Abdishakur Ali Ahmed

Abdishakur Ali Ahmed Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Abdishakur Ali Ahmed, Government Official, Mogadishu.

Aa qaaddaa koob!
19/07/2026

Aa qaaddaa koob!

Kooxdii mudneyd ayaa guuleysatay,Muqdishana waa nabad cawaysay caawa Alxamdulillah
19/07/2026

Kooxdii mudneyd ayaa guuleysatay,
Muqdishana waa nabad cawaysay caawa
Alxamdulillah

Waxaad moodaa  in hal koox ciyaarayso (Spain) kooxda kalana gaadayso fursad ama gool laad in lagu kala calaf qaado ( Arg...
19/07/2026

Waxaad moodaa in hal koox ciyaarayso (Spain) kooxda kalana gaadayso fursad ama gool laad in lagu kala calaf qaado ( Argantina)

Muqdisho waxaa lagu daawanayaa barxadaha waddooyinka oo ag ku jirto bartamaha suuqa uga weym gibolka ee Bakaaraha.

Waxaan galay xasuusta koobkii adduunka ee 2000 oo ka daawaday Shaleemo Xamar jadiid.

Allaha mahad leh, ee hanoo siyaadiyo nabadda jirta ๐Ÿ™๐Ÿคฒ๐Ÿคฒ๐Ÿคฒ

Allaha u naxariisto Xasan Cali Maxamed ( xasan Bile)  oo ahaa farsamo yaqaan muddo dheer ka shaqeynayay Wasaaradda Warfa...
19/07/2026

Allaha u naxariisto Xasan Cali Maxamed ( xasan Bile) oo ahaa farsamo yaqaan muddo dheer ka shaqeynayay Wasaaradda Warfaafinta gaar ahaan Radio Muqdisho.

Samir iyo iimaan allaha ka siiyo qoyska, Qaraabada iyo ahalka guud ahaan.

Innaa lillaahi wa innaa ileyhi raajicuun.

16/07/2026
Goordhow iyo Gorfeynta xirfadda Dhalinyarada
15/07/2026

Goordhow iyo Gorfeynta xirfadda Dhalinyarada

15/07/2026

Horumarinta xirfadaha dhallinyarada waa mas'uuliyad wadajir ah, hay'adaha dowladduna waxay door weyn ku leeyihiin.

Inta lagu guda jiro ๐—ช๐—ผ๐—ฟ๐—น๐—ฑ ๐—ฌ๐—ผ๐˜‚๐˜๐—ต ๐—ฆ๐—ธ๐—ถ๐—น๐—น๐˜€ ๐——๐—ฎ๐˜† ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฒ, waxaa la qaban doonaa dood-wadaag ciwaankeedu yahay:

"The Role of Public Institutions in Youth Skills Development."

Dooddan waxay diiradda saari doontaa doorka hay'adaha dowladda ee horumarinta xirfadaha, shaqo-abuurka, iyo abuurista fursado ay dhallinyarada Soomaaliyeed ku gaari karaan mustaqbal wanaagsan. Waxaa ka qeyb geli doona masuuliyiin iyo khubaro ka socota hay'adaha dowladda, kuwaas oo wadaagi doona aragtiyo iyo waayo-aragnimo ku saabsan kobcinta xirfadaha dhallinyarada.

๐Ÿ“ ๐—š๐—ผ๐—ผ๐—ฏ๐˜๐—ฎ: Grand Cafรฉ โ€“ Airport Road
๐Ÿ“… ๐—ง๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐—ถ๐—ธ๐—ต๐—ฑ๐—ฎ: 15 July 2026
๐Ÿ•’ ๐—ฆ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ: 3:00 PM

Become a ๐—ฆ๐—ฝ๐—ผ๐—ป๐˜€๐—ผ๐—ฟ or ๐—ฃ๐—ฎ๐—ฟ๐˜๐—ป๐—ฒ๐—ฟ
๐Ÿ“ง [email protected]
โ˜Ž๏ธ +252 61 9447589

12/07/2026

Allaha u naxariisto walaalkeen Wariye Maxamed Diiriye Dhakat oo ka mid ahaa bahda Warbaahinta Qaranka iyo Warbaahinta Ciidanka.

Waayahan waa xanuunsanaa, wuxuu ahaa alle yaqaan afgaaban, eebbe janadiisa fardowsa ha siiyo, qoyska, qaraabadda iyo bahda Warbaahinta allaha naga wada samir siiyo, gadaashiisna eebbe nama fidneeyo.

04/07/2026

Subac cajiib ah.
Masha allah

Allaha u naxariisto Imaam Maxamed Yusuf, samir iyo iimaan allaha ka siiyo guud ahaan salaadiinta, gaar ahaan qoyska iyo ...
03/07/2026

Allaha u naxariisto Imaam Maxamed Yusuf, samir iyo iimaan allaha ka siiyo guud ahaan salaadiinta, gaar ahaan qoyska iyo qaraabada.

Innaa lillaahi wa innaa ileyhi raajicuun

Address

Mogadishu

Telephone

+252615639889

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdishakur Ali Ahmed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Abdishakur Ali Ahmed:

Shortcuts

Share