Wasaaradda Shaqada, Arrimaha Bulshada, Dhallinyarada iyo Ciyaaraha

Wasaaradda Shaqada, Arrimaha Bulshada, Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Wasaaradda Shaqada, Arrimaha Bulshada, Dhallinyarada iyo Ciyaaraha, Government Organization, shacabka area, Laascaanood.

The Ministry of Employment, Social Affiars, Youth and Sports of the Northeast State of Somalia Admin is a pivotal governmental body tasked with the development & implementation of policies/programs aimed at enhancing the well-being of the Social Affiars

Laascaanood _24_8_2026Wasaarada Shaqada Iyo Arimaha Bulshada Dawlada Waqooyi Bari Ayadoo  Weynayneyso Dhalashada  Rasuul...
24/08/2026

Laascaanood _24_8_2026

Wasaarada Shaqada Iyo Arimaha Bulshada Dawlada Waqooyi Bari Ayadoo Weynayneyso Dhalashada Rasuulkeeyna Suuban "NNKH" Waxey Ogeysiineysaa Dhamaan Shaqaalaha Dawlada Iyo Kuwa Gaarka Ahba In Ay yihiin Fasax Maalinta Talaadada Oo Ay Taariikhdu Tahay 25/08/2026 Iyo 12ka Mowliid 1448 Oo Ku Beegan Dhalashadii Nabigeena Muxamed "NNKH"

Sidaa darteed Waxaa Lafasaxayaa Dhamaan Shaqaalaha Deegaanada Waqooyi Bari qiimaha iyo qadarinta Ay Maalintaas Leedahay Darteed,

-๐ƒ๐‡๐€๐Œ๐Œ๐€๐€D
๐—๐š๐Ÿ๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐—๐จ๐ ๐ญ๐š & ๐—๐ข๐๐ก๐ข๐ข๐๐ก๐ค๐š ๐ƒ๐š๐๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐๐๐š ๐’๐ก๐š๐ช๐š๐๐š, ๐€๐ซ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š, ๐ƒ๐ก๐š๐ฅ๐ฅ๐ข๐ง๐ฒ๐š๐ซ๐š๐๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐‚๐ข๐ฒ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐ƒ๐š๐ฐ๐ฅ๐š๐ ๐†๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ž๐ž๐๐ค๐š ๐–๐š๐ช๐จ๐จ๐ฒ๐ข ๐๐š๐ซ๐ข ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š.
Facebook : https://www.facebook.com/share/1LEEFpcDib/
Email : [email protected]
Tell : +252 63 7271000

Muqdisho, 23 Agoosto 2026 โ€”  Magalada  Muqdisho waxa Maanta ka furmay Kulan wadatashi qaran oo ku aaddan Siyaasadda Qara...
23/08/2026

Muqdisho, 23 Agoosto 2026 โ€”

Magalada Muqdisho waxa Maanta ka furmay Kulan wadatashi qaran oo ku aaddan Siyaasadda Qaran ee La-dagaallanka Ku Shaqeysiga Caruurta iyo Qorshe-hawleedka Qaran ee Ciribtirka Ku Shaqeysiga Caruurta.

Kulankaas oo soconaya Mudo laba cisho ah Laguna qabano Airport Hotel, kulankan oo uu furay Agaasimaha Guud Wasarada Shaaada Arimaha Bulshada Somalia Cabdilahi Xasan Aadan,

Kulankan waxa kaqaybgalay Agaasimaha Guud Wasaradda Shaqada, Arimaha Bulshada, Dhalinyarada, iyo Ciyaraha Waqoyi Bari Mudane Mukhtaar Ugaas Ibrahim (Maakhari) waxa kalo kaqaybgalay Shirkan Agaasimaha Waaxda Qorsheynta Ibrahim Maxamed Faarax,

Wadatashigan ayaa looga gol leeyahay in dhinacyada ay khusayso ay ka doodaan talona ka dhiibtaan Siyaasadda Qaran ee la doonayo in la ansixiyo si Soomaaliya ay u yeelato hannaan cad oo lagula dagaallamo laguna ciribtiro Ku Shaqeysiga Caruurta, gaar ahaan noocyada ugu xun ee Ku Shaqeysiga Caruurta.

