahow noo dambi dhaaf
Yaa rabi

18/04/2023
Sawirrada degaanka dalxiiska ku wacan ee Budbud oo maanta laga xoreeyey Khawaarijta, geesiyaasha xoogga dalka ayaa hadda...
15/04/2023

Sawirrada degaanka dalxiiska ku wacan ee Budbud oo maanta laga xoreeyey Khawaarijta, geesiyaasha xoogga dalka ayaa hadda si buuxda u maamulaya gacan ku heynta deegaankaan muhiimka ah ee ka tirsan gobolka Galgaduud.

Balcad shabeelada dhexe somalia 🇸🇴 ♥️
15/04/2023

Balcad shabeelada dhexe somalia 🇸🇴 ♥️

Cayaartoyda xulka Qaranka Soomaaliyed ee 17 jirada ah oo xalay gaaray dalka Ethiopia ayaa maanta la marsiiyay SCAN-ka MR...
14/04/2023

Cayaartoyda xulka Qaranka Soomaaliyed ee 17 jirada ah oo xalay gaaray dalka Ethiopia ayaa maanta la marsiiyay SCAN-ka MRI ee lagu xaqiijinayo in ay yihiin da’da saxda ah ee tartanka ka qeyb geli karta ka hor inta aanay usii gudbin dalka Algeria halkaas oo mar labaad baaritaan k**a dambeys ah ay ku mari doonaan.

Natijada baaritaanka ayaa la rajeynayaa in ay soo baxdo Barri waxaana natiijadaasi ay go’aamin doontaa tirada k**a dambeysta ah ee ciyaartooyda da'dooda saxda ah kuwaasi oo ka qeyb geli doona tartanka Koobka Qaramada Qaarada Afrika ee 17-jirada.

Soomaaliya ayaa cayaarta ugu horeysa ee Africa U-17 Cup of Nations la cayaari doonta dalka Algeria 29-ka bishan.

Sanad guurada 63 ee ka soo wareegtay aas aaska ciidanka xooga dalka somaaliyeed.12 apriil 1960
12/04/2023

Sanad guurada 63 ee ka soo wareegtay aas aaska ciidanka xooga dalka somaaliyeed.
12 apriil 1960

Qarsa Primary school.Waa school kamid ah schoolada ka hawlgala galbeedka kismaayo
10/04/2023

Qarsa Primary school.
Waa school kamid ah schoolada ka hawlgala galbeedka kismaayo

Address

Kismayo

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when BG DAILY MEDIA posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share