Amiir Public Notary

Call Directions Contact the organization

Amiir Public Notary Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Amiir Public Notary, Notary public, Downtown opposite of Tawakal Plaza, Mogadisho.

Hambalyo Maalinta 1-da Agoosto!      waxay dhammaan shacabka Puntland ugu hambalyaynaysaasannad-guurada 1-da Agoosto, Ma...
31/07/2026

Hambalyo Maalinta 1-da Agoosto!
waxay dhammaan shacabka Puntland ugu hambalyaynaysaa
sannad-guurada 1-da Agoosto, Maalinta Asaaska Puntland.
Ilaahay ha xafido Puntland, hana waarto nabad, caddaalad iyo horumar. Guul iyo Gobannimo. ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ฑ

Maanta sug dukumentigaaga, berri ka badbaad muran.Soo booqo Amiir Public Notary๐Ÿ“ Galdogob, Puntland, Somalia๐Ÿ“ž +252 907 7...
16/06/2026

Maanta sug dukumentigaaga, berri ka badbaad muran.

Soo booqo Amiir Public Notary
๐Ÿ“ Galdogob, Puntland, Somalia
๐Ÿ“ž +252 907 797632

16/06/2026

๐Ÿ“œ Amiir Public Notary
Waxaan bixinaa adeegyo sharciyeed oo lagu kalsoon yahay, oo ay ka mid yihiin:
โœ… Kala iibsiga dhulka,
โœ…guryaha iyo gaadiidka
โœ… Heshiisyada kala duwan
โœ… Diiwaangelinta iyo xaqiijinta dukumentiyada
โœ… Arjiyada iyo adeegyada maxkamadaha
Sugnaantaada waa Ujeedkeenna.
๐Ÿ“ Galdogob, Puntland, Somalia
๐Ÿ“ž +252 907 797632

๐…๐”๐‘๐’๐€๐ƒ ๐๐€๐€๐‹๐ˆ ๐€๐‡! - ๐ƒ๐‡๐”๐‹ ๐ˆ๐ˆ๐ ๐€๐‡  $ ๐Ÿ‘๐Ÿ“๐ŸŽ๐ŸŽ๐Ÿ“ Xaafadda Horseed โ€“ Aaga Haybari Zone White House โ€“ Degmada Galdogob๐‡๐š๐๐๐ข๐ข ๐š๐š๐ ๐ซ๐š...
09/06/2026

๐…๐”๐‘๐’๐€๐ƒ ๐๐€๐€๐‹๐ˆ ๐€๐‡! - ๐ƒ๐‡๐”๐‹ ๐ˆ๐ˆ๐ ๐€๐‡ $ ๐Ÿ‘๐Ÿ“๐ŸŽ๐ŸŽ

๐Ÿ“ Xaafadda Horseed โ€“ Aaga Haybari Zone White House โ€“ Degmada Galdogob

๐‡๐š๐๐๐ข๐ข ๐š๐š๐ ๐ซ๐š๐š๐๐ข๐ง๐š๐ฒ๐ฌ๐จ ๐๐ก๐ฎ๐ฅ ๐ค๐ฎ ๐ฒ๐š๐š๐ฅ ๐ฆ๐ž๐ž๐ฅ ๐ข๐ฌ๐ญ๐š๐ซ๐š๐š๐ญ๐ข๐ข๐ฃ๐ข ๐š๐ก ๐จ๐จ ๐ฆ๐ฎ๐ฌ๐ญ๐š๐ช๐›๐š๐ฅ ๐Ÿ๐ข๐ข๐œ๐š๐ง ๐ฅ๐ž๐ก,๐ฐ๐š๐š ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ฌ๐š๐ ๐ง๐š๐š๐๐ข๐ซ ๐š๐ก ๐ค๐š ๐Ÿ๐š๐š๐ข๐ข๐๐š๐ฒ๐ฌ๐ข ๐ฐ๐š๐œ๐š๐ง.