Kulanka waxaa ka soo qaybgalay oo ka hadlay Saddexda wada-hawlgalayaal ee shaqada, oo kala ah Xiriirka Ururrada Shaqaalaha Soomaaliyeed (FESTU) oo matalaya shaqaale-weynaha, Rugta Ganacsiga Somalia, Wasarada Shaqada Arimaha Bulshada Somalia iyo Wasaradaha Shaqada Dowlad Goboleedyada,

-๐ƒ๐‡๐€๐Œ๐Œ๐€๐€D
๐—๐š๐Ÿ๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐—๐จ๐ ๐ญ๐š & ๐—๐ข๐๐ก๐ข๐ข๐๐ก๐ค๐š ๐ƒ๐š๐๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐๐๐š ๐’๐ก๐š๐ช๐š๐๐š, ๐€๐ซ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š, ๐ƒ๐ก๐š๐ฅ๐ฅ๐ข๐ง๐ฒ๐š๐ซ๐š๐๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐‚๐ข๐ฒ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐ƒ๐š๐ฐ๐ฅ๐š๐ ๐†๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ž๐ž๐๐ค๐š ๐–๐š๐ช๐จ๐จ๐ฒ๐ข ๐๐š๐ซ๐ข ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š.
Facebook : https://www.facebook.com/share/1LEEFpcDib/
Email : [email protected]
Tell : +252 63 7271000

๐“๐€๐‚๐’๐ˆ ๐“๐ˆ๐ˆ๐‘๐€๐€๐๐˜๐Ž ๐‹๐„๐‡INNAA LILLAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUUNDhammaan Masuuliyiinta iyo bahda Wasaaradda Shaqada, Arimaha ...
21/08/2026

๐“๐€๐‚๐’๐ˆ ๐“๐ˆ๐ˆ๐‘๐€๐€๐๐˜๐Ž ๐‹๐„๐‡

INNAA LILLAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN

Dhammaan Masuuliyiinta iyo bahda Wasaaradda Shaqada, Arimaha Bulshada, Dhalinyarada iyo Ciyaraha Dowladda Waqooyi Bari waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Waqooyi Bari, Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil, oo uu aabbihii, Marxuum Yuusuf Jibriil Garaad Cawl, ku geeriyooday magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

Masuuliyiinta iyo dhammaan hawlwadeennada Wasaaraddu waxay murugada iyo tacsida la qaybsanayaan Madaxweyne Ku-xigeenka Dowlada Waqoyi Bari, qoyskiisa, ehelkiisa, qaraabadiisa iyo dhammaan ummadda uu ka baxay Marxuumku.

Waxaan Alle SWT uga baryaynaa Marxuum Yuusuf Jibriil Garaad Cawl inuu naxariistiisa waarta ka waraabiyo, dembigiisana dhaafo, qabrigiisana u waasiciyo oo u nuuriyo, kana yeelo kuwa Jannatul Firdowsa Aclaa hoygiisa kadhigo,

Sidoo kale, waxaan Qoyska iyo dhammaan ehelada uu Marxuumku ka baxay inuu Alle ka siiyo samir iyo iimaan,

13/08/2026

Kalabaydh- 13/8/ 2026

Agaasimaha Guud Wasaarada Shaqada, Arimaha Bulshada, Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Waqooyi Bari Mukhtar Ugaas Ibrahim ( Maakhari) oo Maanta Daahfuray Kalabaydh Cup oo Maanta Sii rasmi ah uga Furmay Degmada Kalabaydh ee Gobolka Sool,

Agaasimaha aya ku boogadiyay Reer Kalabaydh soo dhoweynta iyo kaqayb qaadashada Arimaha Bulshada , Guulna uu rajeyey Dhalinta Sportska ah,

-๐ƒ๐‡๐€๐Œ๐Œ๐€๐€D
๐—๐š๐Ÿ๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐—๐จ๐ ๐ญ๐š & ๐—๐ข๐๐ก๐ข๐ข๐๐ก๐ค๐š ๐ƒ๐š๐๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐๐๐š ๐’๐ก๐š๐ช๐š๐๐š, ๐€๐ซ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š, ๐ƒ๐ก๐š๐ฅ๐ฅ๐ข๐ง๐ฒ๐š๐ซ๐š๐๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐‚๐ข๐ฒ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐ƒ๐š๐ฐ๐ฅ๐š๐ ๐†๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ž๐ž๐๐ค๐š ๐–๐š๐ช๐จ๐จ๐ฒ๐ข ๐๐š๐ซ๐ข ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š.
Facebook : https://www.facebook.com/share/1LEEFpcDib/
Email : [email protected]
Tell : +252 63 7271000

