Guddida Diyaarinta Dastuurka SSCKh

Guddida Diyaarinta Dastuurka SSCKh Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Guddida Diyaarinta Dastuurka SSCKh, Government Organization, Laascanood ssckh, Laascaanood.

Guddiga Diyaarinta Dastuurka SSC-Khaatumo waa guddi 15 xubnood ka kooban oo si rasmi ah loogu xilsaaray diyaarinta iyo hagista geeddi-socodka dhismaha dastuur oo ay yeeshaan bulshada SSC-Khaatumo.

๐—Ÿ๐—”๐—”๐—ฆ๐—–๐—”๐—”๐—ก๐—ข๐—ข๐——, ๐ŸŽ๐Ÿ‘/๐Ÿ–/๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“: Gudiga Diyaarinta Dastuurka Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari ayaa Guddoomiyaha Golaha Wakiillada ๐— ...
03/08/2025

๐—Ÿ๐—”๐—”๐—ฆ๐—–๐—”๐—”๐—ก๐—ข๐—ข๐——, ๐ŸŽ๐Ÿ‘/๐Ÿ–/๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“: Gudiga Diyaarinta Dastuurka Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari ayaa Guddoomiyaha Golaha Wakiillada ๐— ๐˜‚๐—ฑ๐—ฎ๐—ป๐—ฒ ๐—๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฐ ๐—ฌ๐—ฎ๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ป ๐—ช๐—ฎ๐—ฟ๐˜€๐—ฎ๐—บ๐—ฒ ka guddoomay Nuqulka Rasmiga ah ee Dastuurka Dawlad ๐—š๐—ผ๐—ฏ๐—ผ๐—น๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ ๐—ช๐—ฎ๐—พ๐—ผ๐—ผ๐˜†๐—ถ-๐—•๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ ๐—ฆ๐—ผ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฎ.

03/08/2025

๐—š๐˜‚๐—ฑ๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐——๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐——๐—ฎ๐˜€๐˜๐˜‚๐˜‚๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐——๐—ผ๐˜„๐—น๐—ฎ๐—ฑ ๐—š๐—ผ๐—ฏ๐—ผ๐—น๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ ๐—ช๐—ฎ๐—พ๐—ผ๐—ผ๐˜†๐—ถ ๐—•๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ ayaa Wasaarada Cadaalada iyo Arrimaha Dastuurka ku Wareejiyey Dastuurka Dowlad Goboleedka Waqooyi bari Oo Habeenimadii Xalay uu Saxeexay Madaxwaynaha Dolwada Waqooyi bari.

Gudiga Diyaarinta Dastuurka Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari ayaa Wasaarada Cadaalada iyo Arrimaha Dastuurka ku Wareejiyey...
03/08/2025

Gudiga Diyaarinta Dastuurka Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari ayaa Wasaarada Cadaalada iyo Arrimaha Dastuurka ku Wareejiyey Dastuurka Dowlad Goboleedka Waqooyi bari Oo Habeenimadii Xalay uu Saxeexay Madaxwaynaha Dolwada Waqooyi bari.

Guddiga Diyaarinta Dastuurka SSC-Khaatumo iyo Maakhir ayaa maanta yeeshay kulan lagaga hadlayey arrimaha Diyaarinta dast...
23/07/2025

Guddiga Diyaarinta Dastuurka SSC-Khaatumo iyo Maakhir ayaa maanta yeeshay kulan lagaga hadlayey arrimaha Diyaarinta dastuurka oo maraya meel gebo-gebo ah.

Guddiga Diyaarinta Dastuurka ee Dawladda SSC-Khatumo ayaa maanta xafiiskooda kula kulmay Eng Sakariye Axmed Ogle oo ah k...
01/06/2025

Guddiga Diyaarinta Dastuurka ee Dawladda SSC-Khatumo ayaa maanta xafiiskooda kula kulmay Eng Sakariye Axmed Ogle oo ah khabiir ku xeeldheer naqshadaynta khariidadaha, isaga oo kasoo qaybqaatay samaynta khariidadaha inta badan Dawlad Goboleedyada dalka.

24/05/2025

๐‹๐š๐š๐ฌ๐œ๐š๐š๐ง๐จ๐จ๐ ๐Ÿ๐Ÿ’ ๐Œ๐š๐ฒ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“: Guddida Diyaarinta Dastuurka Dowlad Gobleedka SSC Khatumo Ayaa manta kulan la Qaatay Qaar Kamida Golaha Sare Ee Isimadda Dhaqanka SSC KHATUMO.

๐ƒ๐‡๐€๐Œ๐€๐€๐ƒ

๐‹๐š๐š๐ฌ๐œ๐š๐š๐ง๐จ๐จ๐ ๐Ÿ๐Ÿ’ ๐Œ๐š๐ฒ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“: Guddida Diyaarinta Dastuurka Dowlad Gobleedka SSC Khatumo Ayaa manta kulan la Qaatay Qaar Kamid...
24/05/2025

๐‹๐š๐š๐ฌ๐œ๐š๐š๐ง๐จ๐จ๐ ๐Ÿ๐Ÿ’ ๐Œ๐š๐ฒ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“: Guddida Diyaarinta Dastuurka Dowlad Gobleedka SSC Khatumo Ayaa manta kulan la Qaatay Qaar Kamida Golaha Sare Ee Isimadda Dhaqanka SSC KHATUMO.

