Avv Mowlid Matan Salad

Avv Mowlid Matan Salad Garyaqaan

09/02/2023
Guddiga KMG ee doorashooyinka ayaa shahaadada gudoon siiyay Xildhibaan Ilyaas Sheikh Ahmed Ibrahim oo dhawaan ku guulays...
04/02/2023

Guddiga KMG ee doorashooyinka ayaa shahaadada gudoon siiyay Xildhibaan Ilyaas Sheikh Ahmed Ibrahim oo dhawaan ku guulaystay kursiga tirsigiisu yahay GSH # 147. Xildhibaan Ilyaas Allaha u fududeeyo waajibaadka Qaran.

07/04/2022
07/04/2022

Go’aanka Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka ee Heer Federaal (FEIT) ee Kuraasta la hakiyey:

Guddiga Hirgelinta doorashooyinka Heer Federal waxaa uu go’aamiyey in dib loogu noqdo doorashada dhammaan kuraastan, si loo saxo habraacii qaldamay. Iyadoo la tixraacayo habraacii doorashadii 2016kii ayuu guddigu dib ka soo sheegi doonaa qabashada doorashada kuraastan, goorta iyo goobta lagu qaban doono.

Address

Waaberi
Mogadishu

Telephone

+252616332646

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Avv Mowlid Matan Salad posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Avv Mowlid Matan Salad:

Share