Kaamil Barista Academy

Kaamil Barista Academy Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Kaamil Barista Academy, Public Service, Damada Hodan iyo dagmada warta nabada, Mogadishu.

Si Aad uga Mid noqoto Guuleysta-yaasha Gaadhay Isku filnaanshaha kana Aflaxay Kaamil Barista Academy, Kaalay dhis mustaqbalkaaga Beri oo kusoo Biir kaamil Barista Academy Kana baro xirfad aad kaga baxdo shaqo la'aanta.

07/09/2026

Ka faa ideeso baqtiyanasiibkan sharudaha like
Share
Follow
Qabso
Nampar KAla xarir 0619016628AMa 859779. Ama 808437 DAgmada hodan iyo dagmada warta nabada

07/09/2026

MARTI SHARAF Safiyo Abdullahi farax

Waxaan si weyn ugu faraxsanahay ka qaybgalka

Safiyo Abdullahi farax oo ka mid ahaa martidii sharafta lahayd ee kasoo qayb gashay munaasabadda.

Joogitaankiisu wuxuu munaasabadda ku soo kordhiyey sharaf, dhiirrigelin iyo xasuus qiimo badan.

Mahad iyo qadarin ayaan u haynaa dhammaan martidii sharafta lahayd ee nala wadaagtay munaasabaddan.

KAAMIL TO THE WORLD

07/09/2026

MARTI SHARAF | hasan soya

Waxaan si weyn ugu faraxsanahay ka qaybgalka

Hasan soya oo ka mid ahaa martidii sharafta lahayd ee kasoo qayb gashay munaasabadda.

Joogitaankiisu wuxuu munaasabadda ku soo kordhiyey sharaf, dhiirrigelin iyo xasuus qiimo badan.

Mahad iyo qadarin ayaan u haynaa dhammaan martidii sharafta lahayd ee nala wadaagtay munaasabaddan.

KAAMIL TO THE WORLD

07/09/2026

Cabdi Nafaac Cali Cabdulle, oo ku hadlayay magaca Maamulka iyo Howl-wadeennada, ayaa soo jeediyay hadal muhiim ah oo ku saabsan munaasabadda, isagoo gudbinaya farriinta, hambalyada iyo mahadcelinta Maamulka iyo dhammaan Howl-wadeennada.

07/09/2026

HADAL-JEEDINTA ARDAYADDA zenab Ali Abukae

Waxaan idinla wadaageynaa qayb ka mid ah hadal-jeedintii quruxda badnayd ee ay munaasabadda ka jeedisay ardayaddu:
Zenab Ali Abukar
Waxay munaasabadda ku soo bandhigtay gabay xambaarsanaa xikmad, dhiirrigelin iyo farriin qiimo badan

Waxaan u mahadcelineynaa zenab dadaalkeeda, kartideeda iyo sida quruxda badan ee ay uga qayb qaadatay munaasabadda.

KAAMIL TO THE WORLD

07/09/2026

MARTI SHARAF Fowziyo cadaani Ahmed

Waxaan si weyn ugu faraxsanahay ka qaybgalka

Fowziyo cadani Ahmed , oo ka mid ahaa martidii sharafta lahayd ee kasoo qayb gashay munaasabadda.

Joogitaankiisu wuxuu munaasabadda ku soo kordhiyey sharaf, dhiirrigelin iyo xasuus qiimo badan.

Mahad iyo qadarin** ayaan u haynaa dhammaan martidii sharafta lahayd ee nala wadaagtay munaasabaddan.

KAAMIL TO THE WORLD

05/09/2026

HADAL-JEEDINTA ARDAYADDA AISHA SACIID OSMAN

Waxaan idinla wadaageynaa qayb ka mid ah hadal-jeedintii quruxda badnaydee ay munaasabadda ka jeedisay ardayaddu:
Aisha Saciid Osman
Waxay munaasabadda ku soo bandhigtay gabay xambaarsanaa xikmad, dhiirrigelin iyo farriin qiimo badan

Waxaan u mahadcelineynaa Aisha dadaalkeeda, kartideeda iyo sida quruxda badan ee ay uga qayb qaadatay munaasabadda.

KAAMIL TO THE WORLD

05/09/2026

MARTI SHARAF | DR. MOHAMED AWIL SHIDO

Waxaan si weyn ugu faraxsanahay ka qaybgalka

Dr. Mohamed Awil Shido oo ka mid ahaa martidii sharafta lahayd ee kasoo qayb gashay munaasabadda.

Joogitaankiisu wuxuu munaasabadda ku soo kordhiyey sharaf, dhiirrigelin iyo xasuus qiimo badan.

Mahad iyo qadarin ayaan u haynaa dhammaan martidii sharafta lahayd ee nala wadaagtay munaasabaddan.

KAAMIL TO THE WORLD

05/09/2026

HADAL-JEEDINTA GUDDOOMIYAHA AL-HILAL UNIVERSITY

Waxaan idinla wadaageynaa qayb ka mid ah hadal-jeedintii qiimaha lahayd ee uu munaasabadda ka jeediyey:
Mr. Abdifitah Noor Abdi
Guddoomiyaha Al-Hilal University
Hadal dhiirrigelin, aqoon iyo talooyin muhiim ah oo ku wajahan ardayda iyo bulshada.

Al-Hilal University . Taageerada aqoonta, horumarka iyo jiilka mustaqbalka.

KAAMIL TO THE WORLD

QAYBTA SAWIRRADA | TEAM-KA DHAANTADA Waxaan idinla wadaageynaa sawirradii quruxda badnaa ee Team-ka Dhaantada Muqdisho C...
04/09/2026

QAYBTA SAWIRRADA | TEAM-KA DHAANTADA

Waxaan idinla wadaageynaa sawirradii quruxda badnaa ee Team-ka Dhaantada Muqdisho Culture Academy. 🇸🇴

Farxad, dhaqan, hal-abuur iyo bandhig qurux badan ayaa lagu soo bandhigay munaasabadda.

Mahad iyo bogaadin dhammaan xubnaha Team-ka Dhaantada ee

ka qayb qaatay qurxinta iyo xasuusta maalintan qiimaha badan.
KAAMIL TO THE WORLD

Address

Damada Hodan Iyo Dagmada Warta Nabada
Mogadishu
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kaamil Barista Academy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category