Maxkamadda Gobolka Banaadir

Maxkamadda Gobolka Banaadir Bogga rasmiga ah ee Maxkamadda Gobolka Banaadir

Maxkamadda Gobolka Banaadir waxay baafinaysaa kuna wargalinaysaa Eedaysane ๐—ฆ๐˜‚๐—น๐—ฒ๐˜†๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—–๐—ฎ๐—น๐—ถ ๐— ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—บ๐—ฒ๐—ฑ, kaasoo dacwad ciqaab ...
13/08/2026

Maxkamadda Gobolka Banaadir waxay baafinaysaa kuna wargalinaysaa Eedaysane ๐—ฆ๐˜‚๐—น๐—ฒ๐˜†๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—–๐—ฎ๐—น๐—ถ ๐— ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—บ๐—ฒ๐—ฑ, kaasoo dacwad ciqaab ah oo uu dhinac ka yahay ka furantahay Maxkamadda Gobolka Banaadir, waxay Maxkamaddu faraysaa in uu ku hor-yimaado Maxkamadda Muddo Soddon (30) maalmood gudahood ah, oo ka bilaabanaysa maanta oo khamiis ah, taariikhduna tahay 13/08/2026, kuna eg Tr: 12/09/2026, oo maalin Sabti ah, saacaduna tahay: (10:00 Am) Subaxnimo, si aad is-kaga difaacdo eedda uu kugu soo eedeeyay Xafiiska Xeer-Ilaaliyaha Guud Ee Qaranka.

Maxkamadda Gobolka Banaadir waxay baafinaysaa kuna wargalinaysaa Eedaysane ๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ธ๐—ฒ ๐—œ๐—ฏ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—ต๐—ถ๐—บ ๐—œ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—พ in uu ku hor-yimaado...
13/08/2026

Maxkamadda Gobolka Banaadir waxay baafinaysaa kuna wargalinaysaa Eedaysane ๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ธ๐—ฒ ๐—œ๐—ฏ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—ต๐—ถ๐—บ ๐—œ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—พ in uu ku hor-yimaado Maxkamadda Gobolka Banaadir Muddo Soddon (30) maalmood gudahood ah, oo ka bilaabanaysa maanta oo ay taariikhdu tahay 13/08/2026, kuna eg Tr: 12/09/2026, oo maalin Sabti ah, saacaduna tahay: (11:00 Am) Subaxnimo, si aad is-kaga difaacdo eedda uu kugu soo eedeeyay Xafiiska Xeer-Ilaaliyaha Guud Ee Qaranka.

Maxkamadda Gobolka Banaadir waxay baafinaysaa kuna wargalinaysaa Eedeysanayaasha kala ah :-๐Ÿญ. ๐—ฆ๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ถ๐—พ ๐— ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—บ๐˜‚๐˜‚๐—ฑ ๐—”๐˜…๐—บ๐—ฒ๐—ฑ ๐—–๐—ผ๐˜€๐—ผ...
08/08/2026

Maxkamadda Gobolka Banaadir waxay baafinaysaa kuna wargalinaysaa Eedeysanayaasha kala ah :-
๐Ÿญ. ๐—ฆ๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ถ๐—พ ๐— ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—บ๐˜‚๐˜‚๐—ฑ ๐—”๐˜…๐—บ๐—ฒ๐—ฑ ๐—–๐—ผ๐˜€๐—ผ๐—ฏ๐—น๐—ฒ
๐Ÿฎ. ๐—–๐—ฎ๐—ฏ๐—ฑ๐—ถ๐—ฟ๐—ถ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—พ ๐—ฆ๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ๐— ๐—ถ๐—ฟ๐—ฒ (Ota Dheere) in ay Maxkamadda ku hor yimaadaan muddo 30 (Soddon) Cisho gudahood, oo ka bilaabaneysa maalinta taariikhdu tahay Tr.08/08/2026 kuna eg Tr.07/09/2026, oo ah maalin Isniin, saacaduna tahay 10:00 Am Subaxnimo, si aad isaga difaacdaan Eeda la idin haysto.

Maxkamadda Gobolka Banaadir waxa ay ku wargelineysaa Dacweysane ๐—–/๐—ฟ๐—ถ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—พ ๐— ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—บ๐—ฒ๐—ฑ ๐—”๐—ฏ๐˜‚๐˜‚๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ oo deggan magaalada Muqdisho, i...
05/08/2026

Maxkamadda Gobolka Banaadir waxa ay ku wargelineysaa Dacweysane ๐—–/๐—ฟ๐—ถ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—พ ๐— ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—บ๐—ฒ๐—ฑ ๐—”๐—ฏ๐˜‚๐˜‚๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ oo deggan magaalada Muqdisho, in Maxkamadda Gobolka Banaadir ay ka taalo dacwad madani ah. Sidaas darteed, waxaa lagu farayaa in aad ku hor timaado Maxkamadda muddo 15 cisho gudahood ah oo ka billaabaneyso Maalinta Arbacada ah oo ay taariikhdu tahay 05/08/2026, kuna eg maalinta
Arbacada ah ee ku taariikheysan 19/08/2026.

