Hanad Karaama

Call Directions Contact the organization

Hanad Karaama Dalkeeyga iyo Dadkeeyga.🇸🇴.

29/09/2026

Abkuu doono ha sheegto’ e wuxuunbaa ehel ii ah dad ninkaan af-aqaanee si wax iila arkaayee na mideyso Ujeeddo.

Abwaan Maxamed Xaashi dhamac (gaariye)

Maanta waxaan booqday Xarunta weyn ee BBC East Africa Bureau Nairobi, waxaana si diiran iigu soo dhaweeyay saaxiibadeey ...
10/09/2026

Maanta waxaan booqday Xarunta weyn ee BBC East Africa Bureau Nairobi, waxaana si diiran iigu soo dhaweeyay saaxiibadeey Laanta Afka somaliga ee BBC Somali si gaar ah Walaalkeey Sahnun Ahmed iyo Saaxiibkey Hassan Sheikh Omar

Waxana arkay xaafiisyada kala duwan ee shaqadu ka socoto, aniga oo saaxiibadeey kala sheekeystay shaqada adag ee u hayaan Buslshada Soomaliyeed.

Fiid wanaagsan.

Allaa Mahada leh iii suurtagliyay inaa maanta difaacdo Buugeyga qalin Jabinta postgraduate diploma international relatio...
09/06/2026

Allaa Mahada leh iii suurtagliyay inaa maanta difaacdo Buugeyga qalin Jabinta postgraduate diploma international relations and diplomacy Macadka sare Diplumaasiyada ee Wasaaardda Arrimaha Dibadda

aniga oo ka diyaariyay Burbukii Dowladnimadeenna iyo dib u dhiskii qaranka, post conflict state building somalia.

Allaa Mahada leh.

12/04/2026

Ciidanka Xooga Soomaaliyeed, waa Halyeeyada Sharafta badan ee saldhiga u ah Qaranimadeenna, Hambalyo 12-Ka Apriil.

Hambalyo Ciidankeenna.

15/03/2026

BISMILAAH” Maadaama lagu jiro maalmihii ugu kheyrka badnaa Bisha Barakeysan ee Ramadaan, waa inaa dadkeena Soomaaliyeed ee danyarta ah u Naxariisanaa oo aan laba jibaarna sadaqada.

Si gaar ah dadka ganacsatada ah waxaa saaran Masuuliyad, Fadlan aan u dhib yareeno dadkeena, Si guudna aan is cafino anaga dhan, si Alle dalkeena ugu soo dabaalo Nabad iyo Barwaaqo Waarta.

Address

Mogadishu

Telephone

+252615458489

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hanad Karaama posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Hanad Karaama:

Shortcuts

Share