๐ƒ๐‡๐€๐Œ๐€๐€๐ƒ

Guddiga Diyaarinta Dastuurka ayaa 22/5/2025 la kulmay: Dr. Cali Ciise Cabdi iyo Dr. Cali X. Cige oo waayo-aragnimo xeeld...
23/05/2025

Guddiga Diyaarinta Dastuurka ayaa 22/5/2025 la kulmay: Dr. Cali Ciise Cabdi iyo Dr. Cali X. Cige oo waayo-aragnimo xeeldheer u leh arrimaha maamul wanaagga iyo maaliyadda.

Gudidda Dastuurka Dowlad Goboleedka SSC-Khaatumo oo dadka Reer  Guuraaga lasameeyay latashiga dadweynaha ee Qorista Dast...
20/05/2025

Gudidda Dastuurka Dowlad Goboleedka SSC-Khaatumo oo dadka Reer Guuraaga lasameeyay latashiga dadweynaha ee Qorista Dastuurka SSC-khaatumo.

19/05/2025

๐’๐š๐ง๐š๐š๐  ๐Ÿ๐Ÿ— ๐Œ๐š๐ฒ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“

Guddida Diyaarinta Dastuurka SSC-Khaatumo ayaa kulan latashiya la Qaatay bulsho Waynta Caasimada ku-meelgaadh Gobolka Sanaag Ee Degmada Fiqifuliye.

Bulshada Degmada Fiqi-fuliye ayaa aragtidooda ku biiriyay Dastuurka Dowlad Goboleedka SSC-Khaatumo.

Gudida Diyaarinta Dastuurka SSC-khaatumo Ayaa Maalmahan Safaro ku Maraya Dhamaan Deegaanada ๐ƒ๐š๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐š ๐’๐’๐‚-๐Š๐ก๐š๐š๐ญ๐ฎ๐ฆ๐จ ๐ž๐ž ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š.

๐‹๐š ๐“๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐ƒ๐š๐๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š

๐’๐š๐ง๐š๐š๐  ๐Ÿ๐Ÿ— ๐Œ๐š๐ฒ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“Guddida Diyaarinta Dastuurka SSC-Khaatumo ayaa kulan latashiya la Qaatay bulsho Waynta Caasimada ku-me...
19/05/2025

๐’๐š๐ง๐š๐š๐  ๐Ÿ๐Ÿ— ๐Œ๐š๐ฒ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“

Guddida Diyaarinta Dastuurka SSC-Khaatumo ayaa kulan latashiya la Qaatay bulsho Waynta Caasimada ku-meelgaadh Gobolka Sanaag Ee Degmada Fiqifuliye.

Bulshada Degmada Fiqi-fuliye ayaa aragtidooda ku biiriyay Dastuurka Dowlad Goboleedka SSC-Khaatumo.

Gudida Diyaarinta Dastuurka SSC-khaatumo Ayaa Maalmahan Safaro ku Maraya Dhamaan Deegaanada ๐ƒ๐š๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐š ๐’๐’๐‚-๐Š๐ก๐š๐š๐ญ๐ฎ๐ฆ๐จ ๐ž๐ž ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š.

๐‹๐š ๐“๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐ƒ๐š๐๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š

๐Š๐š๐ฅ๐š๐›๐š๐ฒ๐๐ก: ๐Ÿ๐Ÿ— ๐Œ๐š๐ฒ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“. ๐‹๐š ๐“๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐ƒ๐š๐๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š  Gudida Diyaarinta Dastuurka SSC-Khaatumo ayaa  kulan la Qaatay Bulsho Wey...
19/05/2025

๐Š๐š๐ฅ๐š๐›๐š๐ฒ๐๐ก: ๐Ÿ๐Ÿ— ๐Œ๐š๐ฒ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“. ๐‹๐š ๐“๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐ƒ๐š๐๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š

Gudida Diyaarinta Dastuurka SSC-Khaatumo ayaa kulan la Qaatay Bulsho Weynta Degmada Kalabaydh Ee Gobolka Sool.

Bulshada Degmada Kalabaydh ayaa aragtidooda ku biiriyay Dastuurka Dowlad Goboleedka SSC-Khaatumo.

Gudida Diyaarinta Dastuurka SSC-khaatumo Ayaa Maalmahan Safaro ku Maraya Dhamaan Deegaanada ๐ƒ๐š๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐š ๐’๐’๐‚-๐Š๐ก๐š๐š๐ญ๐ฎ๐ฆ๐จ ๐ž๐ž ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š.

Address

Laascanood Ssckh
Laascaanood
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Guddida Diyaarinta Dastuurka SSCKh posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share