Maxkamadda Gobolka Banaadir waxay baafinaysaa kuna wargalinaysaa Eedeysane ๐—–๐—ฎ๐—ฏ๐—ฑ๐˜‚๐—น๐—น๐—ฎ๐—ฎ๐—ต๐—ถ ๐—ซ๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ป ๐—”๐—ฏ๐˜‚๐˜‚๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ, Kaas oo ay dacwad ...
01/08/2026

Maxkamadda Gobolka Banaadir waxay baafinaysaa kuna wargalinaysaa Eedeysane ๐—–๐—ฎ๐—ฏ๐—ฑ๐˜‚๐—น๐—น๐—ฎ๐—ฎ๐—ต๐—ถ ๐—ซ๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ป ๐—”๐—ฏ๐˜‚๐˜‚๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ, Kaas oo ay dacwad ciqaaba oo uu dhinac ka yahay ka furan tahay Maxkamadda Gobolka Banaadir, waxay Maxkamaddu faraysaa in uu hor yimaado Maxkamadda Muddo Soddon (30) maalmood gudahood ah, oo ka bilaabanaysa Maanta oo ay taariikhdu tahay Tr: 01/08/2026 kuna eg Tr: 30/08/2026, oo ah maalin Axad ah, saacaduna tahay (10:00-AM) Subaxnimo, si aad iska difaacdo eedda laguu haysto.

Maxkamadda Gobolka Banaadir waxay ku wargelinaysaa ๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐—ถ๐—ณ ๐—™๐—ฎ๐—ธ๐—ต๐—ฟ๐˜‚๐—ฑ๐—ถ๐—ถ๐—ป ๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐—ถ๐—ณ, oo deggan dalka Denmark, in Maxkamadda Go...
01/08/2026

Maxkamadda Gobolka Banaadir waxay ku wargelinaysaa ๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐—ถ๐—ณ ๐—™๐—ฎ๐—ธ๐—ต๐—ฟ๐˜‚๐—ฑ๐—ถ๐—ถ๐—ป ๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐—ถ๐—ณ, oo deggan dalka Denmark, in Maxkamadda Gobolka Banaadir ay ka taallo dacwad madani ah oo uu dhinac ka yahay.

Sidaa darteed, Maxkamaddu waxay faraysaa eedeysanaha sare ku xusan inuu ku hor yimaado Maxkamadda Gobolka Banaadir muddo 60 (Lixdan) maalmood gudahood, oo ka bilaabaneysa maanta oo Sabti ah, taariikhduna tahay 01/08/2026, kuna eg maalinta Arbacada ah ee ay taariikhdu tahay 30/09/2026.

Maxkamadda Gobolka Banaadir waxay baafinaysaa kuna wargalinaysaa Eedeysane ๐—ฆ๐—ฎ๐—ฐ๐—ถ๐—ถ๐—ฑ ๐— ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—บ๐—ฒ๐—ฑ ๐—™๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜…,oo ay dacwad cigaab ah ...
30/07/2026

Maxkamadda Gobolka Banaadir waxay baafinaysaa kuna wargalinaysaa Eedeysane ๐—ฆ๐—ฎ๐—ฐ๐—ถ๐—ถ๐—ฑ ๐— ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—บ๐—ฒ๐—ฑ ๐—™๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜…,
oo ay dacwad cigaab ah oo uu dhinac ka yahay ka furan tahay Maxkamadda Gobolka Banaadir, waxay Maxkamaddu faraysaa in uu ku hor yimaado Maxkamadda Muddo Soddon (30) maalmood gudahood ah oo ka bilaabanaysa maalinta Khamiista ah oo ay taariikhdu tahay Tr: 30/07/2026 kuna eg Tr: 29/08/2026, oo ah maalin Arbacada ah, saacaduna tahay: (10:00 Am) Subaxnimo, si uu iskaga difaaco eedda uu kugu soo eedeeyay Xafiiska Xeer-Ilaaliyaha Guud Ee Qaranka.

21/07/2026

Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Banaadir, Mudane Saalax Cali Maxamuud ayaa ka warbixiyey dhismaha cusub ee xafiiska Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Banaadir, isagoo xusay in dhawaan la furi doono xafiisyo kale oo cusub, sidookale wuxuu u mahadceliyey dhammaan intii ka qeyb qaadatay hirgelinta, horumarinta adeegyada garsoorka iyo kor u qaadidda adeegga cadaaladeed ee bulshada.