Laascaanood | 03 Aug 2026Guddida Doorashada Guddoonka Kubada Cagta Dawlada Waqooyi Bari Waxa ayOgaysiinayaan Daneeyaasha...
13/08/2026

Laascaanood | 03 Aug 2026

Guddida Doorashada Guddoonka Kubada Cagta Dawlada Waqooyi Bari Waxa ay
Ogaysiinayaan Daneeyaasha Kubadda Cagta in 13/08/2026 ay furmayso qabashada Araajida Murashaxiinta Guddoonka Xidhiidhka Kubadda Cagta Dawlada Waqooyi Bari, ayna ku egtahay 20/08/2026, 17:00 Galabnimo hadii Rabbi idmo.

Sidoo kale Guddida Doorashadu- Iyaga Oo ka Duulaya Qodobka 113aad Farqadihiisa 1aad iyo 2aad ee Dastuurka Dawlada Waqooyi Bari, Islamarkaas Dhawraya Xuqquuqda Aadanaha una Caddaalad Samaynaya Muwaadininta Dawlada W/Bari Soomaaliya.

-๐ƒ๐‡๐€๐Œ๐Œ๐€๐€D
๐—๐š๐Ÿ๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐—๐จ๐ ๐ญ๐š & ๐—๐ข๐๐ก๐ข๐ข๐๐ก๐ค๐š ๐ƒ๐š๐๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐๐๐š ๐’๐ก๐š๐ช๐š๐๐š, ๐€๐ซ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š, ๐ƒ๐ก๐š๐ฅ๐ฅ๐ข๐ง๐ฒ๐š๐ซ๐š๐๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐‚๐ข๐ฒ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐ƒ๐š๐ฐ๐ฅ๐š๐ ๐†๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ž๐ž๐๐ค๐š ๐–๐š๐ช๐จ๐จ๐ฒ๐ข ๐๐š๐ซ๐ข ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š.
Facebook : https://www.facebook.com/share/1LEEFpcDib/
Email : [email protected]
Tell : +252 63 7271000

Shirkii Arbacaalaha ee Wasaaradda Shaqada, Arrimaha Bulshada, Dhallinyarada iyo CiyaarahaMaanta oo Arbaco ah 12-08-2026,...
12/08/2026

Shirkii Arbacaalaha ee Wasaaradda Shaqada, Arrimaha Bulshada, Dhallinyarada iyo Ciyaaraha

Maanta oo Arbaco ah 12-08-2026, waxaa Wasaaradda Shaqada, Arrimaha Bulshada, Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Dowladda Waqooyi Bari lagu qabtay shirkii joogtada ahaa ee Arbacaalaha, kaas oo uu daahfuray Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda.

Shirka waxaa ka qayb galay Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda , iyo inta badan Agaasime Waaxeedada Wasaaradda, iyo Dhamaan Shaqalaha Kala duwaannWasaaradda,

Shirku wuxuu diiradda saaray dib-u-eegista Qorshaha Sanadlaha ah ee Wasaaradda, iyadoo la isla eegay waxyaabihii qabsoomay, kuwa socda iyo qodobadii qorshuhu dhigay balse aan weli la fulin, si loo dardar-geliyo hawlaha harsan.

Natiijada shirka, waxaa la isla qaatay in toddobaadkan gudihiisa la fuliyo laba hawlood oo muhiim ah:

1. In la qabto kulan wacyigelin ah oo dhalinyarada looga digayo khataraha tahriibka iyo balwadda kashaqeynta Nabada, waxaana loo xil-saaray guddi uu hoggaaminayo Agaasimaha Waaxda Dhallinyarada.
2. In la diyaariyo cilmi-baaris lagu ogaanayo baahiyaha bulshada, waxaana loo xil-saaray Agaasimaha Waaxda Qorsheynta, iyo guddi uu hoggaaminayo.

