Warbaahinta Qeybta Booliiska G-Gedo

Warbaahinta Qeybta Booliiska G-Gedo waa Boga rasmiga ah ee Ciidamada Booliiska Gobalka Gedo

Ciidanka Booliska Baladxawo waxay gacanta ku soo dhigeen laba dhalinyaro ah oo  maalmihii u dambeeyay baraha bulshada, g...
19/07/2026

Ciidanka Booliska Baladxawo waxay gacanta ku soo dhigeen laba dhalinyaro ah oo maalmihii u dambeeyay baraha bulshada, gaar ahaan TikTok, ku faafinayeen waxyaabo anshax-xumo ah iyo waxyaabo ka hor imanaya qiyamka iyo mabaadi’da diinteenna Islaamka.

Sidoo kale, Ciidanka Booliska Baladxawo waxay digniin u jeediyeen dhammaan dhalinyarada reer Baladxawo, gaar ahaan kuwa isticmaala TikTok, inay ka fogaadaan wax kasta oo dhaawici kara anshaxa bulshada, isla markaana u adeegsadaan baraha bulshada si masuuliyad leh, kuna salaysan qiyamka diinteenna Islaamka, dhaqankeenna suubban, iyo shuruucda dalka.

Ciidanka Booliska waxay caddeeyeen inay tallaabo sharci ah ka qaadi doonaan cid kasta oo ku kacda falal lid ku ah sharciga, anshaxa bulshada iyo qiyamka diinteenna Islaamka.

18/07/2026

safar shaqo oo uu ku maqnaa kadib, waxaa dib ugu soo laabtay Gobolka Gedo Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka Gedo, Col. Aaden Maxamed Siyaad (Aaden Dhaforey). Taliyuhu wuxuu sii wadi doonaa gudashada waajibaadka shaqo ee la xiriira amniga, kala dambeynta iyo adeegga bulshada Gobolka Gedo.

05/07/2026

Address

Kismayo

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Warbaahinta Qeybta Booliiska G-Gedo posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share