29/05/2022
Tuuggi shalay isku dayay inuu gaarigeyga xado ee miraayada ka jebiyay waxaan jecelahay inaan u sheego inuu taleefankiisa gaariga uga dhex dhacay, haddana aan aniga gacanta ku haayo, ciwaankiisa Facebook-na uu furanyahay! Waxaana laga yaabaa inuu hadda post-gaan akhrinaayo, ma jecleyn inaan ku fadeexeeyo balse alaabti aad qaadatay iska soo celi...
Igu saacida inaan tuugaas helo oo ciwaankiisa waa midka hoos ku qorane bal fariintan gaarsiiya!!! Mahadsanidiin
πhttps://www.facebook.com/profile.php
NB: Hablaha uurka leh Postigan idinkuma socda kajoog dhiiqada lugaha hala galin