Sido Kale Waxa Hambalyo lodiray Dhalinyarada Aduunka oo Maanta Ku began tahay Maalinka dhalinyarada Aduunka 12 August,

Shirku wuxuu ku soo dhammaaday is-afgarad, goโ€™aan iyo qorshe hawleed cad.

Wasaaraddu waxay sii wadi doontaa dardargelinta qorshayaasheeda iyo u adeegidda bulshada, iyadoo mudnaanta la siinayo waxqabad muuqda oo bulshada taabanaya.

-๐ƒ๐‡๐€๐Œ๐Œ๐€๐€D
๐—๐š๐Ÿ๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐—๐จ๐ ๐ญ๐š & ๐—๐ข๐๐ก๐ข๐ข๐๐ก๐ค๐š ๐ƒ๐š๐๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐๐๐š ๐’๐ก๐š๐ช๐š๐๐š, ๐€๐ซ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š, ๐ƒ๐ก๐š๐ฅ๐ฅ๐ข๐ง๐ฒ๐š๐ซ๐š๐๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐‚๐ข๐ฒ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐ƒ๐š๐ฐ๐ฅ๐š๐ ๐†๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ž๐ž๐๐ค๐š ๐–๐š๐ช๐จ๐จ๐ฒ๐ข ๐๐š๐ซ๐ข ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š.
Facebook : https://www.facebook.com/share/1LEEFpWasaaradda Shaqada, Arrimaha Bulshada, Dhallinyarada iyo Ciyaaraha2 63 7271000

08/08/2026

Laascaanood | 08 Aug 2026

GuddidaKMG ah ee Doorashada Xidhiidhka Kubada Cagta Ee Dawlada Waqooyi Bari Soomaaliya, Iyaga Oo Gudanaya Mas'uuliyadoodii Waajibaad Waxay Fadhiisteen Kal-fadhigii Koowaad Maanta Oo Tirsi Taariikheedka Miilaadigu ahayd 08/8/2026.

Kal-fadhigaas Oo Lagu Akhriyey Dastuurka Kubada Cagta Dawlada Waqooyi Bari iyo Hab-raaca Sharci Ee Doorashada Guddoonka Xidhiidhka Kubada Cagta Dawlada Waqooyi Bari Soomaali.

Maadaama Doorashada Guddoonka Xidhiidhka Kubada Cagta Dawlada Waqooyi Bari Dhawaan ay qabsoomi doonto Insha Allah.

Kal-fadhiga waxaa Shir-Guddoominayay Guddoomiyaha Guddida Guddoonka Doorashada Xidhiidhka Kubada Cagta Dawlada Waqooyi Bari Soomaaliya Garyaqaan Maxamed Axmed Olol.

-๐ƒ๐‡๐€๐Œ๐Œ๐€๐€D
๐—๐š๐Ÿ๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐—๐จ๐ ๐ญ๐š & ๐—๐ข๐๐ก๐ข๐ข๐๐ก๐ค๐š ๐ƒ๐š๐๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐๐๐š ๐’๐ก๐š๐ช๐š๐๐š, ๐€๐ซ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š, ๐ƒ๐ก๐š๐ฅ๐ฅ๐ข๐ง๐ฒ๐š๐ซ๐š๐๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐‚๐ข๐ฒ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐ƒ๐š๐ฐ๐ฅ๐š๐ ๐†๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ž๐ž๐๐ค๐š ๐–๐š๐ช๐จ๐จ๐ฒ๐ข ๐๐š๐ซ๐ข ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š.
Facebook : https://www.facebook.com/share/1LEEFpcDib/
Email : [email protected]
Tell : +252 63 7271000

Wasaaradda Shaqada, Arrimaha Bulshada, Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Dawladda Waqooyi Bari waxay ku wargelinaysaa dhammaan...
29/07/2026

Wasaaradda Shaqada, Arrimaha Bulshada, Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Dawladda Waqooyi Bari waxay ku wargelinaysaa dhammaan madaxda hay'addaha kala duwan in shaqaale weynaha deegaanada Dawladda Waqooyi bari ay fasax yihiin 30-ka Luuliyo 2026, kuna beegan Maalinta bari oo Khamiis ah, munaasabadda aasaaska dawladda Waqooyi Bari awgeed.

