Naji Hussein

Naji Hussein “Nin Baahan Ninkii U Baahda Ayaa Tala Weyn U Baahan.”
(13)

Luuq-Ganane Gedo Somalia 🇸🇴Jasiiradii Cagaarned, Dhulkii U Duga💚
22/07/2026

Luuq-Ganane Gedo Somalia 🇸🇴
Jasiiradii Cagaarned, Dhulkii U Duga💚

07/07/2026

“Luuq-Ganane Oo Nabad Ah Baa Salamullah idinka Soo Leyahay Saxibayaal,
Inaad Cafimaad Qabtan Baa idin Rajeynayaa Jallayaal Guuleysta.”

29/04/2026

Waxaa Saka Degmadda Luuq-Ganane Si Diiran Loogu Soo Dhaweyay Wasiir Ku xigeenka Wasaradda Wax Barashada Ahna Xildhiban Ka Tirsan Golaha Shacabka, Abdirashiid Mohamed Du’alle. (Calow) Soo Dhawow Wasiir

08/03/2026

Ustaad Macalin Carafad oo Ka Waramaya Tartankii Final-ka Bisha Ramadan Ee School-Ka Luuq Ganane Secondary School (LGSS). Final kas oo Saka u dhaxeyay Laba Kooxod Oo kala ah Kooxda Hadraawi iyo Kooxda SYL, Guushana Ay Raacday Kooxda ( Hadraawi ) Hambalyo Ayan Leeyahay Labada Kooxodba Sida Quruxda badan aad u dadaashen.

Address

Eastlight
Nairobi
00100

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Naji Hussein posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Naji Hussein:

Shortcuts

Share