Gudiga Ardayda Iskuulaka farjano

Gudiga Ardayda Iskuulaka farjano Page_kaan waxaad kaheli kartaa dhaman macluumaadka laxariira iskuulka farjano iyo ardayda wax kabarata

Please flow this page
18/01/2022

Please flow this page

03/04/2021

Xaflad abaalmarin ah

@ farjano primary and secondary school

Asc dhammaan ardada ku xiran pagekan
11/05/2020

Asc dhammaan ardada ku xiran pagekan

03/03/2020

كل نفس ذائقة الموت
كُلُّ نَفْسٍ ذَآئِقَةُ الْمَوْتِ وَإِنَّمَا تُوَفَّوْنَ أُجُورَكُمْ يَوْمَ الْقِيَامَةِ فَمَن زُحْزِحَ عَنِ النَّارِ وَأُدْخِلَ الْجَنَّةَ فَقَدْ فَازَ وَما الْحَيَاةُ الدُّنْيَا إِلاَّ مَتَاعُ الْغُرُورِ
May God have mercy on our sister hafso mooge and save a mortal and let her death grieve us until God gives her a book in her right hand. Amiin amii amiin

New picture
29/07/2019

New picture

Dugsiga hoose dhexe sare ee farjano
28/07/2019

Dugsiga hoose dhexe sare ee farjano

27/07/2019

Hormarka iskuulka hoose dhexe sare ee farjanno inta ka daawo iyo wixii uu ugu tala galay bulshada soomaaliyeed ee ku nool kismayo iyo nawaaxigeeda. Fadlan kaar oo ka faa'ideyso fursadda qaaliga ah ee uu kuugu talo galay. Midna ogow macalimiinta dhigta iskuulka waxay isugu jiraan : baaj, master, iyo Dr . Farjano iskuul waxaan u rajeynayaa guul iyo hormar inuu gaarsiiyo bulsho weynta soomaaliyeed.

Musharaxa madax-waynaha midowga ardayda iskuulka farjano oo losoo gaabiyo FASSU ustaad : CABDI RISAAQ CABDULAHI SH KHALI...
13/11/2018

Musharaxa madax-waynaha midowga ardayda iskuulka farjano oo losoo gaabiyo FASSU
ustaad : CABDI RISAAQ CABDULAHI SH KHALIIF
KUDOORO
1 cadaalad
2 sinaan
3 hormar
4 khibrad hogaamineed
5 aqoon

Kuwani waa xulka iskuulka farjano oo dheelidoona malin nimada 29/3/3018GuulGuulGuul
23/03/2018

Kuwani waa xulka iskuulka farjano oo dheelidoona malin nimada 29/3/3018

Guul
Guul
Guul

Lama wada sineee waaa lakala sitaaaaaaaaIshiii buktaaay Ku bikaacsoWaaaa xulka ardayda iskuulka farjanoInagooo ah gudiga...
10/03/2018

Lama wada sineee waaa lakala sitaaaaaaaa
Ishiii buktaaay Ku bikaacso
Waaaa xulka ardayda iskuulka farjano
Inagooo ah gudiga ooo uuu noogu horeeeyo gudddomiyaha waxaaan leenahay

GUUL
GUUL
GUUUL
GUUL
GUUUL

Address

Kismayo

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gudiga Ardayda Iskuulaka farjano posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category