16/06/2026
๐๐๐ฆ๐๐๐ฅ๐ฒ๐๐๐ ๐๐๐ง๐๐๐ค๐ ๐๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ ๐๐ ๐๐ข๐ฃ๐ซ๐ข๐ ๐ ๐๐๐๐๐
Munaasabadda curashada Sanadka Cusub ee Hijriga ๐๐๐๐๐ awgeed, Agaasimaha Machadka Sare ee Daraasaadka Amniga iyo Istiraatiijiyadda, ๐๐ซ. ๐๐๐ฑ๐๐ฆ๐๐ ๐๐จ๐จ๐ ๐ ๐๐๐ฌ๐ก๐ข๐ซ, waxa uu hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhammaan ummadda Soomaaliyeed.
โSanadka Hijrigu waxa uu ina xusuusinayaa hijradii barakaysnayd ee Nebigeenna Muxamed (NNKH) iyo asxaabtiisii, taas oo ahayd dhacdo taariikhi ah oo weyn, kuna dhisnayd iimaan, samir, adkaysi iyo himilo sare.โ
Waxaan Alle SWT ka baryeynaa in sannadkan cusub uu noqdo sannad nabad, xasillooni, barwaaqo, horumar iyo isku-duubni u horseeda ummadda Soomaaliyeed iyo dhammaan Muslimiinta. Sidoo kale, waxaan rajaynaynaa in uu noqdo sannad ay ku hirgalaan himilooyinka wanaagsan ee bulshada iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya, isla markaana lagu gaaro guulo waaweyn oo dhinacyada kala duwan ee nolosha ah.
= ๐๐๐๐๐๐๐๐ =
Xafiiska Tiknoolajiyadda, Warbaahinta iyo Xiriirka Dadweynaha (HISS)
Email: [email protected]
Website: www.hiss.edu.so
Facebook: hiss.edu.so
Instagram: hiss.edu.so
X (Twitter):