Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Banaadir

Call Directions Website Contact the organization

Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Banaadir Welcome to the Benadir Regional Appeal Court, where justice is served with fairness and integrity!

๐—ช๐—ฎ๐—ฟ๐—ด๐—ฒ๐—น๐—ถ๐—ปMaxkamadda Degmada Waaberi waxa ay ku wargelineysaa Shakhsiyaadka hoos ku xusan inay Maxkamadda ka taallo dacwad...
20/09/2026

๐—ช๐—ฎ๐—ฟ๐—ด๐—ฒ๐—น๐—ถ๐—ป

Maxkamadda Degmada Waaberi waxa ay ku wargelineysaa Shakhsiyaadka hoos ku xusan inay Maxkamadda ka taallo dacwad Dhaxal ah oo ay dhinac ka yihiin, islamarkaana ku hor yimaadaan muddo 60 maalmood gudahood ah.
__________________________________
๐—๐š๐Ÿ๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐—๐ข๐ซ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐ƒ๐š๐๐ฐ๐š๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐ž๐ž ๐Œ๐š๐ฑ๐ค๐š๐ฆ๐š๐๐๐š ๐‘๐š๐Ÿ๐œ๐š๐š๐ง๐ค๐š ๐†๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ค๐š ๐๐š๐ง๐š๐š๐๐ข๐ซ. ๐Š๐š๐ฅ๐š ๐ฑ๐ข๐ซ๐ข๐ข๐ซ:
๐„-๐ฆ๐š๐ข๐ฅ: ๐๐ซ@๐›๐ซ๐š๐œ.๐ ๐จ๐ฏ.๐ฌ๐จ ๐“๐ž๐ฅ๐ฅ: +๐Ÿ๐Ÿ“๐Ÿ ๐Ÿ”๐Ÿ๐Ÿ‘ ๐Ÿ”๐Ÿ”๐Ÿ”๐Ÿ”๐Ÿ”๐Ÿ

06/09/2026

Daawo fadhigii ugu dambeeyay Maxkamadda ee ๐’๐จ๐จ ๐๐š๐ง๐๐ก๐ข๐ ๐ข๐๐š ๐๐š๐ญ๐ข๐ข๐ฃ๐š๐๐š ๐๐š๐š๐ซ๐ข๐ญ๐š๐š๐ง๐ค๐š ๐‡๐ข๐๐๐š๐ฌ๐ข๐๐š๐ก๐š ๐ƒ๐๐€ ๐ข๐ฒ๐จ ๐†๐š๐›๐š๐ ๐š๐›๐š๐๐š ๐ƒ๐š๐œ๐ฐ๐š๐๐๐š.

05/09/2026

Maxkamadda waxa ay dacwadda kasoo qeyb gelisay Bishaaro oo Qoyska Koowaad sheegeen inay la dhalatay haweeneyda la isku heysto, ugu dambeynna waxa ay dhammaan dhinacyada u dirtay baaritaan DNA ah.

05/09/2026

Maxkamadda oo wareysatay haweeneyda baahiyaha gaarka ah qabta, iyadoo u qabatay khubaro yaqaanna Luqadda Tilmaanta oo ka caawiya inay soo gudbiso xogteeda.

03/09/2026

Doodda Qareenka Reerka Saddexaad ee Sheeganaya Haweeneyda Baahiyaha Gaarka ah Qabta ee la isku haysto.

03/09/2026

Wareysiga Maxkamadda ee Muumin Cawaale Gaabow oo sheeganaya inuu isagu dhalay Haweeneyda la isku heysto.

03/09/2026

Daawo Wareysiga Maxkamadda ee Reerka Koowaad ee sheeganaya Haweeneyda Baahiyaha Gaarka ah qabta ee La isku Heysto.

03/09/2026

Maxkamadda Rafcaanka ayaa dhageysatay dacwadda haweeney ka mid ah dadka baahiyaha gaarka ah qaba oo ka soo luntay ehelkeeda, ayna sheeganayaan saddex qoys oo kala duwan.

