17/08/2026
Hambalyo Aroos
๐๐ Hambalyo Aroos Wacan ๐๐
Maamulka, Macalimiinta iyo Ardayda Dugsiga Kaaraan Primary & Secondary School waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan Ustad Naciima Ibraahim Nuur, munaasabadda arooskeeda oo qabsoontay shalay oo taariikhdu eheed 16-08-2026.
Waxaan Alle uga baryeynaa inuu ku asturo nolol guur oo barwaaqo ah, jacayl, isfaham iyo farxad ku dheehan tahay, kana dhigo lammaanaha kuwo isku waara kheyr iyo wanaag kuwa noolaada .
ุจุงุฑู ุงููู ููู
ุง ูุจุงุฑู ุนูููู
ุง ูุฌู
ุน ุจูููู
ุง ูู ุฎูุฑ ๐คฒโค๏ธ
๐น Hambalyo, hambalyo, hambalyo Ustad Naciima! ๐น
Maamulka, Macalimiinta & Ardayda
Dugsiga Kaaraan Primary & Secondary School.