Guutada 18'aad Kumandoska Gor-gor

Guutada 18'aad Kumandoska Gor-gor Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Guutada 18'aad Kumandoska Gor-gor, Government Organization, Jaziira Street, Mogadishu.

Guutada 18aad ee Kumaandooska Gorgor
Cutub ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS) oo ku hawlan difaaca Qaranka, fulinta hawlgallada gaarka ah, tababarka ciidan, iyo ilaalinta shacabka.

29/08/2026

اللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد ﷺ
Allaahumma salli wa sallim wa baarik calaa Nabiyyinaa Muxammad ﷺ.

Ururka 8’aad Guutada 18’aad Kumaandooska Gorgor

Taliyaha Taliska Ururka 8'aad Guutada 18'aad Kumandoska Gor-gor  Dhamme Naqiib Abdulahi Hersi Ayaa maanta Feel Guud Kula...
29/08/2026

Taliyaha Taliska Ururka 8'aad Guutada 18'aad Kumandoska Gor-gor Dhamme Naqiib Abdulahi Hersi Ayaa maanta Feel Guud Kula hadlay Cutubyo Katirsan Ururka 8'aad Guutada 18'aad k*m Gorgor

Asigoo kula dardaarmay Adkeynta Xaraga alle iyo u shaaqeynta Dadka & Dalka Iyo Diinta

Taliyaha Ayaa ku Amaanay Dowrka ay qaateen amniga Dalka Asigoo kula Dardaarmay In Ay Siilaba Jibaaraan Shaqada Qaranka.

27/08/2026

Ciidanka xooga dalka waa geesiyal waxaa Sida uga cararayo waa khawarijta 🥷

26/08/2026

BARTA DIB-U-HABAYNTA CIIDANKA XOOGGA DALKA SOOMAALIYEED OO LA DAAH-FURAY

25/08/2026

Xuska iyo Weyneynta Xabiibkeenna Maxamed NNKH

Deegaanka Buulo Naageey, Gobolka Shabeellaha Hoose – Waxaa si weyn looga xusay loona weyneeyay dhalashada iyo noloshii suubban ee Xabiibkeenna Nabi Muxammad (NNKH), iyadoo munaasabadda ay ka qeyb qaateen ciidamada Ururka 204-aad ee Guutada 20-aad Kumaandooska Gorgor, kuwaas oo ku sugan deegaanka Buulo Naageey ee Gobolka Shabeellaha Hoose.

Xuskan ayaa ahaa mid lagu muujinayay jacaylka iyo maamuuska loo hayo Rasuulkeenna Muxammad (NNKH), iyadoo ciidamada iyo bulshada deegaanka ay xoogga saareen muhiimadda ay leedahay ku dayashada akhlaaqdii, naxariistii, dulqaadkii iyo hoggaamintii suubbanayd ee Nabi Muxammad (NNKH).

Munaasabadda ayaa sidoo kale ahayd fursad lagu xoojinayay midnimada, walaaltinimada iyo isku xirnaanta ciidamada iyo bulshada deegaanka, iyadoo la xusuustay kaalintii weynayd ee uu Rasuulku (NNKH) ku lahaa hanuuninta iyo mideynta ummadda Islaamka.

Ciidamada Ururka 204-aad, Guutada 20-aad Kumaandooska Gorgor ayaa muujiyay in iyagoo gudanaya waajibaadkooda qaran iyo sugidda amniga shacabka, ay sidoo kale muhiimad siinayaan qiyamka diinta, akhlaaqda iyo dhaqanka suubban.

Xuska Xabiibkeenna Muxammad NNKH waa xusuus ku boorrinaysa ummadda Islaamka inay ku dayato akhlaaqdiisa, naxariistiisa iyo hanuunkiisa.

12-Rabiicul-Awal-1448HWaa Maalin Cideed Waa Maalinka Dhalashada Xabiibkeena Maxamed NNKH Uu Dunida Kusoo Biiray Taliyaha...
25/08/2026

12-Rabiicul-Awal-1448H

Waa Maalin Cideed Waa Maalinka Dhalashada Xabiibkeena Maxamed NNKH Uu Dunida Kusoo Biiray

Taliyaha Guutada 18’aad Kumaandooska Gorgor G/dhexe Aadan Maxamed Faarax Oo Munaasabada Dhalashada Xabiibkeena Ugu Hambalyeey Geesiyada CXDS Gaar Ahaan Guutada 18’aad Kumaandooska Gorgor

24/08/2026

Geesiyada Ururka 10’aad Guutada 18’aad Ee Kumaandooska Gorgor

Guluf ka dhan ah khawaarijta ayaa mar kale ka bilaabanayo Sh/dhexe

Taliyaha Guutada 18’aad Kumaandooska Gorgor G/le dhexe Aadan Maxamed Farax waa dhisyay Guutadaan

Qaranku waa guulaysan khawaarijna waa jabin alle Idinkii

Waa inoo Furimaha sidii caado inoo ahayd soo warinta guulaha 𝐒𝐍𝐀 rabi idinkii

TALIYAHA CIIDANKA XOOGGA DALKA SOOMAALIYEED OO SARAAKIIL TABABAR UGU SOO XIRAY DUGSIGA GEN. DHAGABADANTaliyaha Ciidanka ...
24/08/2026

TALIYAHA CIIDANKA XOOGGA DALKA SOOMAALIYEED OO SARAAKIIL TABABAR UGU SOO XIRAY DUGSIGA GEN. DHAGABADAN

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye-Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, oo ay weheliyaan Taliyaha Ciidanka Dhulka, Jeneraal Sahal Cabdullaahi Cumar, iyo Taliyaha Taliska Tababarka iyo Doktriinka, Jeneraal Axmed Ciise Axmed, ayaa tababar usoo xiray saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.

Munaasabadda xiritaanka waxaa ka qeybgalay Taliyaha Ciidanka Hawlgalka Tababarka Midowga Yurub ee Soomaaliya (EUTM-Somalia), Brigadier General Elio Manes.

Saraakiisha ayaa tababarka ku qaatay Dugsiga Tababarka S/Gaas Dhagabadan, iyadoo lagu xoojiyay aqoontooda, Xirfaddooda iyo awoodda Hoggaamineed.

“Saraakiisha Ciidamadda XDS Iyo Dulleedka Degmadda Masjid Cali Guduud ee Gobolka Shabeellaha Dhexe. -Maalmihii Wacnaa We...
22/08/2026

“Saraakiisha Ciidamadda XDS Iyo Dulleedka Degmadda Masjid Cali Guduud ee Gobolka Shabeellaha Dhexe.

-Maalmihii Wacnaa Wey Soo Socdaan.

22/08/2026

Guluf Dagaal Iyo Sh/dhexe

Address

Jaziira Street
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Guutada 18'aad Kumandoska Gor-gor posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Guutada 18'aad Kumandoska Gor-gor:

Shortcuts

Share