๐Ÿ“ž Faahfaahin dheeraad ah nala soo xiriir. ๐Ÿ๐Ÿ“๐Ÿ๐Ÿ—๐ŸŽ๐Ÿ•๐Ÿ•๐Ÿ—๐Ÿ•๐Ÿ”๐Ÿ‘๐Ÿ / ๐Ÿ๐Ÿ“๐Ÿ๐Ÿ—๐ŸŽ๐Ÿ•๐Ÿ•๐Ÿ“๐Ÿ—๐Ÿ”๐Ÿ๐ŸŽ

Ciidul Adxaa MubaarakWaxa aan farxadda Ciidul Adxaa la wadaagayaa walaalaha Soomaaliyeed dacal walba oo ay dunida kaga s...
26/05/2026

Ciidul Adxaa Mubaarak

Waxa aan farxadda Ciidul Adxaa la wadaagayaa walaalaha Soomaaliyeed dacal walba oo ay dunida kaga suganyihiin

Maalintan oo kale waxa mudan in aan is xasuusinno Alle ka cabsiga, cibaadada, xiriirinta ehelka, deriska iyo gudashada acmaasha hagaagsan ee Alle inoo dhawaynaya.

Farxad iyo Fayoobi ku ciida.

๐Ÿก DHUL IIB AH โ€“ FURSAD QAALI AH! ๐ŸกWaxaa iib ah dhul ku yaalla๐Ÿ“ Xaafadda Horseed โ€“ Aaga Haybari Zone White House โ€“ Degmad...
17/05/2026

๐Ÿก DHUL IIB AH โ€“ FURSAD QAALI AH! ๐Ÿก

Waxaa iib ah dhul ku yaalla
๐Ÿ“ Xaafadda Horseed โ€“ Aaga Haybari Zone White House โ€“ Degmada Galdogob

โœ… Meel wanaagsan oo horumar leh
โœ… Ku habboon dhismo deegaan
โœ… Aag si xawaare leh u kobcaya
โœ… Fursad maalgashi oo qiimo leh

Haddii aad raadinayso dhul ku yaal meel istaraatiiji ah oo mustaqbal fiican leh, tani waa fursaddaada.

๐Ÿ“ž Faahfaahin dheeraad ah nala soo xiriir.















22/04/2026

/ iib

Cabirka:- 20m x 29m
Wadoyinka:- 2 wado
Damaanad:- leh
Magaladda:- Galdogob
Xafadda:- Sayidka
Aaga:- Jilu saxaaba
Nooca. Waregsan
Qiimaha:- $ 14,000 gorgortan leh
Tell:- +252907797632
Whatsap:- +252907797632

F.G Fadlan hadii aad heysid Gaari, Guri, .Dhul kuu iib ah ama Guri kiro ah nagala soo xariir qeybta app ka . ama wac numberka 7797632








 / iib    Cabirka:-                20m x 29m Wadoyinka:-           2 wadoDamaanad:-             lehMagaladda:-          ...
22/04/2026

/ iib

Cabirka:- 20m x 29m
Wadoyinka:- 2 wado
Damaanad:- leh
Magaladda:- Galdogob
Xafadda:- Sayidka
Aaga:- Jilu saxaaba
Nooca. Waregsan
Qiimaha:- $ 14,000 gorgortan leh
Tell:- +252907797632
Whatsap:- +252907797632

F.G Fadlan hadii aad heysid Gaari, Guri, .Dhul kuu iib ah ama Guri kiro ah nagala soo xariir qeybta app ka . ama wac numberka 7797632








 / iib      tusaleCabirka:-                20m x 20m Wadoyinka:-           1 wadoDamaanad:-             lehMagaladda:-  ...
02/04/2026

/ iib tusale

Cabirka:- 20m x 20m
Wadoyinka:- 1 wado
Damaanad:- leh
Magaladda:- Galdogob
Xafadda:- Horseed
Aaga:- Shirkada Amtel
Zone:- wada tuurdini u dhow
Nooca. Kuududaysan
Qiimaha:- $ 2,900
Tell:- +252907797632
Whatsap:- +252907797632

20mx10m. $1,500

Boosas ku waa badan yihiin

F.G Fadlan hadii aad heysid Gaari, Guri, .Dhul kuu iib ah ama Guri kiro ah nagala soo xariir qeybta app ka . ama wac numberka 7797632








๐ŸŒ™ Eid Mubarak!
19/03/2026

๐ŸŒ™ Eid Mubarak!

Address

Downtown Opposite Of Tawakal Plaza
Mogadisho
GD

Telephone

+252907797632

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Amiir Public Notary posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Amiir Public Notary:

Shortcuts

Share

Category