SYL Somali MEDIA

SYL Somali MEDIA "Halkaani Waa page ka rasmigaa ee SYL SOMALI MEDIA ee ka hel Warar Update ah oo Xaqiiq ah".

24/08/2026

Shaakir oo taageerayaasha Xisbigiisa Towfiiq ugu baaqay in ay bannaanbaxyo iyo isku soo baxyo kusoo dhaweeyaan, go’aankii Maxkamadda Sare ay ku laashey doorashooyinkii Galmudug ka dhacay.

24/08/2026

:- Maxkamadda Sare ee dalka oo laashay natiijada doorashadii golayaasha deegaanka iyo wakiillada Galmudug, sida uu ku dhawaaqay Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Baashe Yuusuf Axmed.

  MURUGO LEH :- Axmed Faysal Yuusuf,ayaa qirtay in uu 2019 magaaladda Qardho ku dilay Cabdilaahi Boobe,xiligaasi dilka u...
24/08/2026

MURUGO LEH :- Axmed Faysal Yuusuf,ayaa qirtay in uu 2019 magaaladda Qardho ku dilay Cabdilaahi Boobe,xiligaasi dilka uu gaystay waxaa loo xidhay dad kala duwan oo lagu tuhunsanaa dilka,waxaana lagu kala baxay dhaar iyaga oo u xidhna kiiskas sanado.

Axmed Faysal ayaa muddo kadib isagu wacay Booliska isla markaana qirtay in uu isagu gaystay dilkaasi dhacay 7sano kahor,waxaana uu sheegay in isaga oo miyirkiiss iyo maankiisuba caafimad qabo in uu cadaynayo in uu isagu dilay saaxibkii.

Waxaa uu sheegay in dilka kadib uu tagay dalalka Kenya,Turkey,Algeria iyo Liibiya isla markaana ay wax walba u hagaagi waayen sidaasi darteedna habeenkii marka uu seexdo wuxu sheegay “isaga ayaa i hor imaanaya oo i ceejinaya”.

Dad xiligaasi ahaa goob joogayal ayaa sheegay in uu habeenkasi dilku uu dhacay uu ehelada la joogay isbitaalka isaga oo iska dhigayay in uu la dareen yahay ehelka si uu u qariyo dilka.

 :- Ilahay ha uraxmadee waxaa geeriyooday Daalib Iftiin Cali oo ahaa 80-jir isagoo sakaraadaya saakay gurigiisa lagu dul...
24/08/2026

:- Ilahay ha uraxmadee waxaa geeriyooday Daalib Iftiin Cali oo ahaa 80-jir isagoo sakaraadaya saakay gurigiisa lagu duldumiyay kadib markii la waayay jid laga bixiyo si dhaqtar loo geeyo iyadoo sidookale ay usii dheereyd in dadkii baxnaaniyay kala haad ku dhacay kadib weerarkii ciidamada dowlada.

Sidookale waxaa iyaduna ku sakaraadeysa barxadii laga dumiyay gurigooda xaaskii uu qabay oo 90-jir ah taas oo lagu magacaabo Xaawo Madax yarey sida ay nala wadaageen dadka deegaanka.

Xaalada Qoyskan oo markii horeba iska cakirneyd ayaa waxaa markale qatar sii geliyay dowladii ay ka sugayeen inay u arxanto.

Si aad u caawiso Qoyska oo aad qeyb kaga noqoto duugta waayeelka ay dowladiisi dhiibi tirtay Daalib iyo baxnaaninta Xaliimo Madaxyarey waxaas kala xiriir kartaa lambarada aan dhigay👉Faalada koowaad.

23/08/2026

& MURUGO: Waa 80-jir naftu ka socoto oo dhexyaal gurigiisi oo dhinac cagaf ugu jirto, halka ay korkiisana xabad ka socoto.

23/08/2026

:-SHACAB maras ah oo ay Ciidanka dowladda u adeegsanayaan qoriga dhashiikaha iyo barakicin maquunin ah, halkaasi waa xaafada Tookiyo ee degmada Yaaqshiid ee Muqdisho.

21/08/2026

South African ka eey nagula dhaqmayaan Eega Waa naxdin iyo murugo...See More

20/08/2026

FOOLXUN:- Aabe gabdho uu dhalay oo 5 ah oo Muqdisho ku kufsanayey muddo sanado ah, iyadoo ay ka mid tahay mid 13 sano jir ah

18/08/2026

& QUUS:- Ninkaas dhalinyarada ah wuxuu u gacan galay kuwa manaxayaal ah oo ku cadaabay adduunka, waa xaalad murugo ah oo xanuun badan.

17/08/2026

:- Halista gawaarida xamuulka ee waaweyn iyo dhimashada iyo dhaawaca culus, halkaani Waa Muqdisho.

Address

KM4 Street
Mogadishu

Telephone

+252615808634

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SYL Somali MEDIA posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to SYL Somali MEDIA:

Shortcuts

Share