Wasaaradda Shaqada, Arrimaha Bulshada, Dhallinyarada iyo Ciyaaraha waxay hambalyo u diraysaa Dhamaan shacabka Dawladda Waqooyi Bari iyadoo u rajaynaysa in ay ku dabaal degaan nabad, xasilooni iyo farxad.

Widh-Widh | 25 ๐‰๐ฎ๐ฅ๐ฒ 2026๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐๐๐š ๐’๐ก๐š๐ช๐š๐๐š, ๐€๐ซ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š, ๐ƒ๐ก๐š๐ฅ๐ฅ๐ข๐ง๐ฒ๐š๐ซ๐š๐๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐‚๐ข๐ฒ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š Mudane Ibraahim Jaama...
25/07/2026

Widh-Widh | 25 ๐‰๐ฎ๐ฅ๐ฒ 2026

๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐๐๐š ๐’๐ก๐š๐ช๐š๐๐š, ๐€๐ซ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š, ๐ƒ๐ก๐š๐ฅ๐ฅ๐ข๐ง๐ฒ๐š๐ซ๐š๐๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐‚๐ข๐ฒ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š Mudane Ibraahim Jaamac Reygal, ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay Tartanka Widh-Widh Cup ee Serie A oo ka qabsoomay Degmada Widh-Widh.

Tartankan ayaa qayb ka ah dadaallada lagu horumarinayo ciyaaraha, lagu dhiirrigelinayo dhallinyarada, laguna xoojinayo isdhexgalka iyo wadajirka bulshada. Wasaaraddu waxay aaminsan tahay in ciyaaruhu ay door muhiim ah ka qaataan kobcinta kartida dhallinyarada iyo dhismaha bulsho.

Munaasabadda daah-furka waxaa goob-joog ka ahaa Wasiirka Cadaaladda, Wasiirka Waxbarashada, Wasiirka Macdanta iyo Biyaha, Wasiirka Maaliyadda, Guddoomiyaha Xidhiidhka Kubadda Cagta Waqooyi Bari, Duqa Degmada Widh-Widh iyo masuuliyiin kala duwan.

Wasiirka Wasaaradda Shaqada, Arrimaha Bulshada, Dhallinyarada iyo Ciyaarahu wuxuu u rajaynayaa dhammaan kooxaha ka qaybgalaya tartan kaas ciyaar wanaag, anshax, is-xushmayn iyo in Widh-Widh Cup uu noqdo madal lagu horumariyo hibada dhallinyarada laguna xoojiyo midnimada bulshada.

-๐ƒ๐‡๐€๐Œ๐Œ๐€๐€D
๐—๐š๐Ÿ๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐—๐จ๐ ๐ญ๐š & ๐—๐ข๐๐ก๐ข๐ข๐๐ก๐ค๐š ๐ƒ๐š๐๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐๐๐š ๐’๐ก๐š๐ช๐š๐๐š, ๐€๐ซ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š, ๐ƒ๐ก๐š๐ฅ๐ฅ๐ข๐ง๐ฒ๐š๐ซ๐š๐๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐‚๐ข๐ฒ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐ƒ๐š๐ฐ๐ฅ๐š๐ ๐†๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ž๐ž๐๐ค๐š ๐–๐š๐ช๐จ๐จ๐ฒ๐ข ๐๐š๐ซ๐ข ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š.
Facebook : https://www.facebook.com/share/1LEEFpcDib/
Email : [email protected]
Tell : +252 63 7271000

๐๐ฎ๐ฎ๐ก๐จ๐จ๐๐ฅ๐ž | 17 ๐‰๐ฎ๐ฅ๐ฒ 2026๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐๐๐š ๐’๐ก๐š๐ช๐š๐๐š, ๐€๐ซ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š, ๐ƒ๐ก๐š๐ฅ๐ฅ๐ข๐ง๐ฒ๐š๐ซ๐š๐๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐‚๐ข๐ฒ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐š๐ฒ๐š๐š ๐ฌ๐ข ๐ซ๐š๐ฌ๐ฆ๐ข ๐š๐ก ๐ฎ ๐ฌ๐จ...
18/07/2026

