CIMIC SNAF

CIMIC SNAF HOGGAANKA ISKU XIRKA SHACABKA & CIIDANKA XDS

18/08/2026

Col iiman Elman.

15/08/2026

Waxaa Laydinka Sugayaa Qaadida Masuuliyadda Amni Ee Dalka "Gen Sahal Abdullahi Cumar Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS".

11/08/2026

Taliyaha qaybta 1’aad ee ciidanka sida gaar ka ah u tababran ee kumaandooska Gor- gor XDS G/sare Saahid Jamac Faarax (jareere ) ayaa garoonka diyaaradaha ku soo dhaweeyay saraakiil iyo askar hordhac u ah guutada 21’aad oo uu tababar ugu soo idlaaday dalka turkiga.

10/08/2026

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS Gen Sahal Abdullahi Cumar Oo La Qadeeyay Guutada 21'aad Ee Ciidanka Kumaandooska Gor Gor Ee Ku Sugan Dalka Turkiye.

09/08/2026

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS Gen Sahal Abdullahi Cumar Ayaa Magaalada Minis Ee Dalka Turkiye Tababar Ugu Soo Xiray Guutada 21'aad Ee Ciidanka Sida Gaarka Ah U Tababaran Ee Gor Gor.

05/08/2026

Geesiyaasha Sida Gaarka Ah U Tababaran (Special-Force) Danab Xoogga Dalka Soomalaiyeed.

03/08/2026

Cashar Adag Baxshoo Qaranimada , Caada Sarre Geeya.

01/08/2026

Waxaa Tihiin Kuwii Suulin Lahaa Argagexisada Oo Ah Caqabada Haysta Dadka Soomaaliyeed ,"Gen Sahal Abdullahi Cumar Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed".

27/07/2026

Waxaa Naga Go'an inaan Sii Xoojino Tababarka ,Qalabaynta , iyo Tayeeynta Ciidanka XDS, Si Ay U Gutaan Waajibaadkooda Qaran , Una Xaqiijiyaan Amniga iyo Difaaca Dalka "Gen ibrahim Maxamed Maxamuud Taliyaha Ciidanka XDS".

25/07/2026

Geesiyaal Lagu Abaal Mariyay Bilado Howlkarnimo Kedib Markii Ay Fashiliyeen Dhagaro Ay Maleeshiyaadka Khawaarijta La Damacsanaayeen Dadka Shacabka Ah.

Address

Villa Gashandhiga
Mogadishu

Telephone

+252770736361

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when CIMIC SNAF posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to CIMIC SNAF:

Shortcuts

Share