Abdifitah Ali Halane Ciiltire

Abdifitah Ali Halane Ciiltire Halkani waa page-k rasmiga ah Abdifitaah Ciiltire xoghaye Dowlada hoose ee degmada Ceelgaras All posts on this page are signed in his name

This is official page of Abdifitah ciiltire Admin and finance Consultant of ministry of interior and Federal affairs , reconciliation Galmudug State.

13/08/2026

Daarusalaam❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴

Hampalyo Dhamaan Saraakiisha Maanta Ka qalin Badelay Kulyada Turkisom qaasantan X/le Hibo Husein iyo X/le Abdalla Ahmed ...
10/07/2026

Hampalyo Dhamaan Saraakiisha Maanta Ka qalin Badelay Kulyada Turkisom qaasantan X/le Hibo Husein iyo X/le Abdalla Ahmed Yoolax cilmiga aad soo barateen Noqda Kuwii ugu adeega qaranka waxaana kusoo aadeysaan xili dalku idinku baahi badan idiin qabo

Guulo badan idiin rajeynaa insha allah

20/06/2026

Waxaa maanta daah furnay imtixaanaadka fasalka f4 waxaan u rajeynaa guul ardayda maanta u fadhiisatay imtixaanaadka shahaadiga ah

15/06/2026

Jiilka cusub ee mustaqbalka somaliyeed ilaahey ha ifiin fududeeyo safarka waxbarashada fasalka 8aad

29/05/2026

Baashaalkii duuleedka Daarusalaam

25/05/2026

Reer suuqa xoolaha waayo waawo ayey isoo xasuusiyeen waxaana dhalinta isla qaadanay jawi qurux badan oo nabdoon

23/05/2026

Ma qurux badnaan doontaan hadii aanan dalkeena difaacin

11/05/2026

Magaaladaan ninkaan Nabad ku joogi karin halkii uu ka yimid waa yaqaan haku laabto

10/05/2026

Way buuqi karaaan🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪

Address

Villa Beydhabo
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdifitah Ali Halane Ciiltire posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Abdifitah Ali Halane Ciiltire:

Shortcuts

Share