Saldhiga Boliiska Cabdi Casiis

Saldhiga Boliiska Cabdi Casiis Halkaani Waa Pagka Saldhiga Boliiska Ee, Degmada C/Casiis

07/08/2026

Ambad: Waxaa Saldhiga Boliiska Degmada Cabdi Casiis Lagu Haayaa Wiilkaan Lunsan Oo Laga Soo Waday Xeebta Liido Waxaa Uusan Garaneen Meshoo Kasoo Lumay Fadllan Gaarsiiya Eheladiisa

Allaha U Naxariisto G/le Dhexe ApdiKadir Matoote Oo Kamid Ahaa Saraakiisha Ciidanka Boliiska Somaaliyeed. ๐Ÿฅฒ๐Ÿคฒ๐Ÿป๐Ÿคฒ๐Ÿป๐Ÿคฒ๐Ÿปุงู„ู„ู‘ูŽู‡ู...
04/08/2026

Allaha U Naxariisto G/le Dhexe ApdiKadir Matoote Oo Kamid Ahaa Saraakiisha Ciidanka Boliiska Somaaliyeed. ๐Ÿฅฒ๐Ÿคฒ๐Ÿป๐Ÿคฒ๐Ÿป๐Ÿคฒ๐Ÿป

ุงู„ู„ู‘ูŽู‡ูู…ู‘ูŽ ุงุฌู’ุนูŽู„ู’ ู‚ูŽุจู’ุฑูŽู‡ู ุฑูŽูˆู’ุถูŽุฉู‹ ู…ูู†ู’ ุฑููŠูŽุงุถู ุงู„ู’ุฌูŽู†ู‘ูŽุฉูุŒ ูˆูŽุงุบู’ููุฑู’ ู„ูŽู‡ูุŒ ูˆูŽุงุฑู’ุญูŽู…ู’ู‡ูุŒ ูˆูŽุฃูŽุณู’ูƒูู†ู’ู‡ู ุงู„ู’ููุฑู’ุฏูŽูˆู’ุณูŽ ุงู„ู’ุฃูŽุนู’ู„ูŽู‰. ุขู…ูŠู†.๐Ÿคฒ๐Ÿป

15/07/2026

Gabadhaan Waa Ay Lunsan Tahay Waxaa Aysan Garaneen Halka Ay Dagan Tahay Iyo Wax Lambaraa Cidii Aqoonsan karto Waxaan Ku Haynaa Saldhiga Boliiska C/Casiis Share U Dhaha

13/07/2026

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Gen.Asad Cismaan Cabdullaahi Ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Taliyaha Ciidanka Booliska Jamhuuriyadda Jabuuti iyagoo kawada hadlay xoojinta iskaashiga u dhexeeya labada ciidan

11/07/2026

Gabadhaas Lunsaneed Waxaa Lagu Wareejiyay Walaasheed Ladhalataya:

10/07/2026

1.Gabadhaan Waa Ambad Magaceeda Waa Qadro Cabdullaahi Gacal Warsame Magaca Hooyadeed Waa Seynab Ma Garaneyso Number Taleefan Iyo Xaafada Ay Kasoo Luntay
2. Wiilka Waa Ambad Magaciisu Waa Cumar Cabdishakuur Xasan Jimcaale Magaca Hooyadiis Muno Cali Waa 10 Jir Wuxuu Kasoo Lumay Dayniile Waxaa Lagu Haayaa Saldhiga C/Casiis

07/07/2026

Deg Deg:-Taliyaha Booliska Soomaaliya Gen.Asad Cismaan C/laahi Diyaano oo ku sugan degmadda Ceeldheer ayaa Yiri:-"Muddo bil gudaheeda waxaan Degmadda Ceeldheer ka hirgalin doonaa Ciidamo tayo leh,Garsoor iyo Maxkamado intaas oo dhan wadada ayay ku soo jiraan".

29/06/2026

Cunugii Aan Mudo Bila Aan Ku Haynay Saldhiga Boliiska Degmada C/Casiis Waxaan Ku Wareejinay Hoyadiis Waad Mahad Santihiin Dhamaantiin

25/06/2026

HEESTII JUUN :- KOOXDA HEEGAN EE Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed

20/06/2026

MAAMUUSA CALANKEENNA | ERAYADA ABWAAN CUMAR BASHIIR | KOOXDA HEEGAN. Ee Ciidan Boliiska Somaliyed

Address

Abdiaziz
Mogadishu
IBRAAHIN

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Saldhiga Boliiska Cabdi Casiis posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share