Hajji Dool

Hajji Dool Halkaan waxaad kala socon karataan dhaq-dhaqaaqa iyo xogaha Ganacsade /Siyaasi Xaaji dool

innaanillahi wa inaa ileyhi raajicuunAllaha unaxariisto imaam Maxamed yuusuf sabar iyo imana Allaha naga wada siiyo geer...
03/07/2026

innaanillahi wa inaa ileyhi raajicuun

Allaha unaxariisto imaam Maxamed yuusuf sabar iyo imana Allaha naga wada siiyo geeridu waa xaq ina wada sugaya Khaatumada Allaha in noo sugo.

HAMBALYO HAMBALYOWaxaan dhammaan umadda muslimiinta ah  gaar ahna umadda Soomaaliyeed  ugu hambalyeynayaa  maalinta farx...
19/03/2026

HAMBALYO HAMBALYO

Waxaan dhammaan umadda muslimiinta ah gaar ahna umadda Soomaaliyeed ugu hambalyeynayaa maalinta farxadda ee muslimiinta ugaarka ah ee ciidul fitriga, waxaan Alle waydiisaneynaa in uu naga aqbalo acmaashii wanagasananeed ee aan ku soo guda jirnay maalmihii na waydaartay, sidoo kale waxaan Alle ka baryeynaa in uu bash bash iyo baraaro nagu gaarsiiyo sanadkaan sanadkiisa.

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hajji Dool posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Hajji Dool:

Shortcuts

Share