Ilyas Sheikh Ahmed

Call Directions Website Contact the organization

Ilyas Sheikh Ahmed Member of the House of the People, Federal Parliament of Somalia.

Degmada Gerijir, Gobalka Hiiraan, oo Guddiga Doorashooyinku shaaciyay goobaha ay ka codeeynayaan dad waynaha ka qaygalay...
15/09/2026

Degmada Gerijir, Gobalka Hiiraan, oo Guddiga Doorashooyinku shaaciyay goobaha ay ka codeeynayaan dad waynaha ka qaygalaya Doorashada Hirshabeele.

Reer Gerijir balanteenu waa in aad u soo wada baxdaan doorashada.

13/09/2026

Sharaf ayay aheeyd in, aniga oo matalaya degmooyinka Matabaan & Gerijir ee Gobalka Hiiraan in aan ka qaybgalo Xafladda lagu shaacinayay Musharaxnimada Cali Guudlaawe Hussein ee Ururka JSP.

29/08/2026

Dooda Xeerka Qoyska ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Xeerkaani waxaa horay u sameeyay Dowladdii Kacaanka 1975. Waana xeerkii sababay in la toogto toban (10) kamid ah Culumadii Soomaaliyeed oo markaas ka horyimid Xeerkaan oo waagaas ku dhisnaa mab’da ka soo horyeeday Qawaacida Shareecada Islaamka.

Lakin nasiib wanaag iminka Xeerkaan waxaa la waafajiyay Qawaacidda ay ku taagantahay Shareecada Islaamka.

30/07/2026

Guriceel ayaan maanta ka dhiibtay Codkeeyga!.

29/07/2026

Ugu danbeeyn waxaa inoo soo gabagaboobay Ololihii Ururada ka qaybgalaya Doorashada Galmudug. Waa inoo khamiista & Ururka Cadaaladda & Wadajirka, waxaa inoo ballan ah 15-ka iyo Shimbirta Cagaaran🕊️

Waad mahadsantihiin reer Guricel sida mugga leh ee aad ugu soo baxdeen soo dhoweeynta Musharaxa Hoggaamiyaha Galmudug ee...
20/07/2026

Waad mahadsantihiin reer Guricel sida mugga leh ee aad ugu soo baxdeen soo dhoweeynta Musharaxa Hoggaamiyaha Galmudug ee Urur siyaasaddeedka JSP, Liban Ahmed Hassan.

Mudnaan gooniyeey leedahay Magaaladii Mujaahidiinta!.

Maanta & Guriceel markale!. Dowladnimaa ka hor wayn duulkastoo darbane. Dadkeeygoow dowladnimada dugaashada dibadana u s...
20/07/2026

Maanta & Guriceel markale!.

Dowladnimaa ka hor wayn duulkastoo darbane. Dadkeeygoow dowladnimada dugaashada dibadana u soo baxa!.

11/07/2026

Galmudug.

To Dhusamareb.Jumca Mubaarak.
10/07/2026

To Dhusamareb.

Jumca Mubaarak.

Odaytinimo timid waqtigeeda!.
25/06/2026

Odaytinimo timid waqtigeeda!.

Address

Soddonka Street
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ilyas Sheikh Ahmed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Ilyas Sheikh Ahmed:

Shortcuts

Share