Omar Abdulkadir Ahmedfiqi for president

Omar Abdulkadir Ahmedfiqi for president Boga Rasmiga ah Ee Musharax Madaxweyne JFS Omar Abdulqadir Ahmedfiqi wuxaan ka qalin jebiyay kulliyada waxbarashada Lafoole1981.

Magaceeyga oo dhameeystiran waa Cumar Cabdulqaadir Axmedfiqi wuxaan dhashay 1959tii, wuxaana waxbarashada hoose, dhexe iyo sare ku qaatay Magaalada Muqdishu. Kolkaas kadib wuxaan Waxbarasho heer jaamacadeed ah ku qaatay waddamada Canada iyo America, wuxaan ku soo takhasusay Culuunta caafimaadka. Dalka wuxaan ku soo labatay nofember 2000, wuxaana qayb ka qaatay wax ka qabashada arrimaha Bulshada, s

ida Caafimaadka, Waxbarashada iwxm. Sidoo kale wuxaan Dalka ka asaasay Ganacsiyo kala duwan oo Dad faro badan ay ka faa’iidaysteen.

03/09/2026

Qatarka AS hadii ay ciidamada AUSOM ay ka baxaan dalka waxaa wax dhici karaa hadii aan qorsho cad dowlada waqtigeedu dhamaaday aysan la imaan

01/09/2026

Xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya maanta ka jirta, caqabadda ugu weyn waa muddo-xileedka Madaxweynaha oo dhammaaday, iyadoo waqtigii doorashada la qaban lahaa aan weli heshiis lagu ahayn.

Ma aqbali karno in khilaafka doorashada loo adeegsado cudurdaar lagu sii joogo xafiiska.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud waa inuu ixtiraamaa Dastuurka iyo sharciga dalka, maadaama muddo-xileedkiisu dhammaaday.

&


31/08/2026

Waxaan noqon doonaa madaxweyne u adeega dhammaan shacabka Soomaaliyeed, iyadoo aan loo eegin qabiil, deegaan, ama aragti siyaasadeed.

Waxaan rumeysanahay in wadahadal, is-qaddarin, iyo caddaalad lagu xallin karo kala aragti duwanaanshaha siyaasadeed.

| Doorasho nuucee ah ayeey rabaan mucaradka in dalka laga qabto?
&


30/08/2026

"Eeda looma sinna Madaxweynuhu wuux ku mashquulay sidii uu dalka ku sii joogi lahaa balse k**a shaqeyn sidii dalkaan wangaasi loo sameyn alaa maxaa dan u ah dalkaan"

&


Jimco wanaagsan dhammaan shacabka Soomaaliyeed iyo taageerayaashayda qiimaha badan.Alle ha inagu barakeeyo Jimcadan, han...
28/08/2026

Jimco wanaagsan dhammaan shacabka Soomaaliyeed iyo taageerayaashayda qiimaha badan.

Alle ha inagu barakeeyo Jimcadan, hana inaga dhigo kuwo dalkooda diintooda iyo dadkooda u adeega.


&

25/08/2026

"Waa arrin dambi ah oo barri lagula xisaabtami doono, dadkii ku lugta lahaa dhibaatadii & Baracinta shacabka danta yar lagu hayo waa fal dambiyeed wixii ka dhacay Yaaqshiid"

&


24/08/2026

“Waxaa soo dhaweynayaa Go,aankii Maxk**ada Sare ee Saakay Waa arrin Rajo ka muuqato Waana soo dhaweneynaa in la joojiyo Doorashadii macmalka aheyd ee aan aan ugu Magac darnay Doorashada Xasan sheikh”

&


23/08/2026

Waxaa ayaan-darro weyn ah in dhammaan wasiirrada iyo mas’uuliyiinta dowladda ay guryo waaweyn ka iibsadeen Nairobi, halka shacabka maanta la barakicinayo. Waa arrin u baahan in la isweydiiyo oo si dhab ah looga hadlo.

20/08/2026

Safarka madaxweyne Xasan Sheikh ee Galkacyo Waxa ay tilmaamaysaa in Madaxweynaha uu fashilmay. Waxa ay tilmaamaysaa in Madaxweynuhu uusan lahayn aragti dowladeed.

Waxa ay tilmaamaysaa in Madaxweynuhu uu gabay masuuliyaddii dalka ka saarnayd.
Dhibaatooyinka uu sameeyay ayaa sababay in hal magaalo oo leh laba maamul,uu isaga kala gudbi waayay labada dhinac.

&


19/08/2026

Suaala & Jawaab #6

Musharax Madaxweyne JFS Omar Abdulqadir Ahmedfiqi oo Ka Jawaabaya Suaalo ku jiray dood wadaag.

|Muxu yahay dhaqanka dowlada hadda jirta ee waqtigeedo uu dhamaaday sida ay ula dhaqanto mucaaradka ka aragti duwan?

&


Address

Howlwaadg
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Omar Abdulkadir Ahmedfiqi for president posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Omar Abdulkadir Ahmedfiqi for president:

Shortcuts

Share

Category