Xidhiidhka Kubada Cagta Waqooyi Bari

Xidhiidhka Kubada Cagta Waqooyi Bari Kusoo dhawoow bogga rasmiga ah ee Xidhiidhka Kubada Cagta SSC khaatumo.

Magacaabis
19/08/2026

Magacaabis

Wasiirka Wasaarada Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha Waqooyi Bari Ibraahim Jaamac Raygal iyo Gudoomiyaha Xidhiidhka Kubada Cagt...
19/08/2026

Wasiirka Wasaarada Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha Waqooyi Bari Ibraahim Jaamac Raygal iyo Gudoomiyaha Xidhiidhka Kubada Cagta Waqooyi Bari Saleebaan Cismaan C/nuur iyo maamulaha kastamka tukaraq c/rashiid bile iyo gudoomiyaha magaalada tukaraq cabdi warsame ayaa maanta daah-furay tartanka kooxaha heerka koowaad ee degmada tukaraq ee gobolka Sool

Wasiirka Wasaarada Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha Waqooyi Bari Ibrahim Jaamac Raygal Iyo gudoomiyaha Xidhiidhka Kubada Cagta...
18/08/2026

Wasiirka Wasaarada Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha Waqooyi Bari Ibrahim Jaamac Raygal Iyo gudoomiyaha Xidhiidhka Kubada Cagta Waqooyi Bari Saleebaan Cismaan C/nuur Xildhibaano golaha wakiilada Waqooyi Bari Iyo xildhibaano golaha deeganka Laascaanood ayaa maanta daah-furay tartanka Kooxaha heerka koowaad Degmada Goljanno Ee Gobolka Sool.

15/08/2026

Wasiirka Wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Waqooyi Bari ibraahim Jaamac Raygal iyo Gudoomiyaha Xidhiidhka Kubada Cagta Waqooyi Bari Saleebaan Cismaan C/nuur iyo Xildhibaan Budeeya iyo Gudoomiyaha magaalada balicad ayaa Daah-furay tartanka kooxaha heerka koowaad Degmada Balicad

Gudoomiyaha Xidhiidhka Kubada Cagta Waqooyi Bari Saleebaan Cismaan C/nuur ayaa soo gabagabeeyey tartanka Kooxaha heerka ...
11/08/2026

Gudoomiyaha Xidhiidhka Kubada Cagta Waqooyi Bari Saleebaan Cismaan C/nuur ayaa soo gabagabeeyey tartanka Kooxaha heerka Koowaad degamda XidhXidh ee Gobolka Sool

Wasiirka wasaarada Ciyaaraha Dawlada Waqooyi Bari Ibraahim Jaamac Raygal iyo Gudoomiyaha Xidhiidhka Kubada Cagta Waqooyi...
11/08/2026

Wasiirka wasaarada Ciyaaraha Dawlada Waqooyi Bari Ibraahim Jaamac Raygal iyo Gudoomiyaha Xidhiidhka Kubada Cagta Waqooyi Bari Saleebaan Cismaan C/nuur iyo Xildhibaan C/kariin Maxamed Geelle ayaa maanta soo gabagabeeyey Tartanka Kooxaha Heerka koowaad ee Degmada Adhicadeeye Ee Gobolka Sool

🏆⚽ XIRITAANKA HORYAALKA KUBADDA CAGTA DEGMADA XAMAR-LAGU-XIDHXidhiidhka Kubadda Cagta Waqooyi Bari waxa uu si rasmi ah u...
11/08/2026

🏆⚽ XIRITAANKA HORYAALKA KUBADDA CAGTA DEGMADA XAMAR-LAGU-XIDH

Xidhiidhka Kubadda Cagta Waqooyi Bari waxa uu si rasmi ah u soo gabagabeeyey Horyaalka Kubadda Cagta Degmada Xamar-lagu-xidh, oo muddo socday, kuna soo dhammaaday tartan ciyaareed hufan, midnimo iyo is-dhexgal bulsho.

