Iidle Aadan Maxamed

Iidle Aadan Maxamed Page ka rasmiga ah ee Samafale Iidle Aadan Maxamed, Fadlan kala-xariir +252617990303

25/08/2026

โ€œBaahi kasta oo maanta i haysata, haddana waddankayga wax ii dhaama ma jiro.โ€ ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด Sidaas waxaa yiri Korneylkii la dayacay ee dalkiisa u soo halgamay.

24/08/2026

Alle ayaa ku mahadsan Qaliinkii Walaasheen Faadumo .

23/08/2026

DHAGEYSO: Barnaamijka qayb ka mid ah dood raadiye oo cinwaankeedu ahaa ๐——๐—ผ๐—ผ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐——๐—ต๐—ฎ๐—น๐—น๐—ถ๐—ป๐˜†๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฒ๐—ฒ ๐——๐—ผ๐—ผ๐—ฟ๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ผ ๐—ก๐—ฎ๐—ฏ๐—ฑ๐—ผ๐—ผ๐—ป, kaas oo laga siidaayey Radio Kismayo.

Barnaamijka waxaa ka qayb galay dhallinyaro ka socota qaybaha kala duwan ee bulshada, iyagoo ka hadlay kana dooday xuquuqda iyo waajibaadka dhallinyarada ee hannaanka doorashada, si looga hortago rabshadaha doorashooyinka la xidhiidha, iyo sida dhallinyaradu isaga difaaci karaan in siyaasiyiintu u isticmaalaan danahooda.

22/08/2026

Wadanigii uu waqtigu ciilay , haddana hoos ugu baahan qarankii uu shalay dhiiggiisa u huray๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด
Fadlan kala xiriir: +252 616602886
Hire Mahad Mulaax

21/08/2026

Walaashay Sowdo Qaalib Allaha u naxariitso Aabe.

19/08/2026

Waxaan maanta goobtiisa shaqada ku booqday Dr. Daaโ€™uud H Iimaan, oo ah dhakhtarka cudurrada guud ee Cisbitaalka Dankaab ee Magaalada Kismaayo.

18/08/2026

Hooyadii miskiinta ahayd ee aan garab u noqonay, waxay caawa galaysaa qalliin.

18/08/2026

Hoyadii miskiinta eheed Oo aan Gabarab u noqonay waxeyna galeysaa Qalin .

17/08/2026

โ€œWaxaan goobjoog u noqday dhacdo xanuun badan oo aan waxba ka qaban karin. Fadlan aan u soo duceyno hooyadan miskiinta ah ee ku daahday foosha. Ilaahay ha u fududeeyo, hana u sahlo dhalmada. ๐Ÿคฒ๐Ÿ’”โ€

14/08/2026

Aduunka waxey ka tagtay iyada oo kaligeed ah

Address

Jubaland
Kismayo

Telephone

+252617990303

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Iidle Aadan Maxamed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category