رابطة الآفاق للدّعوة والتعليم

رابطة الآفاق للدّعوة والتعليم Faafinta dacwada iyo kobcinta tacliinta

08/08/2026

Muuqaal goos goos ah الحفل الختامي
رابطة الآفاق للدّعوة والتعليم

07/08/2026

ما شاء الله تلاوة رائعة بصوت ذهبي وجميل👌🎙📽
Xaflada xiritaanka dowrada imam-almuzani
رابطة الآفاق للدّعوة والتعليم

05/08/2026

استمتع بهذا المقطع الجميل وبهذا الصوت المريح🥰❤️
Xiritaanka xaflada dowrada imam-almuzani

27/07/2026

Muuqaal goos goos ah intii ay socotay dowrada imaam almuzani 2026-1448
رابطة الآفاق للدّعوة والتعليم

27/07/2026

Mid kamid ah ardaydii ka faa'iidaystay dowrada oo dareenkiisa ku aadan dowrada cabiraya رابطة الآفاق للدّعوة والتعليم

27/07/2026

Gabadh kamid ah ardaydii ka faa'iidaystay dowrada oo dareenkeedii ku aadan dowrada cabiraysa رابطة الآفاق للدّعوة والتعليم

Waxaan mahadcelin ballaaran halkan uga direynaa ( Yaqiin Production ) oo door weyn ka qaatay qabsoomida dowrada imaam-mu...
25/07/2026

Waxaan mahadcelin ballaaran halkan uga direynaa ( Yaqiin Production ) oo door weyn ka qaatay qabsoomida dowrada imaam-muzani waxaan allaah swt uga baryaynaa inuu u ziyaadiyo dadaalkooda waqtigooduna u barakeeyo🤲 2026-1448

Qaar kamid ah ardadii ka qeyb gashay dowrada imaamul-muzani oo la gudoonsiiyay abaal marino maadaama ay dhibco fiican ka...
25/07/2026

Qaar kamid ah ardadii ka qeyb gashay dowrada imaamul-muzani oo la gudoonsiiyay abaal marino maadaama ay dhibco fiican ka keeneen imtixaanaadkii laga qaaday
رابطة الآفاق للدّعوة والتعليم

Waxaa shahaado sharaf la gudoonsiiyay culumadii dadaalka badan ku bixisay dowrada imaamul-muzaniرابطة الآفاق للدّعوة وال...
25/07/2026

Waxaa shahaado sharaf la gudoonsiiyay culumadii dadaalka badan ku bixisay dowrada imaamul-muzani
رابطة الآفاق للدّعوة والتعليم

Xaflada xiritaanka dowrada imaam-almuzaniالحفل الختامي لدورة الإمام المزني في دورتها الثانيةرابطة الآفاق للدّعوة والتعلي...
25/07/2026

Xaflada xiritaanka dowrada imaam-almuzani
الحفل الختامي لدورة الإمام المزني في دورتها الثانية
رابطة الآفاق للدّعوة والتعليم

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when رابطة الآفاق للدّعوة والتعليم posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category