๐—ช๐—ฎ๐—ฟ๐—ด๐—ฒ๐—น๐—ถ๐—ปMaxkamadda Degmada Deyniile waxa ay ku wargelineysaa Maxamed Cilmi Kheyre, inay Maxkamadda ka taallo dacwad Mada...
01/09/2026

๐—ช๐—ฎ๐—ฟ๐—ด๐—ฒ๐—น๐—ถ๐—ป

Maxkamadda Degmada Deyniile waxa ay ku wargelineysaa Maxamed Cilmi Kheyre, inay Maxkamadda ka taallo dacwad Madani ah oo uu dhinac ka yahay, kuna hor yimaado muddo 15 maalmood gudahood ah.
__________________________________
๐—๐š๐Ÿ๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐—๐ข๐ซ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐ƒ๐š๐๐ฐ๐š๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐ž๐ž ๐Œ๐š๐ฑ๐ค๐š๐ฆ๐š๐๐๐š ๐‘๐š๐Ÿ๐œ๐š๐š๐ง๐ค๐š ๐†๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ค๐š ๐๐š๐ง๐š๐š๐๐ข๐ซ. ๐Š๐š๐ฅ๐š ๐ฑ๐ข๐ซ๐ข๐ข๐ซ:
๐„-๐ฆ๐š๐ข๐ฅ: ๐๐ซ@๐›๐ซ๐š๐œ.๐ ๐จ๐ฏ.๐ฌ๐จ ๐“๐ž๐ฅ๐ฅ: +๐Ÿ๐Ÿ“๐Ÿ ๐Ÿ”๐Ÿ๐Ÿ‘ ๐Ÿ”๐Ÿ”๐Ÿ”๐Ÿ”๐Ÿ”๐Ÿ

๐—ช๐—ฎ๐—ฟ๐—ด๐—ฒ๐—น๐—ถ๐—ปMaxkamadda Degmada Xamar-weyne waxa ay ku wargelineysaa Mahad Cabdi Caraale, in ay Maxkamadda ka taallo dacwad F...
26/08/2026

๐—ช๐—ฎ๐—ฟ๐—ด๐—ฒ๐—น๐—ถ๐—ป

Maxkamadda Degmada Xamar-weyne waxa ay ku wargelineysaa Mahad Cabdi Caraale, in ay Maxkamadda ka taallo dacwad Fulin Madani ah, islamarkaana uu ku hor yimaado muddo 15 casho gudahood ah.
__________________________________
๐—๐š๐Ÿ๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐—๐ข๐ซ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐ƒ๐š๐๐ฐ๐š๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐ž๐ž ๐Œ๐š๐ฑ๐ค๐š๐ฆ๐š๐๐๐š ๐‘๐š๐Ÿ๐œ๐š๐š๐ง๐ค๐š ๐†๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ค๐š ๐๐š๐ง๐š๐š๐๐ข๐ซ. ๐Š๐š๐ฅ๐š ๐ฑ๐ข๐ซ๐ข๐ข๐ซ:
๐„-๐ฆ๐š๐ข๐ฅ:๐๐ซ@๐›๐ซ๐š๐œ.๐ ๐จ๐ฏ.๐ฌ๐จ ๐“๐ž๐ฅ๐ฅ: +๐Ÿ๐Ÿ“๐Ÿ ๐Ÿ”๐Ÿ๐Ÿ‘ ๐Ÿ”๐Ÿ”๐Ÿ”๐Ÿ”๐Ÿ”๐Ÿ

Address

London Road, Hamar-weyne District
Mogadishu

Opening Hours

Monday 08:00 - 16:00
Tuesday 08:00 - 16:00
Wednesday 08:00 - 16:00
Thursday 08:00 - 14:00
Saturday 08:00 - 16:00
Sunday 08:00 - 16:00

Telephone

+252613666662

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Banaadir posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Banaadir:

Shortcuts

Share