Badbado party

Directions Contact the organization

Badbado party Politician Party 🇸🇴

Sharif Mohamud Abduulle  ( Sharif Haji Cirro )  ayaa si rasmi ah isaga casilay ka mid ahaanshaha xisbiga Caddaaladda iyo...
25/03/2026

Sharif Mohamud Abduulle ( Sharif Haji Cirro ) ayaa si rasmi ah isaga casilay ka mid ahaanshaha xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP).
Iscasilaadan waxaa uu usababeeyay Xisbiga JSP, ahna Madaxweynaha Jamhuuriyadda, Xasan Sheekh maxmuud

1. Dhaliyarada xisbiga ka dhigay mid ilmahiisa ka muhiimsan
2. Wax ka brdelka dastuurka dalka
3. Hanaanka doorashada
4. Burburinta dowlad gonoleedyada
5. Xannibaadda xildhibaannada
6. Doorasho qof iyo cod beennaad ah


Hambalyo curashada sanadka cusub 2026. Ilaahay ha nooga dhigo mid Soomaaliya u horseeda nabad, midnimo, barwaaqo iyo bar...
31/12/2025

Hambalyo curashada sanadka cusub 2026. Ilaahay ha nooga dhigo mid Soomaaliya u horseeda nabad, midnimo, barwaaqo iyo baraare. Sanadka cusub waxaan rajeynayaa in dowladdeennu ay xoogaysato oo ummaddeennu ay midowdo si ay cadaw kasta looga difaacdo dadka, dalka iyo diinta Islaamka.

Xisbiga Badbado

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Badbado party posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Badbado party:

Shortcuts

Share