ismail sama jecel

ismail sama jecel No qabyaalad midnimo somaliyeed oo kali ah πŸ‘‰πŸ‡ΈπŸ‡΄

21/08/2026

Lagama yaabo inaan qalad taageero Allow Alle

15/08/2026

Shacabka Allaha kaqabto idam Allee

15/08/2026

Waa layaab

14/08/2026

Hambalyo hay,adda sirdoonkeena somaliyeed isbadal amni ayaan dareemayaa gudaha dalka dalkeena sirdoono shisheeye ayaa kabuuxay oo waxyelo u geysta dalka io dadka

13/08/2026

Madaxweynuhu waa qaldan yahaye yaa gacantiisa qabta Allow Alle

13/08/2026

Keewaay kaas

13/08/2026

Allow Alle

13/08/2026

Omar Artan

11/08/2026

Allow aney igaarti πŸ˜‚

Ninkan oo u dhashay dal Jamaica ayaa dhahay Hablaha Soomaaliyeed waxeey u nool yihiin Raga jameekaan ah asigoo sheegay i...
08/08/2026

Ninkan oo u dhashay dal Jamaica ayaa dhahay Hablaha Soomaaliyeed waxeey u nool yihiin Raga jameekaan ah asigoo sheegay in dumarka somalida markaa hi I'm jameekaan dhahdo meshaa rabto u wadan karto.

Arinta iga yaabisay ayaa eh in Dumar badan oo somali eh ee comments ugu qorayeen waa runtaa.

Maxaa keenay hablihii geela iyo fardaha laga bixin jiray ineey sidaan raqiis bahdilan u noqdnaan.?

Address

Mogadisho
JH09010

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when ismail sama jecel posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share