Xafladda xiritaanka waxa kasoo qayb galay Masuuliyiinta Xidhiidhka Kubadda Cagta Degmada Xamar-lagu-xidh, Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Horumarinta Reer Miyiga, Mudane Cabdikariin Deyr, Xildhibaan Kilwe Aadan, Xildhibaan Maxamuud Cismaan Budeeye, Xildhibaannada Degmada Buuhdle, masuuliyiin, ciyaartooy, dhalinyaro iyo marti-sharaf kale.

Xidhiidhku waxa uu mahadcelin iyo bogaadin u jeedinayaa Maamulka Degmada Xamar-lagu-xidh, Xidhiidhka Degmada, guddiga qabanqaabada, kooxaha, ciyaartoyda, garsoorayaasha iyo taageerayaasha, kuwaas oo dhammaantood ka qayb qaatay guusha tartankan.

Hambalyo gaar ah waxaan u diraynaa kooxda ku guulaysatay koobka, iyo dhammaan kooxihii sida wanaagsan uga qayb qaatay horyaalka.

Kubadda Cagtu waa midnimo, dhalinyaraduna waa mustaqbalka.
Xidhiidhka Kubadda Cagta Waqooyi Bari — Horumarinta Ciyaaraha iyo Kobcinta Dhalinyarada. 🏆⚽

Wasiirka wasaarada Ciyaaraha Waqooyi Bari ibraahim Jaamac Raygal iyo Gudoomiyaha Xidhiidhka Kubada Cagta Waqooyi Bari Sa...
06/08/2026

Wasiirka wasaarada Ciyaaraha Waqooyi Bari ibraahim Jaamac Raygal iyo Gudoomiyaha Xidhiidhka Kubada Cagta Waqooyi Bari Saleebaan Cismaan C/nuur maayarka degmada cawke cali geele Xildhiban Budeeye Xildhibaan halamsade iyo Wasiir H**e Jaamac maxamed mursal iyo Gudoomiyaha Xidhiidhka degmada C/kariin Salool iyo Gudoomiyaha Ciyaaraha Fudud Waqooyi Bari c/laahi maxamed ayaa soo gabagabeeyey Tartanka Kooxaha Heerka Koowaad Ee Degmada widhwidh tartankaas oo ku Guulaysatay Kooxda saxansaxo

Gudoomiyaha Xidhiidhka Kubada Cagta Waqooyi Bari Saleebaan Cismaan C/nuur gudoomiyaha Xidhiidhka Ciyaaraha fudud Waqooyi...
03/08/2026

Gudoomiyaha Xidhiidhka Kubada Cagta Waqooyi Bari Saleebaan Cismaan C/nuur gudoomiyaha Xidhiidhka Ciyaaraha fudud Waqooyi Bari C/laahi maxamed Xuseen Gudoomiyaha Xidhiidhka Kubada Cagta Balihadhac iyo maayarka degmada Ayaa maanta daah-furay Tartanka Kooxaha Heerka Koowaad Degmada Balihadhac Ee Gobolka Sool

Xidhiidhka Kubada Cagta Waqooyi bari oo ugu horeeyo Gudoomiyaha Xidhiidhka Kubada Cagta Waqooyi Saleebaan Cismaan C/nuur...
01/08/2026

Xidhiidhka Kubada Cagta Waqooyi bari oo ugu horeeyo Gudoomiyaha Xidhiidhka Kubada Cagta Waqooyi Saleebaan Cismaan C/nuur iyo Gudoomiyaha Xidhiidhka Kubada Cagta Degmada Laascanod Cali maxamed Cilmi iyo Gudoomiyaha Xidhiidhka Ciyaaraha fudud Waqooyi bari C/laahi maxamed xuseen gudoomiyaha degmada qorilay C/laahi Daroor iyo xoghaya degmada qorilay C/laahi fulin ayaa maanta soo gabagabeeyey Tartanka kooxaha heerka koowaad degmada Qorilay Ee Gobolka Sool Tartankaas oo ku tartamayeen lixda kooxood ee heerka koowaad waxaa ku guulaysatay kooxda Gaashaan

Address

Laascaanood
1001

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xidhiidhka Kubada Cagta Waqooyi Bari posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share