Bashiir Habeysane

Bashiir Habeysane Thiis is my official page

30/08/2026

Geesidayada jubbaland ee furimaha jooga guulaysta gayshkaygiiyow.✅️

29/08/2026

Nabada baaxada leh baryo laguma helin.

29/08/2026

Ciidanka Jubaland iyo Kumaandooska Danab oo wali howlgal ka wada xuduuda ay wadaagaan labada Jubbo.

27/08/2026

Goordhow iyo Shaacinta Natiijada imtixaanka shahaadiga ee fasalka 8-Aad ee sana-dugsiyeedka 2025-2026 guud ahaan Jubbaland.

Bashiir Habeysane

23/08/2026
22/08/2026

Dowladda Jubaland ayaa bilowday diiwaangelinta ciidamada Darawiishta Jubaland ee ku sugan duleedka magaalada Beled Xaawo, iyadoo la sameynayo xog-diiwaangelin iyo keydin rasmi ah oo lagu gelinayo Data Center-ka dowladda.

Tallaabadan ayaa qeyb ka ah dadaallada lagu casriyeynayo nidaamka maamulka iyo diiwaangelinta ciidamada Jubaland, si loo helo xog dhammaystiran oo rasmi ah oo ku saabsan ciidamada ku sugan goobaha kala duwan.

18/08/2026

Ciidanka Jubaland iyo kuwa Danab oo howlgalo culus ka wada deegaano ka tirsan gobolka Jubada dhexe.

17/08/2026

Halyeeyo habeen iyo Maalin u tagan difaca dalka iyo dadka hestana Hogaan wanagsan.

Address

Kismaayo
Kismayo

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bashiir Habeysane posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category