๐๐ฎ๐ฎ๐ก๐จ๐จ๐๐ฅ๐ž | 17 ๐‰๐ฎ๐ฅ๐ฒ 2026
๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐๐๐š ๐’๐ก๐š๐ช๐š๐๐š, ๐€๐ซ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š, ๐ƒ๐ก๐š๐ฅ๐ฅ๐ข๐ง๐ฒ๐š๐ซ๐š๐๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐‚๐ข๐ฒ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐š๐ฒ๐š๐š ๐ฌ๐ข ๐ซ๐š๐ฌ๐ฆ๐ข ๐š๐ก ๐ฎ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐๐ก๐š๐ฒ ๐“๐š๐ซ๐ญ๐š๐ง๐ค๐š ๐Š๐จ๐จ๐›๐ค๐š ๐’๐ก๐ฎ๐ก๐š๐๐š๐๐š ๐ž๐ž ๐’๐ž๐ซ๐ข๐ž ๐€ ๐ƒ๐ž๐ ๐ฆ๐š๐๐š ๐๐ฎ๐ฎ๐ก๐จ๐จ๐๐ฅ๐ž

Maanta oo ay taariikhdu tahay 17-ka July 2026, Wasiirka Wasaaradda Shaqada, Arrimaha Bulshada, Dhallinyarada iyo Ciyaaraha, Mudane Ibraahim Jaamac Reygal, ayaa si rasmi ah u soo xidhay Tartanka Koobka Shuhadada ee Serie A Degmada Buuhoodle, Gobolka Togdheer, kaas oo muddooyinkii u dambeeyey si habsami leh uga socday degmada.

Xidhitaanka tartanka ayaa muujinaya sida ay Wasaaraddu uga go'an tahay horumarinta ciyaaraha, dhiirrigelinta dhallinyarada, iyo xoojinta doorka ciyaaruhu ku leeyihiin nabadda, isdhexgalka bulshada iyo kobcinta hibada ciyaartooyda.

Munaasabadda xidhitaanka waxaa goob joog ahaa Guddoomiyaha Xidhiidhka Kubadda Cagta Mudane Saleebaan Cabdinuur Xaashi, Duqa Degmada Buuhoodle, madaxda heer gobol, masuuliyiinta ciyaaraha iyo qaybaha kala duwan ee bulshada, kuwaas oo bogaadiyey sida hufan ee tartanka loo soo agaasimay iyo kaalinta uu ka qaadanayo horumarinta ciyaaraha iyo dhiirrigelinta dhallinyarada.

Wasiirka ayaa hambalyo u diray kooxdii ku guulaysatay koobka iyo dhammaan naadiyadii ka qaybgalay tartanka, isagoo ku ammaanay anshaxa wanaagsan, tartanka hufan iyo wadajirka ay muujiyeen intii uu socday tartanku. Sidoo kale, wuxuu adkeeyey in Wasaaraddu sii wadi doonto taageerada iyo horumarinta ciyaaraha si loo abuuro jiil firfircoon oo ka qayb qaata horumarka bulshada.

-๐ƒ๐‡๐€๐Œ๐Œ๐€๐€D
๐—๐š๐Ÿ๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐—๐จ๐ ๐ญ๐š & ๐—๐ข๐๐ก๐ข๐ข๐๐ก๐ค๐š ๐ƒ๐š๐๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐๐๐š ๐’๐ก๐š๐ช๐š๐๐š, ๐€๐ซ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š, ๐ƒ๐ก๐š๐ฅ๐ฅ๐ข๐ง๐ฒ๐š๐ซ๐š๐๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐‚๐ข๐ฒ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐ƒ๐š๐ฐ๐ฅ๐š๐ ๐†๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ž๐ž๐๐ค๐š ๐–๐š๐ช๐จ๐จ๐ฒ๐ข ๐๐š๐ซ๐ข ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š.
Facebook : https://www.facebook.com/share/1LEEFpcDib/
Email : [email protected]
Tell : +252 63 7271000

Address

Shacabka Area
Laascaanood

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 17:00
Wednesday 08:00 - 17:00
Thursday 08:00 - 17:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 17:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Wasaaradda Shaqada, Arrimaha Bulshada, Dhallinyarada iyo Ciyaaraha posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share