19/09/2024
Hambalyo Hambalyo Waxaan Halkaan oogu Hambalyeeynayaa wallkey 𝖠𝖻𝖽𝗂 Xamiid Cali Bari
Iyo Dumaashideey Khadro Abdikarin Maxamuud Oo Gabar oogu Dhalatay Caasimada muqdisho Waxan lee Yahay Ader Noqo mid DDD Anfacdo
Saabirr Cadde ❤️🙌