๐Œ๐ฎ๐ช๐๐ข๐ฌ๐ก๐จ | ๐Ÿ๐Ÿ ๐‰๐ฎ๐ฅ๐ฒ, ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”- Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane ๐—•๐—ฎ๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ฒ ๐—ฌ๐˜‚๐˜‚๐˜€๐˜‚๐—ณ ๐—”๐˜…๐—บ๐—ฒ...
21/07/2026

๐Œ๐ฎ๐ช๐๐ข๐ฌ๐ก๐จ | ๐Ÿ๐Ÿ ๐‰๐ฎ๐ฅ๐ฒ, ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”- Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane ๐—•๐—ฎ๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ฒ ๐—ฌ๐˜‚๐˜‚๐˜€๐˜‚๐—ณ ๐—”๐˜…๐—บ๐—ฒ๐—ฑ, ayaa maanta xarigga ka jaray dhismaha cusub ee xafiiska Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Banaadir, kaas oo loogu talagalay in lagu xoojiyo tayada adeegyada garsoorka iyo hufnaanta shaqada loo hayo bulshada ku dhaqan Gobolka Banaadir.

Munaasabadda furitaanka waxaa sidoo kale ka qeyb galay Guddoomiyaha Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Banaadir, Mudane ๐—ฆ๐—ฎ๐—ฐ๐—ถ๐—ถ๐—ฑ ๐—–๐—ฎ๐—น๐—ถ ๐— ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—บ๐—ฒ๐—ฑ, iyo Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Banaadir, Mudane ๐—ฆ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐˜… ๐—–๐—ฎ๐—น๐—ถ ๐— ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—บ๐˜‚๐˜‚๐—ฑ, kuwaas oo bogaadiyey horumarka lagu sameeyay dhismaha kaabayaasha garsoorka.

Dhismahan casriga ah wuxuu ka tarjumayaa dadaallada joogtada ah ee lagu horumarinayo hayโ€™adaha garsoorka, laguna abuuro jawi shaqo oo casri ah, ammaan ah, isla markaana kor u qaada helitaanka adeeg caddaaladeed oo hufan, tayo leh, una adeega shacabka Gobolka Banaadir.

Maxkamadda Gobolka Banaadir waxay ku wargalineysaa ๐—–/๐—ฟ๐—ฎ๐˜…๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—ž๐˜‚๐—บ๐—ฏ๐˜‚๐—ฑ ๐—๐—ถ๐—ถ๐—ป๐—ผ๐˜„, ๐—›๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ณ๐—ผ๐˜„ ๐—ซ๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ป ๐—๐—ถ๐—ถ๐—น๐—น๐—ฒ iyo ๐—™๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐˜‚๐—บ๐—ผ ๐——๐—ต๐—ฎ๐—ด๐—ฎ-๐—ด๐—ฒ๐—ฒ๐—น...
18/07/2026

Maxkamadda Gobolka Banaadir waxay ku wargalineysaa ๐—–/๐—ฟ๐—ฎ๐˜…๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—ž๐˜‚๐—บ๐—ฏ๐˜‚๐—ฑ ๐—๐—ถ๐—ถ๐—ป๐—ผ๐˜„, ๐—›๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ณ๐—ผ๐˜„ ๐—ซ๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ป ๐—๐—ถ๐—ถ๐—น๐—น๐—ฒ iyo ๐—™๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐˜‚๐—บ๐—ผ ๐——๐—ต๐—ฎ๐—ด๐—ฎ-๐—ด๐—ฒ๐—ฒ๐—น๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ป, oo markii uga danbeysay joogeen Magaaladda Mogadishu in Maxkamadda Gobolka Banaadir ay ka taalo dacwad madani ah.

Sidaas darteed waxay maxkamaddu faraysaa in aad ku hor timaadaan maxkamadda muddo 15 maalmood gudahood oo ka billaabanaysa maalinta Khamiista ah oo ay taariikhdu tahay 16/07/2026 kuna eg maalinta Khamiista ah ee ku taariikheysan 30/07/2026.

Address

HQ Office, London Road, Xamarweyne
Mogadishu
00252

Opening Hours

Monday 07:00 - 17:00
Tuesday 07:00 - 17:00
Wednesday 07:00 - 17:00
Thursday 07:00 - 17:00
Saturday 07:00 - 17:00
Sunday 07:00 - 17:00

Telephone

+252770500880

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Maxkamadda Gobolka Banaadir posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Maxkamadda Gobolka Banaadir:

Shortcuts

Share